Dadweyne Mudaharaad Kaga soo Hor-jeedsaday Taawar Cusub oo TELESOM ka Taagayso Xaafad ku Taalla Hargeysa
Hargaysa 15. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha xaafada Gol-jano ee degmada 26-ka June ee caasimadda Hargeysa, ayaa laba jeer oo kala duwan Khamiistii iyo habeen hore ka mudaharaaday Taawar oo isgaadhsiineed oo shirkadda TELESOM ka taagayso xaafadaas oo bulshadu ku badan tahay. Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa baloodh dhul ah ka iibsatay xaafada Gol-jano dhexdeeda, waxaanay…
