Webmaster

Somaliland Iyo Khaatumo oo Ku Heshiiyey In Mar Kale Dib Loogu Shiro Jabuuti & Nuxurka War Murtiyeedka ay Kala Saxeexdeen

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxaa Si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Wadahadaladii Maalmihii u Dambeeyey uga Socday Somaliland Iyo Khaatumo ,waxan laga soo saray qoddob dhowra oo gaadhaya ilaa lix qoddob oo ay isku raaceen labada dhinacyada. Mas’uuliyiinta wadahadalka ka qeyb galay oo aanu wax ka waydiinay ayaa noo…

Read More

Maxaa laga bartay Doorashadii Taariikhiga ahayd ee lagu doortay Madaxweyne Farmaajo ?

Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Ololihii doorashada madaxtinnimada Soomaaliya iyo loollameyaashii tartamay iyo xildhibaannada baarlamaanka ee codeeyay iyo madaxweynihii hore oo aqbalay tirsigii looga badiyay ayaa dhammaantood ah isbeddel siiyaalku tixgelin doono oo waayo badan la xusuusnaan doono. Qaabkii ay doorashadii 8-da bisha labaad, 2017-ka, ay u dhacday baa ahaa mid si walba u qurxoonaa…

Read More

Dowlada Soomaaliya oo sanadkan Daabaceysa lacago cusub oo Shiling Soomaali ah & Sababta Xiligan Keentay

Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mudo labo sano ah ay soo wadeen daraasad iyo qiimeyn ku aadan sidii loo sameyn lahaa lacago cusub oo Shiling Soomaali ah.   Waxa uu tilmaamay Bashiir Ciise in hada howsho gabo gabo ay mareyso uuna…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo bixiyay Amar saameyn ku yeelanaya Qaar kamid ah Wasaaradaha Dowlada iyo Gobolka Banaadir!!!

Muqdisho 13. February 2017 (SDN/QJ):- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la xanibay Akoonadii Qaar badan oo kamid ah Wasaaradaha Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ku lahaayeen Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya.   Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la sheegay in uu amar ku bixiyay in la xanibo Akoonada ay Bangiga dhaxe…

Read More

Ma Laga Yaabaa In Dawladda Ruushku Ay Basaaska Edward Snowden Gacanta Ka Galiso Maraykanka ?

Moscow 13. February 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Ruushka ayaa muddooyinkan danbe adeegsanaysay basaaskii hore uga  tirsanaan jiray sirdoonka Dalka Maraykanka, kaasoo muddo sanado ah ku sugan dalkeeda oo aanay dib ugu celin dalka uu ka soo jeedo.   Mid ka mid ah masuuliyiinta Dalka Maraykanka isla markaana ka war haya arrimaha xassaasiyada leh ee ka dhexeeya…

Read More

Ururka Suxufiyiinta Aan Xudduuda Lahayn Oo Ku Eedeeyey Dalka Iran In Ay Cuno-Qabatayn Ku Hayso Saxaafada !

Tehran 13. February 2017 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta aan xudduuda lahayn ayaa ku eedeeyay Dawladda Iran inay cunoqabatayn Ba’an ay ku haysay Saxaafada ka hawl gasha Dalkeeda muddo 38 sano ah. Waxaanay ku cadeeyeen Bayaan ay soo saareen in Dalka Iran aanay ka jirin xoriyada dhinaca saxaafadu, waxaanay sheegeen in dhibaatada ugu badan ay soo gaadhay…

Read More

Dhakhtarad U Dhalatay Dalka Masar Oo Is Deldeshay, Whatts-App-Kana Ugu Dirtay Ninkeedii Sida Ay Isku Dishay !

Qaahira 13. February 2017 (SDN/QJ):- Baraha bulshada ee dadku ku wada xidhiidhaan ayaa waxa muddooyinkan danbe ku soo dadku ku soo bandhigayaan falal fool xun oo ay nafahooda kula kacaan sida muuqaalada iyaga oo qudha iska jaray. Haddaba, haweenay u dhalatay Dalka Masar oo dhakhtarad aheyd ayaa waxay isku deldeshay gurgieedii xilli uu Ninkeedu ka…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Fadhigii Maanta ee Labada Gole Dibada uga Baxay Isla Markaana Ka Hadlay Qaabkii Loo Maray Ansixinta Heshiiskii Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Bannaanka uga Baxay Fadhigii Maanta ee Labada Gole ee Baarlamanka ee Lagu Meel Marinayay Ansixinta Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga siinayo Magaaladda Berbera.

