Webmaster

‘’ Damiir xumo ayay innagu wada noqonaysaa dalkeenii iyo dadkeenii oo abaaro ku habsadeen in aan maalinba meel ku xafladayno’’ Safiirka Somaliland ee Uk

London 18. December 2016 (SDN/QJ):-Ambassador Ayaan Maxamuud Cashuur ayaa sheegtay inay damiir xumo noqonayso in dadkii reer Somaliland oo abaar baahsani hayso in kolba Xaflad soo dhaweyna loo sameeyo, isla markaana waxay xustay in la isugu yimaado oo kaliya shaqo iyo dardargelinta danta qaranka iyo jaaliyadda Somaliland ah. Ayaan Cashuur waxay sidaa ku sheegtay qoraal…

Read More

Waalidiinta Danyarta ah oo Ka Cabanaya Lacagta Dugsiyada Dowladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Waalidiinta danyarta ah ee caruurtoodu dhigtaan dugsiyada hoose dhexe ee dowladda Somaliland ayaa waxa ay ka cabanayaan kharashka iskuulka ee ardayda laga qaado, kuwaasi oo sheegay in aanay awoodin bixinta lacagta laga qaado ardaydooda. Muna Maxamed Jaamac oo kamid ah waalidiinta danyarta ah ee caruurtoodu dhigtaan dugsiyada hoose dhexe ee dowladda…

Read More

Xaaladda Abaaraha oo ka Sii Daraysa & Shirweyne uu Leeyahay Garabka Dhallinyaradda ee Xisbiga Kulmiye oo Maanta Madaxweyne Siilaanyo Furayo DAAWO

Hargaysa 18. December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka Furmaya Shirweyne uu leeyahay Garabka Dhallinyaradda ee Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Kaas oo la filayo inuu si rasmi ah u furo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo kana Bilaabmi doona Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargaysa.

Read More

Dhacdo Ugub Ku Ah Somaliland: Jamaal Cali Xuseen Oo Xaruntii Xisbiga Ucid Ku Lahaa Gobolka Saaxil Tir Tiray, Kuna Nashqadeeyay Astaanta Xisbiga Kulmiye

Berbera 18. December 2016 (SDN/QJ):-Xaruntii guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ku lahaan jiray Gobolka Saaxil oo sida la sheegay uu maamulkeeda iyo maalgalinteedaba lahaa Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Musharixii hore ee Xisbiga ucid ayaa si rasmiya looga dajiyay calankii iyo astaamihii Xisbiga ucid waxaana islamarkiiba la sudhay astaamaha iyo calanka xisbiga muxaafidka ah…

Read More

Cabsidii Ugu Xooganayd oo la Soo Deristay Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia iyo Hanjabaadyo culus oo loo jeediyay

Muqdisho 18. December 2016 (SDN/QJ):-Xubnaha Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka dadban ayaa lagu soo waramayaa in ay lasoo daristay cabsi xoogan kadib markii loo jeediyay hanjabaadyo dhinacyo kala duwan kaga imaaneysay. Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa waxaa lasoo darsay cabsi xoogan kadib markii maalmo kahor ay laaleen sharci darana ku tilmaameen qaabkii loo soo doortay 11-Xildhibaan oo…

Read More

Beesha Caalamka oo Su’aalo Adag ka Weydiisay Guddiga Xallinta Khilaafka Doorashada Soomaaliya Muranka Jira

Muqdisho 18. December 2016 (SDN/QJ):-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating, ayaa ka warramay waxyaabaha lagaga wadahadlay Shir Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya la yeesheen Guddiga Madaxa-bannaan ee Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Mr. Keatin in Guddigaas ay ka dalbadeen inay bixiyaan faahfaahin la…

Read More

Nin u dhashay Sacuudiga oo ku dhaqaaqay talaabo yaab leh oo sababtay in xabsiga la dhigo

Riyadh 18. December 2016 (SDN/QJ):-Nin u dhashay dalka Saudi Arabia ayaa ka yaabiyey shacabka wadankaas ka dib markii uu shaaciyey inuu iibinayo wiil yar oo uu Aabe u yahay.   Sheekadan oo si weyn ay u Hadal-heysay warbaahinta gudaha ee dalkaas ayaa ninkani wuxuu doonayey inuu wiilkiisa ku iibiyo qiimo lacageed oo dhan 20 milyan…

Read More

Guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia oo u jawaabay guddiyada doorashada maamul goboleedyada (Akhriso)

Muqdisho 18. December 2016 (SDN/QJ):-Guddiga madaxa banaan ee xalinta Khilaafaadka doorashooyinka Somalia ayaa ka jawaabay War ay soo saareen si wadajir ah u soo saareen guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada kaasoo ay kaga soo horjeesteen 11 xildhibaan oo guddiga xalinta khilaafaadku uu laalay.   Guddiyada doorashooyinka maamul goboleedyada ayaa go’aankaas ku tilmaamay mid sharci daro ah…

Read More

Madaxweynaha dalka Mareykanka ee Wakhtigiisu Gabaabsiga Yahay oo ku hanjabay in Talaabo cad ka qaadi doonaan Dowlada Ruushka

Washington 18. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa ku hanjabay in Dowlada Ruushka ay ka qaadi doonaan talaabooyin ay uga aargudanayaan faragalin uu sheegay in ay ku sameeyeen Doorashadii dalka ka dhacday. Obama ayaa ku eedeeyay in Dowlada Ruushka ay kusoo qaadeen Weeraro dhinaca Internetka si ay wax uga badalaan…

