Webmaster

Madaxweyne Qirtay in Diyaarad Hawada Mareysa uu Ka soo Tuuray Dad Musuq maasuq Sameeyay

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dalka Filibiin oo ah nin ad adag dagaal xoogana kula jira Musuq maasuqa iyo daroogada ayaa sheegay in dad Musuq maasuq ku kacay uu kasoo tuuray Diyaarad Nuuca Helicopterka ah oo hawada mareysay. Rodrigo Duterte ayaa ugu hanjabay saraakiisha iyo shaqaalaha dowlada in uu ciqaabi doono uuna diyaarad hawada…

Read More

DAAWO: Xukuumadda oo Ka Hadashay Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Sacad Cali Shire, oo ahaa Guddoomiyihii Weftiga Somaliland ee wada-hadalka kula yeeshay Kooxda Khaatumo Caasimada Dalka Itoobiya ee Addis ababa ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiiskii ay halkaasi kusoo gaadheen. hadalka Wasiirka oo dhameystiran daawo. https://www.youtube.com/watch?v=VLK79H11aWE

Read More

Dhamaan Hogaankii Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Maroodi jeex oo Hal Mar is wada casilay

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa goor dhawayd xilkii iyo xubnimadii Xisbiga Kulmiye iska casilay Guddoomiyihii Garabka Haweenka Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye, qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobol Maroodijeex iyo Xubno Haween ah oo ka tirsan Ururka Qaranka ee NOW, waxaanay sidaas ku sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeisa. Xubnaha is…

Read More

Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirwaynihii 8aad ee Dallada heer qaran ee SONYO DAAWO

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Shirwaynahaasi oo lagu qabtay Hotelka Ambassador waxa kasokow Madaxwayne-xigeenka kulankaas ka qayb galay Madaxda ugu saraysa Saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI.,Guddomiyaha hay’ada Shaqaalaha Dawlada, wasiiro iyo Madax kala duwan. waxaanay masuuliyiintaasi halkaa ka soo jeediyeen khudbado ay…

Read More

”Muuse Biixi Waxaan Kugula Dardaarmayaa Markuu Aqalkaagu Quraarad Yahay Dadka Lama Shiido” Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis DAAWO

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa murashaxa iyo guddoomiyaha KULMIYE ugu baaqay inaanu isagoo ku jira guri quraarad ah tuur-tuurin guryo kale. Dr. Biixi oo shalay Hargeysa ugu waramay weriye Badri Kosaar oo ka tirsan Star TV, wuxuu kaloo beeniyay in Cirro magaalada Nayrobi ee dalka Kenya…

Read More

Wasaarada Duulista iyo Maamulka Madaarka Oo Abaal Mariyey Shaqaalihii Ay Hawlkarka U Arkeen Sandkan Galbaday

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Shirkii Sanadlaha ahaa ee ay ku kulmijreen Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo Hawlwadeenada Madaarka Cigaal International Airport, ayaa saaka ka qabsoomay Hoolka dhoofayaasha ee Madaarkaasi, Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen Wasiirka Wasaarada Duulista, Wasiirudawlaha Wasaaradad Duulista,Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Duulista, Agaasimaha Guud ee Wasarada Duulista, Abaanduulaha Ciidanka Qaranka,…

Read More

‘’Dadka Xamar Lagu Dooranayo Xidhiidh Lama Laha Somaliland oo Ma Meteli Karaan Laakiin Anigu Xidhiidh baan La Leeyahay,Sidoo Kale Majeereen Nagama Qaadi Karo Dhulkayaga’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

London 26. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Waraysi ku Siiyay Magaalada London Weriye Cag ma dhige oo ka Tirsan Telefishanka Universal ayaa ka hadlay Xubnaha Magaca Somaliland kaga qayb qaadanaya Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Ka Sare ee Dawlada Federaalka Somalia Waxaanu Cadeeyay inaan Shakhsiyaadkaasi haba yaraatee Matalin…

Read More

‘’Ma Jirto Baahi Wakhtigan Keenaysa in Imaaraadka Saldhig Mileteri laga Siiyo Madaarka Berbera’’ Eng Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Eng Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland ayaa ka hadlay Hindise la Sheegay in Xukuumaddu ku doonayso inay Saldhig Mileteri ka siiso Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta Madaarka ugu dheer qaarada Africa ee Berbera.