Read More

Muuqaaladii Maanta ee Fadhigii Wada Jirka ahaa ee Labada Gole ee Sharci Dejinta Somaliland ee Xukuumadu Kaga Xalaashatay Heshiiska Saldhiga Berbera SAWIRO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Fadhi Wada Jir ah ku Yeeshay Magaaladda Hargaysa Labada Gole ee Sharci Dejinta Somaliland ee Guurtida Iyo Wakiiladda. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Waxaana Madashaasi Khudbad ka Soo Jeediyey Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Taas oo Nuxurkeedu ahaa Sidii Labada Gole…

Read More

“Musharraxa KULMIYE Ee U Ololaynaya In Ciidamo Ajaanib Ah La Inna Dul Keenaa Malaha Dan Kama Laha Dalkan Iyo In Uu Talada Ku Soo Laabto Xaalkooduna Waa Shilimaad”..Siyaasi Siciid Sulub

 Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Siciid Sulub Maxamed, Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud ee Somaliland xukuumaddii Rayaale ahna masuul wakhtigan ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE ugu eedeeyey wareejinta Madaarka Berbera oo la hadal hayo in xukuumaddu saldhig ka samaysanayso isaga oo gaar ahaan Hogaanka xisbiga…

Read More

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Heshiiska Saldhigga Berbera Ee Imaaraadka Lagu Wareejinayo Ku Tilmaamay Mid Khatar Ku Ah Amaanka Iyo Ganacsiga Somaliland DAAWO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyey in ay halis weyn galinayso shacabkeeda marka laga hadlayo hadal haynta ku aaddan saldhigga Milatari ee ay xukuumadda Berbera ka siinayso Imaaraadka isaga oo sheegay in heshiiskaasi halis weyn galin karo…

Read More

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Haweenka oo Difaacday Hibaynta Madaarka Berbera iyo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka DAAWO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Amaal Xaaji Miisaan ayaa ka warbixisay Faa’idadda Maalgalinta Saldhiga Berbera u Leeyahay Bulshada Somaliland Iyadoo Haweenkana ugu Baaqday Inay Garab Istaagaan Mashaariicda Horumarineed ee dalka laga Suurtogelinayo

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Jujuub Kaga Xalaalaysatay Labada Gole ee Baarlamanka Heshiiskii Saldhiga Mileteri DAAWO

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Khudbad Nuxurkeedu ahaa Sidii Labada Gole ee Sharci Dejinta Guurtida Iyo Wakiiladu ugu Ansixin lahaayeen Heshiiska Xukuumadda ee Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=gIy5CBHKzxU

Read More

Dib U Milicso Halkii Marxuun Cigaal Ka Taagnaa Siyaasadda Cadaawadda Ah Ee Carabtu Ku Wajahaan Shacabka Somaliland Iyo Weedhihiisii Taariikhda Galay

Hargeysa 12. February 2017 (SDN/QJ):- Alle Ha U Naxariistee Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ahaana aasaasihii saldhigga u dhigay dawladnimada Somaliland iyo nabadaynteeda Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa lagu xasuustaa in uu ahaa siyaasi miisaan leh oo in badan ka war qabay aragtida dalalka Carbeed ka qabaan Somaliland iyo sida ay mar walba qaddiyaddeeda…

Read More

Ururka Islaamiga ee Al Islaax oo War kasoo saaray Doorashadii uu ku guuleestay Farmaajo

Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Ururka Islaamiga ee Geeska Afrika Al Islaax ayaa ka hadlay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Muqdisho ee lagu doortay Farmaajo, waxa ayna Hambalyo u direen Madaxweynaha cusub ee Somaaliya. Qoraalka kasoo baxay Ururka Al Islaax ayaa looga mahad celiyay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uu Ururku tilmaamay in ay…

Read More

Somalia:- Waa Maxay Sababta keentay in Madaxweyne la Dhaariyay la dejiyo kuna Shaqeeyo Hotel Kiro ah ?

Muqdisho 12. February 2017 (SDN/QJ):- Soomaaliya waxaa ka jira xilligan fowdo dastuuri ah, in sidaasi dhacdo, cid uunbaa u sabab ah, haddii aan qalad jirin sidee madaxweyne la dhaariyay uu dibadda uga joogataa madaxtooyada qaranka(Villa Somalia”?! Haddii ay tahay in madaxweynaha hore uu xil wareejin sameeyo, isla markaana uu muddo sii joogo madaxtooyada(Villa Somalia) maxaa…

Read More