Webmaster

Guddoonka Baarlamanka oo kulan xasaasi ah la qaatay Guddiga doorashooyinka dadban & Arrimaha Laga Wada Hadlay

Muqdisho 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo uu wehliyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa kormeeray xarunta guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayagoo…

Read More

Soomaaliya: Maamulka Degmada Balad-Xaawo Oo Amaawiir Adag Ka Soo Saaray Guurka Qaaliga Ah, Markii La Faro-xumeeyay 155 Gabdhood

Balad-Xaawo 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Dalka Soomaaliya, ayaa Amaawiir muhiim ah ka soo kharasha ku baxa Guurka. Maamulka ayaa sheegay in sidan ay u samenayaan si loo fududeeyo Guurka Hablaha oo Ragga deegaankaasi uu Kharash badan kaga bixi jiray. Maamulku sheegay in Gabadha ama haweeneyda la guursanayo ay leedahay…

Read More

Dooni ay Saarnaayeen In Ka Badan Boqol Qof oo Tahriibayaal ah oo Ku Degtay Xeebaha Libya,Tirada la Badbaadiyey & Caqabad Soo Wajahday Kooxaha Gurmadka

Roma 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dooni ay saarnaayeen Muhaajiriin Nolol raadis ah oo Kor u dhaafaya 100 qof ayaa ku degtey badda Libya, waxaana warar hordhac ah oo ay wakaaladaha wararku Faafiyeen ay sheegayaan in illaa haatan la badbaadiyey afar qof oo keliya oo ka mid ahaa dadkii doonidaas saarnaa. Illaa sideed meyd ah ayaa…

Read More

Mareykanka Oo Ka Digay Weeraro Al-Shabaab Ka Geystaan Dalka Kenya & Meelaha Bartilmaameedku Yahay

Washington 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Mareykanka ayaa Kenya uga digtay suura galnimada weeraro Al-shabaab qorsheynayaan in ay ka geystaan gudaha dalka Kenya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Mareykanka. Warka ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay inay jirto cabsi laga qabo weeraro Al-shabaab ka geystaan magaalooyinka dhaca xeebaha dalka Kenya. War ka…

Read More

Madaxweyne Silaanyo Oo Miisaaniyadii Maxkamadaha Hoose Ka Hoos Saaray Wasaaradda Caddaaladda & Wasaaradda Caddaalada oo laga Jaray Qaybtii Garsoorka

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa soo saaray wareegto uu miisaaniyadii maxkamadaha hoose ee dalka uu kaga hoos saaray Wasaaradda Caddaaladda, islamarkaana uu ku hoos geeyey Maxkamadda Sare ee JSL. War-saxaafadeed lagu cadeeyay wareegtadaasi ayaa u dhigneyd sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu wareegto madaxweyne…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ahna musharaxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa xubin cusub oo la yidhaa Xuseen Aadan Cade u magacaabay guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Xisbiga Kulmiye. Qoraal lagu cadeeyey magacaabistan ayaa waxa uu u dhignaa sidan:- Ku: Xuseen Aadan Cadde                                                                        =Hargeysa =   Og: Golaha Dhexe ee…

Read More

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Saldhiga Mileteri ee ay Siisay Imaaraadka & Fashil Ku Yimid Heshiiskii DPW ee Berbera DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland iyo Saraakiisha Xisbiga Waddani ayaa Dhaliilo adag ugu soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Heshiiska Saldhiga Mileteri ee ay ka siisay Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=Dj7ubXy3NEg

Read More

C.laahi Jawaan oo Komiishanka Doorashooyinka Ku Dhaliilay ka Go’aan qaadasho La’aanta Qabsoomida Doorashada DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha Madaxweynaha Somalilad ee Arrimaha Doorashooyinka, Mudane Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan), ayaa Komishanka doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay go’aan jileec iyo in ay ka gaabiyeen waajibaadkii loo igmaday. Cabdillaahi Jawaan waxa uu Komishanka doorashooyinka u soo jeediyay in ay qaataan go’aan adag oo ku salaysan caddaalad. Waxa kaloo uu talo…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Cadeeyay in Doorashada Madaxtooyadu ay Dib u dhacday DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Abwaanada Somaliland. Waxa uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xusay inaanay Doorashadu dhacayn Isla Markaana ay Mas’uuliyada arrintan qaateen Labada Xisbi Mucaarid. https://www.youtube.com/watch?v=EiDkLzRX4l4

