Webmaster

Hay’ad Somaliland Ka Hawl-gasha Oo Shaqaale Badan Uga Eriday Shaqooyinkii Ay Hayeen Tukashada Salaada Iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Ka Warbixiyey Arrintan

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Qoraalo sir ah oo dhawr nuqul ka kooban oo Cabasho ah oo Wargeyska Foore helay ayaa waxa ay shaqaalaha Hay’addaha DDG iyo DRC cabasho kaga muujiyeen Madaxda ajaanibka ah ee Hay’addahaasi oo qaab anshaxa ka baxsan u faro galiyay diinta Islaamka, Aflagaado ay diinta islaamka u gaysteen iyo Shaqaalihii Tukunayay…

Read More

‘’Yaa yidhi Soomaaliya kama soo rayn karto?. Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray”

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Soomaaliya waa markii labaad ee dawlad lagu doortay ama lagu dhisay dalka gudihiisa. Markii ugu horeysay waxa lagu doortay dawladda uu hogaaminayay Madaxwaynaha xilka ka degay, Xasan Sheekh Maxamuud. Sida la ogyahay Xasan Sheekh wuxuu ku soo baxay farogelin dibadeed isaga oon hore loogu aqoon siyaasadda ee markii ugu horeysay…

Read More

Odayaal Beesha Bariga Burco (H/Jeclo) Ka Tirsan Oo Ku Dhawaaqay In Ay Maamul Samaysan Doonaan Haddaan Degdeg Loo Fulin Dalabyo Adag Oo Ay U Direen M/Siilaanyo

Burco 12. February 2017 (SDN/QJ):- Afhayeen u hadlay Beesha uu ka soo jeedo alle ha u Naxariistee Marxuun Sarkaal Boolis Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud ee sannadkii hore lagu dilay Magaalada Berbera ayaa si adag uga hadlay go’aamo uu sheegay in laga soo saaray kulamo xidhiidh ahaa oo Beeshaasi (Habar jeclo) ay ku lahaayeen muddo badan deegaanada…

Read More

Mujaahid Xasan Guure oo Si Adag uga Soo Horjeestay Saldhiga Milatari ee Imaaraadka DAAWO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Xasan Guure oo ka mid ah halgamayaashii waaweynaa ee dalka, ayaa si adag jawaabo uga bixiyey hadalo ka soo yeedhay wasiirka Madaxtooyada oo sheegayey in uu dhinac ka yahay dagaalka siyaasaddeed ee ka socda dalalka Carabta, waxaana uu sida oo kale uu ku hanjabay in aanay marnaba aqbali doonin in…

Read More

Laba Dil oo Xalay Siyaabo Kala Duwan uga Dhacay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa & Xogaha Hordhaca ah ee Ka Soo Baxaya Dilalkaas.

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay Saacado Isku Xigi Magaaladda Hargaysa ka dhacay Laba Fal oo ay Ku Naf waayeen Laba Marxuun. Falka 1aad ayaaa Abaaro 8:30 Habeenimo ka dhacay Suuqa Gobonimo Gaar ahaan Meel aan ka fogayn Idaacadda Radio Hargaysa Kadib Markii Laba dhallinyaro ah oo Ku Hubaysan Mindiyo ay Weerar ku qaadeen…

Read More

Madaxweynaha Cusub ee Somalia oo Markii Kowaad Isagoon Xilka La Wareegin Booqda Xarunta Vila Somalia & Wixii uu Ku arkay DAAWO

Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa markii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ah waxa uu booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee dhawaan lagu wado in uu dego kuna shaqeeyo. Farmaajo iyo xubno kale oo la socday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynhii hore ee…

