Gudoomiyaha Gobolka Hawd & Mas’uuliyiin Wehelisa oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Ka Tirsan Gobolkaas
Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Hawd Ibraahin Xasan Cali, Iyo Wafi Uu Hogaaminaayo Ayaa Kormeer Ku Tegay Degmada Sayla Ee Hawd, halkaas oo ay u kuurgalaayn xaladda Abaaraha ee Dad Iyo Duunyo. Badhasaabka oo ay waftigan Ku wahelinayaan Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Hawd Gashaanle Dhexe Axmed Cabdilaahi. Guddoomiyaha Maxakmadda, Taliyaha Xabsiga Baligubadle, iyo…
