Somaliland iyo Khaatumo oo Hadallo isku lid ah kaga Jawaabay Derajada ay ku Wadahadlayaan
Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Guddoomiye u ahaa Guddiga Somaliland u metelaysa Wadahadalka Khaatumo ku dhex-maray Addis Ababa toddobaadkii hore, ayaa faahfaahiyey qaabka ay u wadahadlayeen inay tahay sidii laba maamul sida ay Khaatumo sheegtay, balse waxa uu ku dooday inaanay sidii laba Maamul u wadahadal…