Read More

‘’C.weli Gaas Waxaan Leeyahay Carabtii ayaa na Fahamta Hadaanu Somaliland Nahay ee Inta aanu Rag Isaga Keen Dhiman Xaqul Qalinka Noo Soo Dir oo Gobolka Sool la Wareeg’’ Mujaahid Oto Biixi DAAWO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Ooto Biixi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadu uu Somaliland Geliyay Dagaal aanay Ka War qabin Golayaasha Sharci dejintu Kadib Markuu Sheegay in Somaliland Hiil la Garab Joogto Dalalka Suniga ee Duulaanka ku ah Dalka Yemen. Waxaa Kale oo uu Fariin u diray…

Read More

Nin U Dhashay Dalka China Oo Bartay Sharciga Si U Iskaga Difaaco Shirkad  Baabiisay Dhulkiisii Uu Beeran Jiray !

China 12. February 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka China ayaa ku guuleystay inuu iska Difaaco shirkad baabiisay dhul uu isagu lahaa oo uu beeran jiray, ninkan ayaa marka hore waxa uu ahaa beeralay, balse waxay dantu ku kaliftay inuu barto maadada Qaanuunka oo uu u bartay inuu iskaga Difaaco shirkada baabiisay dhulkiisa uu beeran…

Read More

Hoggaamiyaha koox Fanaaniin ah oo maraykan ah oo islaamay, haatana ka ganacsada dalka sucuudiga !

Washington 12. February 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Maraykanka oo la yidhaa Mudaac Bill, oo haatan ku sugan Dalkaasi Sucuudiga oo hore uga mid ahaan jiray fannaaniinta ugu caansan Maraykanka gaar ahaan heesaha loo yaqaano Raabka. Mudaac Bill oo wareysi siiyay shabakada wararka ee Al-arabiya Oo Wargeyska Himilo tarjumay ayaa waxa uu yidhi “Waxa…

Read More

Trump Oo Ku Eedeeyey Obama Inuu Heshiis La Galay Dawlad Magan Galisa Ururada Argagixisada Ah !

Washington 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee Dalka Maraykanka ayaa waxa uu eedayn cusub u jeediyay dadka ka soo hor jeeda go’aamadii uu soo saaray waxaanu u jawaabay dadka ku eedaynaya inuu xidhiidh la leeyahay Madaxweynaha Dalka Ruushka, waxa aanu ku cadeeyay qoraal uu ku soo bandhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka in aanu…

Read More

Madaxweynaha DDSI oo Maanta Qaabilaad u samaynaya Gudoomiyaha KULMIYE & Wefdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Jigjiga

Jig Jiga 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Ismaamulka dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa la filayaa inuu maanta kulan la yeesho wefdi uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi oo booqasho ku tegay caasimada Jigjiga, ka dib martiqaad kuu ka helay Mr. Cabdi Maxamed Cumar….

Read More

Soo Jeedka Ama Habeenkii Oo La Ogaaday Inuu Kor U Qaado Fikirka Iyo Caqliga Aadmiga !

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad ka mid tahay dadka soo jeedka badan amase aan hore u seexan habeenkii ha warwarin waxa laga yaabaa in soo jeedkaasi kor u sii qaado awooda fikirkaaga iyo firfircoonidaada. Deraasad cusub oo cinwaankeeda laga dhigay “Maxay dadka soo jeedka badani ugu caqli badan yihiin dadka kale” ayaa lagu…

Read More

Haweenka Reer Falastiin Oo Noqday Kuwa Ugu Isticmaal Badan Aaladda Internetka Iyo Bogaga Xidhiidhka Bulshada

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Wakhti isticmaalka aaladda Casriga ah ee Internetku dunida caam yeelay oo isticmaalkiisu heerkii ugu sarreeyey maalinba maalinta ka dambaysa sii marayo sidoo kalena uu kaba mid noqday nolol maalmeedka dadyowga dunida in badan oo ka mid ah ayaa la sheegayaa in haweenka waddanka Falastiin ay noqdeen kuwa ugu isticmaalka badan…

Read More

Layaabka Dunida: Hindhiso Sabab U Noqotay In Xabsiga Loo Taxaabo Gabadh Magac Weyn Dunida Ku Leh

