Webmaster

Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Afar Geesood ah oo u dhexeeyay Komiishanka Doorashooyinka & Sadexda Xisbi qaran? DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa ka warbixiyey Kulan Maanta dhex Maray Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi iyo Komiishanka Doorashooyinka Isla markaana lagaga hadlayay arrimo ku taxaluqa qabsoomida doorashada Madaxtooyada. https://youtu.be/nw0SPSrfAQw

Read More

Aas Qaran oo Magaaladda Burco Loogu Sameeyay Gudoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday DAAWO

Burco 07. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Burco Aas Qaran loogu Sameeyay Alle Naxariistiisi Janno ha ugu Deeqee Gudoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis Saalax Xaaji Xasan Kadib Markii uu doraad ku Geeriyooday Shil baabuur oo ka dhacay Jidka isku Xidha Magaalooyinka Berbera iyo Burco.  

Read More

”Wakhtigii Ololaha Doorashada lama Gaadhin In Axsaabta Qarankuna Farta Isku fiiqaan Way Reeban Tahay” Wasiirka Gaashaandhiga

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay kulanka maanta ee Komishanka doorashadu  iskugu yeedhay Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada u matalaya Saddexda Xisbi Qaran, waxaanu sheegay inuu rajaynayo in kulankan natiijo la isku af garto ka soo baxdo. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, oo Wargeyska Geeska…

Read More

Sirdoonka USA: Putin wuxu doonayey inuu “Trump caawiyo” & Dooda Madaxweyne Donald Trump

Washington 07. January 2017 (SDN/QJ):-Warbixin sirdoonka Maraykanku diyaariyeen ayaa sheegtay in madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, isku dayey inuu Donald Trump ka caawiyo sidii uu ugu guulaysan lahaa doorashadii madaxtinimada. Warbixintan la shaaciyey waxay sheegtay in hogaamiyaha Ruushku “amar” ku bixiyey in la bilaabo olole looga dan lahaa in doorashada lagu saameeyo. Moscow warbixintan kamay hadal laakiin…

Read More

Hooyo Danyar Ah Oo Ka Jawaabtay Eedo Uga Yimid Wasiirka Waxbarshada Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Muna Maxamed Jaamac oo ah hooyo danyar ah isla markaan dhawaan laga sii daayay warbaahinta iyadoo ka cabanaysa lacagta laga qaado dugsiyada dowladda ayaa wasiirka waxbarashada oo hadalkeeda ka jawaabayaa ku sheegay inay tahay haweenay ku shaqaysatay arrintan, waxaana hooyadani oo maanta warbaahinta la hadashay ay sheegtay in wasiirka waxbarashada…

Read More

Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Ucid Iyo Waddani oo Shalay Yeeshay Kulan Foolka Fool ah

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):-Murashixiinta mucaaradka ah ee xisbiyada Waddani iyo UCID Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa muddo dheer ka dib shalay kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Hargeysa. Kulankan oo aan wax war ahi ka soo bixin, ayaa waxay warar xogogaal ahi Geeska Afrika u sheegeen inay labada…

Read More

Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka HRW Oo Si Adag Uga Haddlay Falalka Lagula Kacay Qaar ka Mid ah Shabakadaha Wararka DAAWO

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka HRW Oo Si Adag Uga Haddlay Falalka Lagula Kacay Qaar ka Mid ah Shabakadaha Wararka oo Mid ka Mid ah Shirkadaha Isgaadhsiintu ay Xayiraad ku Soo Rogtay Isla Markaana aan Laga Booqan Karin Internetkooda. https://www.youtube.com/watch?v=Hrmg1Fst9pE  

Read More

Sheekh Aadan Siiro oo Ka Digay In La Shaasheeyo Heshiiskii Ummada Somaliland Ku Dhisteen Qarankooda

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka digay in la buriyo Heshiiska Reer Somaliland ka dhexeeya ee lagu dhisay Dawladnimada iyo Hanaanka Is-maamul ee 26-tan jirsaday. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Ahmiyadda Muslimku siiyey ilaalinta Heshiiska iyo Axdiga Ummaddu wada gasho, ayaa wer-wer ka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u diray Ciidanka Qaranka Iyo Qoyskii uu Ka Baxay Abaanduulihii Ciidamada Qaranka oo Geeriyooday

Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Abbaanduulihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland, Marxuum Sareeyo guuto Cabdilaahi Xaaji…

Read More

”Anigu Ma Baqo, Walaahi in aydaan maydkayga ku soo dhawaan karin iska daa aniga oo noole,Maalintii Xisbi Habar Yoonis ahi Soo Baxay Odhan Maayo… ” Wasiir Caddaani DAAWO

Burco 06. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani) ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE aanu uga bixi doonin hanjabaado ay u soo diraan taageerayaasha xisbiga WADDANI, kuwaasi oo ugu hanjabay in ay khaarajin doonaan haddii uu ka waantoobi waayo xisbiga KULMIYE ee uu ka tirsan yahay. Cismaan…

Read More

“Muuse Cabdalaa isoo galay iyo Reer Samatar baa isoo galay Waxaas Waa Wax Laga Xishoodo Weeye Dalka Subeer-awal iyo Garxajis ma lahe Somaaliland baa wada leh Ninkii Doonaya….” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa lagu soo dhaweeyay Hargeysa isagoo Mudo Dibada ugu Maqnaa Safar Shaqo. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa Dhaliilo Xoogan u Soo Jeediyey Hogaamiyeyaasha Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani. “ Waa Inoo Kow, Waana Wax Siyaasadeena Ku Soo Kordhay, Gudoomiye Watta Wasiiro Aanu…

Read More

In ka badan 20- Xildhibaan oo isku soo sharaxay Gudoonka Baarlamaanka (Akhriso Magacyadooda oo Dhameestiran)

Muqdisho 06. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Galab la Diiwaangeliyey Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labadiisa ku-xigeen.   Musharaxiinta u taagan Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ayaa waxaa ku jira kuwa saameyn badan ku dhax leh gudaha Baarlamaanka, waxaana Musharaxiinta qaarkood gaar ahaan tan Gudomiyaha Baarlamaanka kala wata Musharxiinta u taagan…

Read More

Qiso Naxdin Badan Waa Wiil Reer Jabuuti Ah Oo Hooyadii, Aabbihii Iyo Saddex Hablood Oo La Dhashay Toorey Qudha Kaga Jaray, Booliskana Isku Dhiibay 

Jabuuti 06. January 2017 (SDN/QJ):- Wiil Dhallinyaro ah oo ku nool Xaafadda 7-aad ee Magaalada Jabuuti, ayaa si Arxan darro ah Toorey Nafta kaga qaaday oo Dilay Dhammaan Qoyskiisii, sida Aabbihii, Hooyadii iyo Saddex Hablood oo Ay Walaalo ahaayeen. Sidaana waxa baahiyey Telefiishanka Dawladda Jabuuti ee RTD oo soo xiganaya Ciidammada Booliiska. Gacan ku-dhiiglaha ku…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Garawso Gefkaad Nolosha ka Gasho”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Xog waran Ku Saabsan Hay’ad Waddani ah oo Dalka Ka Bilowday Mashruuc Ku Saabsan Sidii Caruurta Reer Miyiga ahi u Heli lahaayeen Aqoon Waxbarasho & Guulihii ay Gaadheen

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):-  Khadar Aw Xirsi Askar waxa uu yahay Gudoomiyaha Hay’ada Samo Falka Waddaniga ah ee Al Nahda oo Fadhigeedu yaahy Caasimada dalka ee Hargaysa Isla Markaana Wax ka qabata Sidii ardayda reer Miyiga ah ee aan aqoonta helin loogu samayn lahaa Goobo wax lagu baro Xili kasta Gu’u Iyo Jiilaalba ….

Read More

Run Dabadeed ( Post-Truth) Waa Dhaxalkii Sannadkii Tegay ee 2016 & Faaqidaadii Xasan Cumar Hoori

Hargaysa 06. January 2017 (SDN/QJ):- Sannadkii tegay 2016 waxaa loo arkay mid aad u kadeed badanaa. Sidaa awgeed, qof kastoo waxgarad ah waxaa uu ka ducaysan jiray harraatidiisa. Hooggu kuma uu koobnayn falalkii argagaxiso ee ka dhacay Xalab (Suuriya), Kabul (Afghanistan), Baqdaad (Ciraaq), Lahore (Pakistan), Nice (France), Brussels (Belgium), Orlando (Maraykan), iyo meelo kale oo…

Read More