Read More

“Somaliland Waxaan kala hadlaynaa inaan noqonno Maamull Jaar ah, Haddii Ciidanku baxana..” Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Buuhoodle 26. December 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inay Somaliland ka wadahadlayaan sidii ay u noqon lahaayeen laba Maamul oo Jaar ama deris ah, waxaanu ka hadlay qodobbada ka soo baxay Wadahadalkii ay labada dhinac Toddobaadkii hore ku wada yeesheen magaalada Addis Ababa oo uu ka mid ahaayeen in…

Read More

‘’Waxaad Moodaa in Arrintii Abaaraha oo Meel adag Maraysa inaynu Ilownay,Waxaa la ii Sheegay in Bariga Xoolihii inta Doonyo Lagu Soo qaaday Bulaxaar laga dejiyey’’ Siyaasi Xasan Guure DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Xasan Guure ayaa ku Cannaantay Xukuumadda,Xisbiyada Siyaasada Iyo Haldoorka Bulshada inay Ilaabeen Xaalada abaareed ee Meesha Xun maraysa ee Ka Taagan Gobolada dalka taas oo marba marka ka danbaysa ka sii daraysa.

Read More

Nuxurka Kulan Ay Iskugu Yimaadeen Cuqaasha Iyo Culima U’ddiinka Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Waxa magaalada Hargeysa uga furmay cuqaasha,waxgaradka iyo culimada gobolka Maroodi-jeex kulan ay kaga hadlayeen arrimo badan oo ay kamid tahay sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya cuqaasha,xukuumadda,culimada iyo bulshada somaliland iyo waliba sidii loo xoojin lahaa ammaanka dalka. waxaana kulankan kasoo qayb galay wasiirka Diinta iyo awqaafta somaliland,gudoomiye ku…

Read More

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Niyad Wanaag Ka Muujiyey In Sharcigii Dalku Uu Xoogeystey DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Garyaqaan Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed Guddoomiya Maxkamadda sare ee Somalliland oo ka qayb galey daah-furka shirkad cusub oo ah oo la idhaahdo East Afrika Law Firm oo laga hirgeliyey magaalada Hargeysa ayaa ka hadley oo sheegay in sharciyada dalku maanta kordheen oo ay meel wanaagsan marayaan. Aadan Xaaji Cali…

Read More

“Haddii Ninka Mujaahidka Sheegaya ee Kulmiye (Muuse Biixi) soo baxo Maxkamad buu u diyaariyey Beeshayda &..” Boqor Axmed Iimaan DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Boqorka Beelaha Gabooye Boqor Axmed Iimaan Warsame, ayaa sheegay haddii Xisbil-xaakimka Kulmiye ee uu Muuse Biixi Musharraxa Madaxweynaha ka yahay haddii uu ku guulaysto doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 2017-ka u muddaysan inuu Maxkamado u diyaariyey Beelaha Gabooye, Reer Sool iyo Reer Awdal. Waxa uu sheegay inaanay Beel ahaan aqbalaynin Gumaysi…

Read More

Sidee Diyaaradaha Rakaabku isaga Daadiyaan Wasakhda Suuliyada? DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Tiro badan oo inaga mid ah ayaa laga yaabaa inay is weydiiyaan sidaay diyaaraduhu isaga daadiyaan waxyaabaha miisaanka dheeraadka ah ku keeni kara sida wasakhda suuliyada iyo biyaha kale ee ay siyaabo kale u isticmaalaan rakaabka iyo shaqaalaha diyaaradahu enaga oo ka wada dheregsan inay diyaaraduhu muddo dheer duulimaad ku…

Read More