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Wixii aad maqashaaba wixii kale ka darane maanta iyo qormadeena Layaabka Adduunka waxa aan ku eegi doonaa sheeko yar oo aad u layaab badan taasi oo ah Haweenay caan ah oo dunida laga yaqaano oo loo xidhay hindhiso kali ah inkasta oo warbaahintu sheegtay in ay haweenaydani markii ay hindhisadu…

Read More

Xogo Cusub: Boqorka Jilayaasha Filimada Hindiga Ee Shahrukh Khan Iyo Sida Uu Ku Gaadhay Halkuu Maanta Joogo

Delhi 12. February 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo Halyeyga Jilaha Filimada Hindiga ah ee Shahrukh Khan (SRK) uu sannadkan u dabbaal degayo Xuska Dhalashadiisa 52aad oo ku beegan Bisha siddeedaad ee sannadkan bal aan milicsi kooban ka eegno taariikhda iyo nolosha uu ninkan caanka ahi soo maray. Shahrukh Khan wuxuu ku caan yahay in loogu yeedho…

Read More

Garsoore U Dhashay Dalka Masar Oo Sheegtay Dhakhtarnimo, Sababna U Noqday Geerida Ilma Yar Oo Uu Dawooyin Qaldan Siiyay ! 

Qahira 12. February 2017 (SDN/QJ):- Xaaladaha aadka u layaabka badan ee ka socda Dalkaasi Masar ayaa waxa ka mid ah in Nin Loyar ahaa uu sheegtay inuu yahay dhakhtar, Ninkan ayaa waxa uu dhakhtar ka furtay magaalada Saytuun ee Dalkaasi Masar, waxaana loo keenay gabadh yar oo xaaladeeda caafimaad aad u liidato kadib markii waalidkii…

Read More

Ciyaartoy Halis Galiyay Garsoore Ciyaareed & Ciqaabta uu Mutaysanayo Sharci ahaan !

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Ciyaartoyga kubbada tennis-ka ee magaciisa la yidhaahdo Dennis Chabalo oo u dhashay Dalka Canada ayaa waxa uu  ku  tallaabsaday arrin aad u xun kadib markii lagaga guuleystay ciyaar uu ciyaarayay waxaanu kubbadii uu ku ciyaarayey Isha kala eegtay garsoosrihii hayay ciyaartaasi oo muddo daqiiqado ah ku jiray koomo garoonka dhexdiisa….

Read More

Halista Caafimaad Ee Barruurta Xad Dhaafka Ah & Digniinaha Caafimaad

Oslo 12. February 2017 (SDN/QJ):- Deraasad cusub oo dhawaan la shaaciyay ayaa lagu cadeeyay in dadka ka xishooda ama ka khajila barruurta xad dhaafka ah ee jidhkooda hadhaysay ay la kulmaan dhibaatooyin kale oo dhinaca caafimaadka ah sida xannuunada waddnaha oo kale.   Khubarada soo bandhigay deraasaddan ayaa waxay si dhab ah u xaqiijiyeen in…

Read More

Kulanka Maanta ee Madaxweyne Siilaanyo uu Ku Hor Tagayo Labada Gole ee Guurtida Iyo Wakiiladda,Dooda Gudoomiye Cirro ee Xaarantinimaynta Fadhigaas,Adkaynta Amaanka ee Cabsida Mudaharaadyo & Dareenka Shacabka!!

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Siilaanyo ayaa ayaa Maanta oo Axad ah Waxa uu hor tagayaa Fadhi wada jir ah oo ay leeyihiin labada gole baarlamaan ee guurtida iyo wakiiladda. Kulankan oo ay ujeedadiisu tahay inuu Madaxweynuhu labada gole u jeediyo Khudbad ka duwan tiisii Sannadlaha ahayd waxaana ku cad dalabka madaxweynaha arrimo Nabadgalyo…

Read More