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi oo Sheegay in Xisbiga Kulmiye la Wadaago Labada Xisbi Mucaarid Duruufaha qalafsan ee Abaarta dalka ka Jirta & Dhego Nugayl uu Xisbigiisu Muujiyey DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka warbixiyey Kulan ay Maanta Murashixiinta Sadexda Xisbi qaran la Yeesheen Haldoorka Abwaanada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=V0jfAUCxVCw

Read More

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Kulan ay Maanta La Qateen Haldoorka Abwaanada Somaliland Kana Hadlay Mawqifkooda Qabsoomida Doorashada & Qoraal Mucaaridku Maanta u Gudbiyeen Komiishanka DAAWO

Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Maanta ka hadlay Kulan ay la Yeesheen Hal doorka Abwaanada Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=sZmdJl-hJCI&feature=youtu.be

Read More

Afar Murashax oo u Taagan Doorashada Madaxtinimo ee Somalia oo War Murtiyeed Ka Soo Saaray Kampala, Cod dheerna kaga Digay Dawlado Farogelin Ku hayaa Doorashada Somalia & Qodobo Kale AKHRISO+DAAWO

Kampala 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afar murashax oo kamid ah mas’uuliyiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Somalia, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shir ay ku yeesheen magaalada Kampala ee dalka Uganda oo ay uga hadlayeen doorashooyinka dalka. Murashaxiinta kala ah; Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cabdulqaadir Faarax Shirdoon Saacid, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Farole iyo Cabdinaasir Maxamed…

Read More

Gudoomiye Jawaari oo beeniyay inuu khadka teleefonka uga qayb galay kulan Madashu ka yeelatay Xiisada Galmudug Isla Markaana Cadeeyay in Madashu Xiligan aanay Waafaqsanayn Distoorka Somalia

Muqdisho 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Barlamanka Federaalka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay inuu khadka taleefonka uga qayb galay shir hogaamiyaasha Madashu ka yeesheen xaaladda murugsan ee maamulka Galmudug 11-12 bishan.   Jawaari, oo bartiisa Twitterka ku baahiyay qoraal kooban ayaa sheegay inuusan kamid ahayn dadkii kulankaas ka qayb galay oo ka hadlay…

Read More

Digniinta Baarlamanka Soomaaliya, Damaca Dawladuhu ku qaybsadeen,Saadaasha Mas’uulka Noqon doona Madaxweynaha 4aad ee Somalia & Doorka Baahida Waddaniyadda!

Colombo 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xog Xasaasi ah oo loogu digaysa Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya iyo Sida Dawladuhu Dalka u Qaybsadeen! Sadqayntii Jamaal Cali Xuseen siday ugu Sacab-tuntay Dawladda Itoobiya? Warbixin Xiiso leh oo uu qorey Sarkaal Ruug-caddaa Sirdoon ah Dabayaaqadii sannadkii tagay ayaa waxaa Telifoon iisoo diray Taliyaha Amniga Dal Carabta Afrikaad ah oo…

Read More

Maandooriye Si Cilmiyeysan Loo Soo Qariyey oo Gacanta Lagu soo Dhigay & Ciidamada oo la Yaaban Farsamada la adeegsaday DAAWO

Wajaale 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa waxa Somaliland ku soo badanaayay maandooriyaha loo yaqaan khamriga kaasi oo si joogto ah dalka uga soo gala dhinaca xuduudka dalka Itoobiya, Ciidamada Booliska Wajaale ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriye si la yaableh loo soo qariyey isla markaana ay ciidamadu la yaabeen qaabka loo soo…

Read More