Webmaster

Sheekh Berberaawi Oo Sheegay In Ganacsatadu Soo Waaridaan Raashin Khatar Ku Ah Caafimaafka, Dawooyinka Dhacana Dib Looga Iibiyo Shacabka DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Cabdillaahi Xasan (Berberaawi) oo ka mid ah Culimada reer Somaliland, ayaa canaan u jeediyey Ganacsatada Dalka, gaar ahaan kuwo soo waarida Cuntada, Daawooyinka iyo dharka. Sheekhu wuxuu sheegay in Ganacsatada Dharku ay Dalka keenaan Dhar uu sheegay inay waxyeelo ku yihiin Dhaqanka iyo Diinta Dadka Muslimiinta ah ee Reer…

Read More

‘’Indha kama laabanayno Abaaraha ka jira Somalia’’ Madaxweynaha dowladda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan

Ankara 06. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowladda Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dalkiisa uusan indha ka laaban doonin dhibaatooyinka abaabaraha ee ka jira dalka Soomaaliya.   War uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay Madaxweyne Erdoğan in shacabka iyo dowlada Turkiga ay si wadajir ah ugu gurman doonaan walaalahooda Soomaaliyeed ee u…

Read More

Donald Trump Awowgii Wuxuu Qortay Codsi uu Ku Baryay inaan La Masaafurin Hasa Yeeshee Wuu Ku Guul daraystay

Washington 06. March 2017 (SDN/QJ):- Mar kasta oo aad dib u daalacato taariikh nololeedka hore ee qoyska uu ka soo jeedo madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, waxa aad jawaabo u helaysaa su’aalaha tirada badan ee la iska weydiiyo sababta uu u neceb yahay soo-galaytiga. Aabihii waxa uu ahaa soo-galayti ka soo tacaburay dalka Jarmalka; hooyadiina…

Read More

Laba Dumar Ah Oo U Dhashay Dalka Canada Oo La 36sano Ka Hor Oo Haatan La Helay Iyaga Oo Nool !

Toronto 06. March 2017 (SDN/QJ):- Booliska Dalka Canada ayaa xaqiijiyey in la helay laba dumar ah oo 36 sano ka hor la waayay, isla markaana loo qaatay inay geeriyoodeen, labadan dumara oo walaalo ah ayaa la xaqiijiyay inay muddadaasi ku noolaayeen Dalka Maraykanka.   Labadan dumara ayaa la aaminsanaa inay geeriyoodeen oo ay gacanta u…

Read More

LaYaab: Nin U Dhashay Dalka Japan Oo Jarriidado Uu Gurgiisa Ku Ururin Jiray Sabab U Noqdeen Dhimashadiisa !

Japan 06. March 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Japan ayaa geeriyooday kadib markii ay dusha kaga soo dhaceen Jarriirado tira badan oo uu gurgiisa ku ururin jiray, kuwaasi oo la sheegay in aanay ahayn ku cilmiya ee ay ahaayeen kuwa gudbiya dhaqan xumo iyo waxyaabaha aan wanaagsanayn ninkan oo da’diisu ahayd 50 jir ayaa…

Read More

“Dhaliisha dib noogu dhiga” Madaxweyne Maxamed C.laahi Farmaajo oo Caawa Kulan La Qaatay Warfidiyeenka Somalia

Muqdisho 05. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan casho ah caawa kula qaatay magaalada Muqdishu baxda saxaafadda iyo Guddoonka ururka ay ku midaysanyihiin. Shirkan, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Guddoomiyaha golaha wakiillada Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, halka dhinca wabaahinta ay ka joogeen Xog-hayaha iyo guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta NUSOJ, wakiillo,…

Read More

Xildhibaan Dhakool oo Ka Hadlay Dil ka Dhacay Degmadda Kala Baydh ee Gobolka Sool,Cida Mas’uuliyadda lahayd & Eedo uu u Soo Jeediyey Wasiirka Gaashaan Dhiga Somaliland DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Dhakool Oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Waxa uu Maanta ka Hadlay Shaqaaqo Doraad ka dhacday Degmadda Kala Baydh ee Gobolka Sool oo Sababtay Khasaare Nafeed. Xildhibaan Dhakool ayaa Dhanka Kale Waxa uu Iftiimiyey Xaalada Amaan ee Guud ahaan Gobolka Sool, Iyo Wada hadalo ay dhawaan kula…