Read More

Jilaagii Caanka Ahaa Majaajileyste Boon Xirsi oo Caawa Hargeysa Ku Geeryooday

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Allaah ha u naxariistee Jilaagii Caanka ahaa ee Soomaaliyeed Majaajilayste Xuseen Xirsi Caddib oo Boon Xirsi loo yaqaannay, ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa oo uu degganaa. Rabbi ha u naxariistee Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo Boon Xirsi loo yaqaannay (Boon Xirsi), ayaa  ku geeriyoodey Aqalkiisa oo ku yaalla Xaafadda Axmed-Guray…

Read More

Dalalka Jarmalka Iyo Ingiriiska Oo Lacago Cadad-badan Ugu Deeqay Dadka Ay Abaaruhu Ku Habsadeen Ee Somaliland, Ka Dib Kullamadii Ay Saraakiisha Xisbiga WADDANI Kula Yeesheen KENYA

Nairobi 17. December 2016 (SDN/QJ):-Duwalkii Caalamka ee Madaxda XISBIGA WADDANI kulamada is dabajooga ah kula qaateen dalka Kenya oo durba ka soo jawaabay dalabyadii Xisbigu u bandhigay ee ay ugu tunka weynayd asmada ka dhalatay abaarta baahdan ee ku dhufatay Gobolada SOMALILAND. 7,000,000 £ Todoba Million Oo Lacagta Giniga Ingiriiska ah waxa Ku yaboohday Dawladda UK…

Read More

Haweenay Somaliland ka Soo Jeeda Isla Markaana u Tartamaysa Xildhibaanada Magaalada Helsinki ee Dalka Finland oo Ajaanibta ku dhaqan dalkaasi Cod dheer kaga dalbatay inay Codkooda Siiyaan Soona Bandhigtay Waxqabadka Laga Filanayo DAAWO

Helsinki 17. December 2016 (SDN/QJ):- Marwo Saamiya Muuse Waa Haweenay u dhalatay Somaliland balse degan dalka Finland Gaar ahaan Caasimada dalkaasi Waxay Tartan adag ugu Jirtaa Musharaxnimada Golaha deegaanka ee Magaalada Helsinki ee Caasimada Waddankaasi.  

Read More

Taliye Ku Xigeenkii 3aad ee Ciidanka Booliska Punt land Gaashaanle Sare Jaamac Saxardiid oo u Geeriyooday Dhaawicii Gaadhay

Boosaaso 17. December 2016 (SDN/QJ):-Taliye ku xigeen ka saddexaad ee ciidamada booliska Puntland oo dabley hubeysani ay shalay dhaawac halis ah ugu geysteen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa geeriyooday. Gaashaanle Sare Jaamac Saxardiid Cabdi, oo lagu daweynayey isbital ku yaalla magaalada Boosaaso oo qalliin lagula sameeyey ayaa u geeriyooday dhaawacyadii kasoo gaaray…

Read More

Wasiir Caddaaniga Warfaafinta oo Xukuumadda & Xisbigeeda Kulmiye Kala Galgashay Eedo Dhinacyo Badan Leh oo Gudoomiye Cirro u Soo Jeediyey DAAWO

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,& Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Jawaab adag ka Bixiyey Hadal Shalay ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Sheegay in Dawladu ka Gaabisay Sidii ay Beesha Caalamka ugu Faahfaahin lahayd Xogta Xaalada abaaraha…

Read More

Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani Iyo Ucid Oo Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Ku Eedeeyay Wax ka qabasho la’aanta Xaalada abaareed & Sicir Bararka Dalka ka Taagan Iyo Dhaliishooda Ololaha Kulmiye

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Labada Xisbi Mucaarad ee Waddani iyo UCID ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga KULMIYE ku eedeeyay inay iska indho tirtay abaarta iyo sicir bararka dalka ka jira islamarkaana ay ku jirto olole taageero loogu raadinayo xisbiga KULMIYE. Hase yeeshee xisbiga KULMIYE ayaa iska difaacay eedahaas mucaaradka. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga…

Read More

”Balamaha ay Siyaasiyiintu u Sameeyaan Gobolka Hawd,Waxaa Ka Dhow Xasan Sheekh oo Balanqaaday inuu Dhamaystirayo….” Suldaan Cumar Suldaan Maxamed

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):-Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa ka jawaabay balan qaadyada ay siyaasiyiintu u sameeyaan gobalka Hawd iyo bulshadiisa, waxaanu sheegay in balamaha siyaasiyiinta Somaliland ay ka dhowyihiin balan uu sheegay inuu u qaaday Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Suldaan Cumar, oo hadal ka jeediyay kulan balaadhan oo uu u qabtay…

Read More

Maareeyaha Cusub ee Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule oo Khudbad Ku Balaysimay Waajibaadka Laga Sugayo Iyo Cida Hiilka u ah DAAWO

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakulle ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Ugala Wareegay Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka Cabdi Cali Mahdi. Khadar Maxamed Cakule ayaa Halkaasi ka soo Jeediyey Khudbad Nuxurkeedu ahaa Talaabooyinka Waxqabad ee Maamulkiisa Cusub laga Filan Karo.

Read More

Gudoomiye Cirro oo Dublamaasiyadii Kaga Dheereeyay Xukuumadda,Beesha Caalamkana Gaadhsiiyey Abaaraha Ka Taagan Gobolada Somaliland Xili Kulmiye Olole Siyaasadeed Ku Hawlan Yahay DAAWO

Nairobi 17. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maalmahii ugu dambeysay isaga iyo wefti uu hoggaaminaayo oo ka tirsan Xisbiga WADDANI ay socdaal ku joogeen magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa faah faahin ka bixiyey waxyaabaha ay ka wada-hadleen kulamo gooni gooni ah oo ay la qaateen…

Read More