Hargaysa 07. January 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa ka warbixiyey Kulan Maanta dhex Maray Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi iyo Komiishanka Doorashooyinka Isla markaana lagaga hadlayay arrimo ku taxaluqa qabsoomida doorashada Madaxtooyada.
https://youtu.be/nw0SPSrfAQw
