Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Baarlamanka Somalia Mahad Cabdule oo Bannaanka Soo Dhigay Sita ay Qarin Jireen Murashixiintu DAAWO
Muqdisho 13. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mahad Cabdule Cawad oo Ku Guulaystay Doorashadii Shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho Isla Markaana loo doortay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka ayaa ka hadlay Dareenkiisa. Waxaa uu sheegay Mudane “Cawad” in Xildhibaanada Cusub ee dhawaan lagu soo doortay Xarumaha Maamul Goboleedyada Dalka ay cashir lama iloobaan ah…
