Laascaanood:Qodobada go’aan lagu fulinayo nabadda oo loo dhaariyey 90 oday iyo nuxurka khudbad Guddoomiye Muuse Biixi ka jeediyey madasha+SAWIRO
Laascaanood 31. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka ku marayey gobollada bari toddobaadkii u dambeeyeyba, ayaa ku guulaystay inay nabad u kala xidhnaan laba beelood oo walaalo ah oo dagaal dhimasho badan keenay ku dhexmarayey deegaanka Dherkayn-geeyo ee…
