Webmaster

Maxaad Ka Ogtahay Cuntooyinka Habeenkii Huradada Kuu Diida?

Sweden 12. February 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad habeenkii ka cabanayso hurdo yaraan amase ay hurdadaadu tahay mid googoos ah ogow in arrintaasi ay xidhiidh la leedahay cuntooyinka aad cunto xilliga cashada. Khubarada ka faalooda arrimaha caafimaadka ayaa waxay cadeeyeen in cuntooyinka ay ku badan yihiin Basbaaska iyo Protenis-ka aadka u heer sareeya iyo sidoo kale…

Read More

“Fadhiga Uu Madaxweynuhu Isku Yeedhay Golaha Baarlamaanka Waa Mid Dastuurka Baal Marsan..” Gudoomiye Cirro Oo Caawa Warbaahinta La Hadley DAAWO

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay mawqifkiisa ku aadan saldhiga Milatari ee Xukuumadda Somaliland ay dawladda Imaaraadka ka siisey magaalada Berbera, waxaana uu dheyda ka caddeeyey in uu si adag uga soo horjeedo arrintaasi isaga oo carabka ku dhuftay in…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Booqasho Ku Jooga Magaaladda Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya

Jig Jiga 11. February 2017 (SDN/QJ):-Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo u joogay magaalada Addis Ababa, ayaa soo gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta Deegaanka Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya maanta. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi oo ay wehelinayaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland…

Read More

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo dhaliilay saldhiga Militari ee Imaaraadku doonayo Xili Beri Madaxweyne Siilaanyo Ku Talo Jiro inuu Ka Xalaaleeyo Labada Gole ee Sharci Dejinta Somaliland

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):- Xisbiyadda mucaaradka iyo xildhibaanada golaha wakiiladda qaarkood ayaa si weyn u dhaliilay heshiishka maalmihii u dambeeyey la hadal hayey inay xukuumadda Somaliland la gashay Imaaraadka Carabta oo ay saldhig ka dhiganayaan garoonka magaaladda Berbera. Odayaal, madax dhaqameed iyo siyaasiyiin ayaa xukuumadda ugu baaqay inay ka noqoto heshiishkaasi saldhiga militari oo…

Read More

“Iyadoo La Keeno Heshiis Cad Mooyaane, La Aqbali Maayo Saldhigga Berbera Xitaa Haddii Lacag Lagu Ansixiyo” -Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale ka digay Saldhig Milletari oo Dawladda Imaaraadku ku yeelato Magaalada Berbera ee Somaliland, kaasi oo uu ku tilmaamay Dagaal aan Waddo lahayn. Sheekha oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay ku soo qaatay Ahmiyadda uu Islaamku siiyey Wada-tashiga, ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya…

Read More

Banaan bax weyn oo maanta ka dhacay Muqdisho iyo Masuuliyiin ka qeyb gashay DAAWO/SAWIRO

Muqdisho 11. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta Taalada Dal jirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho lagu qabtay banaan bax aad u weyn oo lagu taageerayay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Banaan baxa uu soo abaabulay maamulka gobolka Banaadir waxaa kasoo qeyb galay dadweyne aad u tiro badan oo ka kala yimid 17-ka degmo ee…

Read More

Guddoomiye Cirro Muxuu Ka Yidhi Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya?

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee loo doortay dawladda dalkaasi Somaliya Md.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana uu sheegay in aanay jirin wax cabsi ah oo laga qabo karo madaxweynahaasi isaga oo dhanka kale na u rajeeyey in uu sii wadi…

Read More

Oday dhaqmeedka Gobolada Galbeedka S.land Oo Ka Digay Dhibaatada Ka Dhalan Kartaa Saldhiga Milatari Ee Imaaradku Doonayo In Uu Ka Hirgeliyo Magaalada Berbera DAAWO

Boorama 11. February 2017 (SDN/QJ):- Odayaasha dhaqanka ee Gobolada Galbeedka S.land ayaa Cod Dheer Waxay Kaga Digeen Dhibaatada uu Somaliland u Horseedayo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku ka dalbaday in laga Siiyo Magaalo Xeebeedka Berbera Waxayna Fariin u direen Xukuumadda Somaliland.

Read More

Nuxurka Wadahadalladii Dhexmaray Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya iyo Weftiga Somaliland ee Guddoomiyaha KULMIYE SAWIRO

Addis Ababa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal-wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Hailemariam Desalegn iyo wefti ka socda Somaliland oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan meeqaamkiisu sarreeyo oo ay ku yeesheen qasriga Madaxtooyada looga taliyo waddanka Itoobiya Khamiistii waxay kaga wadahadlay arrimo ku saabsan xoojinta iskaashiga iyo xidhiidhka ka dhexeeya labada dal….

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ah tagay Villa Somalia Kulan gaar ahna la qaatay Madaxweynaha Xilka ka Sii Degaya SAWIRO

Muqdisho 11. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta markii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ah waxa uu booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee dhawaan lagu wado in uu dego kuna shaqeeyo. Farmaajo iyo xubno kale oo la socday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynhii hore ee Soomaaliya…

Read More

”Ma Jiro Qodob Sharci oo Guurtida iyo Wakiiladda ka Dhaxaysiinaya Gelista Heshiisyada Caalamiga ah ee Xukuumaddu Gasho Waxa Awood u Leh oo Qudha Golaha Wakiiladda” Xildhibaan Qabile DAAWO

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda ayaa Cadeeyay in aanu Jirin Qodob Labada Gole ee Guurtida Iyo Wakiiladda ka dhaxaysiinaya Gelista Heshiisyada Caalamiga ah ee Xukuumaddu Galayso.  

Read More

Wasiir Caddaani oo Ka Warbixiyey Waxyaabaha uu Somaliland u Horseedayo Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Iyo Khudbada Beri ee Labada Gole DAAWO

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland md,Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo  shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta ayaa waxa uu kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin kulanka madaxweynaha iyo labada aqal baarlamaan iyo xukuumada cusub ee loo doortay dalkaasi soomaaliya ee aynu jaarka nahay. Waxana uu jawaabo adag ka…

Read More

Kulanka Beri ee Madaxweyne Siilaanyo uu Ku Hor Tagayo Labada Gole ee Guurtida Iyo Wakiiladda & Shacabka oo Daymo Gaar ah u leh

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Siilaanyo ayaa wuxuu Axadda beri kulan la yeelanayaa labada gole baarlamaan ee guurtida iyo wakiilada, waxaana laga yaabaa inuu noqdo kulankii u dambeeyay ee uu wada jir ula yeesho labada gole, maadaama dabayaaqadda sannadkan ay doorasho aanu ka qayb galaynin dalka ka qabsoomayso. Kulankan oo ay ujeedadiisu tahay inuu Madaxweynuhu…

Read More

”Waxaan Arkayay Rag Leh Dagaalka Dhex Kama Nihin,Ma Ogi Goor uu Dalkeenu Qaatay Dagaal aan Dalkeena Lagu Dagaalamayn” Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan

Hargeysa 11. February 2017 (SDN/QJ):-Hoggaamiyaha xisbiga Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo jeediyay in la joojiyo in saldhig milatari dawladda Imaaraadka Carabta laga siiyo madaarka Berbera. Hoggaamiye Xirsi oo shalay u waramay weriye Badri Koosaar oo ka tirsan Star TV, wuxuu soo jeediyay inaan balaayo loo yeedhan oo aan Somaliland si fudud loo…

Read More