Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Puntland Aanay Deegaannada Xuduudka Ku Yaalla Xoog Iyo Siyaasad Kaga Qaadi Karin Somaliland
Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, ahna Musharraxa Madaxweynah ee Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay Masuuliyiinta Reer Somaliland ee Xilalka ka haya Dalka Soomaaliya. Faysal oo Wareysi siiyey Telefiishanka Universal, ayaa sheegay in Dadka u dhashay Somaliland ee xilalka ka haya Soomaaliya, ayaanay wax xidhiidh ah la lahayn Somaliland,…