Read More

Marwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Dalka Ku Soo Dhaweysay Haweenayda Ganacsatada Caanka ah ee Qadan-Hoodo oo Ku Soo Biirtay Xisbiga Waddani SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):-Marwada Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Marwo Farduusa Maxamed Rooble oo ay weheliyaan hoggaanka garabka haweenka heer qaran, xildhibbaan Baar Siciid iyo weli ba mas’uuliyiin tira badan oo ka tirsan Xisbigaasi, ayaa saaka aroornimadii hore garoonka diyaaradaha ee Madaarka Hargeysa si ballaadhan ugu soo dhaweeyey Marwo Qadan Maxamed Cismaan(Qadan-Hoodo) oo ah haweenay…

Read More

Xidhiidhkii Dublamaasiyadeed ee u dhexeeyay Somalia iyo Imaaraadka Carabta oo Halkii Ugu Xumayd Maraya & Faa’iidadda Somaliland ka Heshay

Muqdisho 05. March 2017 (SDN/QJ):-Waxaa sii xumaanaya xadhiidhka u dhaxeeyay Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka Crabata, waxa ayna arintaasi keentay in Safriikii Dowlada Imaaraatka u fadhiyay magaalada Muqdisho si deg deg ah looga yeeray dalkiisa kuna laabtay. Dowlada Imaaraatka Carabta ayaa ka cadhootay go’aanka ay Dowlada Federaalka Soomaaliya uga soo horjeesatay in saldhiga Milatari ay ka dhigato…

Read More

Deegaanka Kala Baydh ee Gobolka Sool oo Rabshado Dhimasho Sababay ay ka Dhaceen & Sababta Keentay Shaqaaqada DAAWO

Kala baydh 05. March 2017 (SDN/QJ):- Degmada Kala baydh ee Gobolka Sool ayaa Waxaa ka dhacay Shaqaaqo dhimasho Sababtay Kadib Markii Ciidan ka tirsan Ciidamadda Qaranka Somaliland ay Nin Ganacsade ah oo Deegaankaasi ka soo Jeeda ilaa afar ruux ayaa ku dhimatay Shaqaaqadaas oo dadka deegaanku ka qayb galeen.

Read More

Tv-Ga Universal Oo Laga Joojiyay Inuu Ka Shaqeeyo Deegaanada Maamulka Puntland & Sababta Keentay oo la Shaaciyey

Garowe 05. March 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Puntland ee Soomaaliya ayaa deegaanadooda ka joojiyay inuu ka hawlgalo Telefishanka Universal. War qoraal ah oo uu saa saaray maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in sababaha looga joojiyay deegaanada Puntland ay tahay; iska hor keen dowladda iyo shacabka, khalkhal galinta amniga Puntland, warar been abuur ah oo uu ka faafiyay…

Read More

Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Mudaharaadkii Lidka Ku Ahaa Saldhigga Berbera Ee Ka Dhacay London DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa ka hadlay Mudaharaadkii lagu diidanaa Saldhigga Imaaraadku ku yeelanayo Berbera ee dhawaan ka dhacay Magaalada London. Afhayeenku wuxuu Jaaliyadda Somaliland ee London ku amaanay in aanay ka qayb-gelin Mudaharaadkaasi oo ka dhacay Duleedka Safaaradda Imaaraadku ku leeyahay London.

Read More

Yaa Yidhi Libaaxyada ma Fuuli karaan Geedaha Dushooda iyo Hilib loo saaray oo la isku dagaalay!! DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa qabo in Libaaxyada aysan kori karin geedaha dushooda waliba marka ay ku soo bursadaan looga bad baadi karo balse taas waxaa beeniyay Qabiiro ku taqsuusay Xayawaanaadka .   Koox Libaaxyo ah ayaa Hilibka neef ugaar ah waxaa loo soo saaray geed dheer dushiisa waxaana halgan iyo da´daal…

Read More