Webmaster

Prof Ismaaciil Buubaa oo Sheegay in Kooxo Gaar ahi ay Danta Dalka Dhaafsadeen Dano Gaar ah,Qarankiina Af Libaax Galay

Hargaysa 04. March 2017 (SDN/QJ):- Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in dalku khatar ku jiro, waxaanu sabab uga dhigay inay Xukuumadda ku jiraan dad iyagu dan aan ka lahayn danta dalka, oo dantii guud ee dalka ka door biday dantooda gaarka…

Read More

Maxaa u Sabab ah in Madaxweyne Siilaanyo uu Ingiriiska Kula Kulmi waayo Xukuumadda Uk?

Hargaysa 04. March 2017 (SDN/QJ):- Labadii sannadood ee u dambeeyay waxa isa soo tarayay isbedel u muuqda mid aan u wanaagsanayn Somaliland oo ku soo kordhaya xidhiidhkii Somaliland iyo Ingiriiska. Ingiriiska ayaa lagu tilmaamaa dawlad siyaabo badan oo siyaasadeed, amni iyo diblomaasiyadeed u taageerta Somaliland, waxaanay taageeradani salka ku haysaa xidhiidhka guunka ah ee u…

Read More

”Wasaarad Kastaa Waxay Noqotay Dukaan Nin Leeyahay” Sheekh Aadan Siiro

Hargaysa 04. March 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay culayska ay leedahay Masuuliyaddu loo qaado Ummaddu. Sheekhu wuxuu is-barbar-dhig ku sameeyay sida Saxaabadii uu Rasuulku ku tarbiyadeeyay ku dhaqanka Shareecada Islaamku uga soo baxeen Masuuliyadihii ay Rasuulkeenna Muxamed (CSW) ka dib u qaadeen Ummadahoodii iyo sida…

Read More

Xukuumadda Oo Si Qarsoodi ah Shirkadii DP-World Ugu Wareejisay Dekeddii Berbera Iyo Buuq Ay Sameeyeen Shaqaalihii La Eryay Oo Shalay Mashquuliyay Berbera + Ciidamo Lagu Daad Gureeyay

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Wararka naga soo gaadhay Magaaladda Berbera ee Caasimada Gobolka Saaxil ayaa noo Xaqiijiyay in shalay Xukuumaddu si qarsoodi ah ugu wareejisay Maamulkii Dekeda Berbera Masuuliyiinta Shirkada DP-World oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Huteel Magaaladda Berbera kuyaala,Waxa kale oo ay Wararku sheegayaa inay Xukuumaddu shalay ciidamo xoogan ku daad guraysay…

Read More

“Madaxwayne Axmed Silaanyo Xilka Cid Ka Furdaamisa Ayuu U Baahan Yahay Ee Cid U Kordhisa Uma Baahna, Kuwa Ku Maxaafsanayaa Waa Cadaw Alle Haka Qabto”

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf oo loo yaqaano Mujaahid Cali Guray ayaa si ba’an u dhaliilay kooxo uu ku tilmaamay in ay magaca Madaxweyne Siilaanyo ku maxaafsadaan oo ay waliba muddo dheer oo kale ku sii maxaafsadaan oo uu ku tilmaamay in ay cadaw u yihiin Madaxweyne Siilaanyo loona baahan yahay…

Read More

Reerkii ay Ka Soo Jeeday Malxiisadii La Sheegay inay Nin Noqotay oo Warbaahinta la Hadlay Xog Cusubna soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay aad Looga hadal hayaa Somaliland Iyo Caasimada hargaysa Sheeko Ku dhacday Reer Cusub oo Aqal galay Kadibna la sheegay in Malxiisadii aroosada la raaciyey ay Nin Isu rogtay. Sawirkan Kowaad Waa Gabadha Saxda ah ee Malxiisada u ahayd Caruusada. Sawirkan Labaadna Waa Ninka Gabadha…

Read More

Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee Madaxtooyadda Ku Xidhan oo Golaha Guurtida Ka Dalbaday inay Mudo Kordhintooda Beri ee Madaxweynaha Ka Dhigaan Laba Sanno DAAWO

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalinta Beri oo Sabti ah Isha lagu hayaa Mudo Kordhin ay Golaha Guurtidu u Samayn doonaan Xukuumadda kadib markii la isku raacay in Doorashadii Madaxtooyaddu aanay Ku Dhici Karin Xiligii Loo Mudeeyay oo Ku Beegan Dhamaadka Bishan March,Waxay Xisbiyada Qaranka Iyo Komiishanku Ku Heshiiyeen in Doorashadu dhacdo Bisha October…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Sheegay inay Taageersan Yihiin Mudaharaadkii Shalay Ka Dhacay Magaaladda London & Mid Kaas La Mid ah oo Hargaysa Laga Qabanayo DAAWO

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan Taageersan Yihiin Mudaharaadkii Shalay ka dhacay London ee Lagaga Soo Hor Jeeday Saldhiga Mileteri. https://www.youtube.com/watch?v=Us65Twb3HoM

Read More

‘’ Ma Jiro Reer Dhaca ee Hebelo ayaa Doorashada Ku dhaca,Reerka aan Ka Soo Jeedana Balaayo Ka Maqan oo Madaxweyne ay Ku Doontaan Ma Jirto’’ Xamarje DAAWO

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Axmed Cumar X. C.laahi Xamarje Gudoomiyihii Hore ee Gobolada Maroodi Jeex iyo Togdheer haatana ka Mid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in loo baahan yahay Sidii Bulshadu u fahmi lahayd in Murashixiinta Doorashada ka Qayb qaadanaya Kuwooda dhaca iyo Beelaha ay ka soo Jeedaan Loo Kala Duwi…

Read More

Musharaxa Xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo Shir caalami ah Colombia kaga qayb gelaya

Colombia03March17(SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga  Cadaalada iyo Daryeelka  (UCID)Mudane Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee Xisbiga Siciid Ucid  oo mudooyinkii u danbeeyeyba safaro shaqo ku kala  bixinayey Qaaradaha Yurub iyo Laatin Ameerika ayaa ka qayb gelaya shir caalamiya oo Axsaabta Hantiwadaaga ah ee dunida maanta uga furmay magaalada…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Ku Fashilantay Hoos u Dhigida Sarifka Dollarka oo Gaadhay Meel La Yaab Leh,Qaraaradii Madaxweyne Siilaanyo oo Waxba Kama Jiraan Noqday & Guddidii Qaran ee La Dagaalanka Sicir Bararka oo La Baafinayo

Hargaysa 03. March 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha sarrifka Doollarka,ayaa halkii ugu sarraysay gaadhay tan iyo markii ay Xukuumadda Somaliland ka soo saartay go’aamada lagula dagaalamayo sicir bararka iyo iyo sarif bararka Dollarka isla markaana kor loogu qaadayay qiimaha shillilnka Somaliland. Kor u kaca sarifka ama isu-bedelka lacagta dollar-ka ee shillinka Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyey lagu…

Read More

Cali Khaliif Galaydh & Gudoomiye Ku Xigeenka Wakiiladda oo Shir ay Wada Yeesheen Go’aamo ka Soo Saaray

Xidh Xidh 03. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Xidhxidh ee gobolka Sool, shir isugu yimmi madax ka kala socota Maamulka kooxda  Khaatumo iyo Golayaasha Somaliland. Shirkaas oo bilow u ah sidii  loo midayn lahaa hoggaanka siyaasadeed ee dadka deggan Gobollada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle oo kaasoo ujeedadiisu ahayd sidii  meel looga wada abbaari lahaa  danaha…

Read More