Madaxweyne Axmed Siilaanyo & Mas’uuliyiin Ka Tirsan Golayaasha Qaranka oo Ka Qayb Galay Aaska Marxuun Maxamud Axmed Xirsi Dhool Dahable DAAWO
Hargaysa 14. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo oo ay wehelinayeen Madaxda xisbiyada Qaranka, Xildhibaano, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, taliyayaasha ciidamada Qaranka iyo dadweyne aad u faro badan ayaa maanta Magaalada hargaysa kaga qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool dahable) oo maanta lagu aasay magaalada…
