Webmaster

Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya

Muqdisho 09. March 2017 (SDN/QJ):- Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa wali ku mashquulsan wadatashiyada ku aadan dhismaha Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo la filayo in maalmaha iyo saacadaha soo aadan lagu dhawaaqo.   Inta badan Wasiirada kamidka noqonaya Xukuumada cusub ayaa la sheegay in ay diyaarsan yihiin, waxaana wali harsan wasiiro yar oo wali wadatashiyo…

Read More

Duuliye Iloobay Waddista Diyaaradaha Oo Sababay Shil Diyaaradeed !

Choriham 09. March 2017 (SDN/QJ):- Duuliye Diyaaradeed ayaa iloobay sidii uu u wadi lahaa Diyaarad uu waday oo ahayd nooc ka mid ah noocyadii hore ee Diyaaradihii dagaalka la adeegsan jiray sanadadii Kontameeyadii Qarnigii hore, haddaba shilkan Diyaaradeed oo dhacay sanadkii 22kii bishii August ee sanadkii 2015kii, waxaanu ka dhacay Magaalada Choriham ee ku taala…

Read More

Maxaa ka jira in Xisaabaadkii Wasaaradaha dowlada Somalia ku lahaayeen Bankiga dhexe in la xanibay?

Muqdisho 09. March 2017 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay oo isa soo tarayey saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegayay in la xanibay akoonadii wasaaradaha xukuumada iyo maamulka gobolka Banaadir ku lahaayeen Bankiga dhexe ee Somalia.   Amar ka soo baxay raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayey wararku sheegayaan in lagu xanibay akoonadii wasaaradaha…

Read More

Shirkadaha Apple, Microsoft, Samsung oo War kasoo Saartay Warbixinta Wikileaks DAAWO

Washington 09. March 2017 (SDN/QJ):- Dhowr shirkadood oo la tilmaamay in CIA-da Maraykanku ay jabsadeen alaadohooda ayaa jawaab ka bixiyay warka lagu daabacay WIKILEAKS.   WIKILEAKS ayaa daabacday kumaanaan warbixin oo lagu tilmaamay in hay’adda sirdoonka Maraykanka ay horumarisay barnaamijyo wax lagu jaajuuso oo u sahlaya inay xogta kala bixi karto aladaha casriga ah sida…

Read More

Shirkadda Caanka ah ee NIKE oo soo saartay Xijaab Dumarka Ciyaartooyda Muslimka loogu talagalay

Oslo 09. March 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado badan oo ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaata ciyaaraha caalamiga ah, waxayna haatan suuqyada soo dhigtay xijaab ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb…

Read More

“Guurtida Waa In La Kala Diraa Oo Aanay Golaha Sii Joogin”Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi ayaa ka hadlay muddo kordhintii ay Guurtidu u sameeysay Xukuumadda, Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka, waxaanu sheegay in aanay haboonayn in Guurtidu wax ka bedesho heshiiskii Xisbiyada ee Komishanka iyo Madaxweynuhuna la ogaayeen. Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir…

Read More

Murashaaxa Madaxweynaha WADDANI oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Siyaasiyiinta iyo Xubnaha Golaha Dhaxe ee Xisbigaas ugu Jira Beelaha Harti+ SAWIRO

Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan hadhimo sharafeed ah u sameeyey siyaasiyiinta, xildhibbaanada iyo weli ba sida oo kale mas’uuliyiinta golaha dhaxe ee Xisbigaasi ugu jira beelaha Harti ee dega deegaanada bariga Somaliland. Kulankan hadhimo sharafeedka ah oo ay iskugu yimaadeen siyaasiyiin tira badan oo ka soo…

Read More

Ciidanka Booliska oo Hawl Gal Culus oo ay Xalay Fuliyeen Ku soo Qabtay Gaashaanle Yuusuf Cismaan Cali (Daanyeero) Kadib Markii uu Dhaawacay Taliye Saldhig & Askari Boolis DAAWO

Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Hawl gal Laxaadleh oo ay Xalay Ka Fuliyeen Magaaladda Hargaysa Waxay Gacanta Ku Soo Dhigeen Gaashaanle Yuusuf Cismaan Cali (Daanyeero) oo Laba Habeen ka Hor Ku Dhaawacay Kaalinta Sideedaad ee Xaafada Calaamadaha ee Magaalada Hargaysa,Iyadoo Markii Falku Dhacay uu Eedaysanaha Iyo Laba Wiil oo uu dhalay…

Read More

“Marka Dadka Xukunka Hayaa Ay Qayb Ummaddeena Ah Ku Sheegaan Soomaali-weyn, Waxay Dadka U Dadka U Bislaynayaan In Somaliland-nimada Laga Tago…” Cabdikariin Axmed Mooge

Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Somaliland Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ka digay dhibaatooyin Siyaasadeed oo uu sheegay in Qunsuliyadda Turkigu ku leedahay Hargeysa ku hayso Somaliland iyo Shacabkeedaba.   Cabdikariin Axmed Mooge waxa kale oo uu sheegay inay Hargeysa joogaan laba Qof oo Kenyaan ah, kuwaasi oo…

Read More

Warbixintii Ugu Naxdinta Badnayd ee Xaalada Abaaraha Hooyo Biyo Kulul Caruurta u Karisay Xili aanay Wax raashin ah u hayn!!! DAAWO

Ceerigaabo 08. March 2017 (SDN/QJ):- Xaalada abaareed ee Ka Taagan Goboladda Bari ee Somaliland ayaa Maraysa Heerkii ugu Xumaa,Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer Ku maraya Jiido Ka Tirsan Gobolka Sanaag ayaa La Kulmay Qoysas ay Saamayn Ku Yeelatay Abaartu.

Read More

Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo Ka Warbixisay Hawlgal Sahamin Shiidaal oo Laga Bilaabayo Gobolka Maroodijeex Iyo Hawd DAAWO

Hargaysa 08. March 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland ayaa Magaaladda Hargaysa Kaga Qayb galay Kulan ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland oo ay ka qayb galeen Madax dhaqameed Iyo Waxgarad ka soo Jeeda Gobolada Hawd Iyo Maroodi Jeex Kaas oo daaranaa Wacyigelinta Hawlgalka Shiidaal Baadhista.

Read More