Webmaster

Akhri-Milicsiga Dalab Uu Maraykanku Hor Dhigay Rayaale Oo Ku Saabsanaa Wada Hadal Uu La Furo Somaliya Iyo Mid Uu Daahir Hordhigay

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa marka laga hadlayo wada hadal uu la bilaabo Somaliya iyo heshiisyo ay wada galaan, wuxuu taagnaa mawqif cad oo adag. Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu taagnaa mawqif aad u adag, marka laga hadlayo wada hadal uu la bilaabo dawlad ay Somaliya leedahay,…

Read More

Sucuudiga oo Xayiraad aan Wakhti lahayn Ku Soo Rogay Xoolihii uga Iman Jiray Dhulalka Somalidu Degto DHAGAYSO

Jeddah 09. October 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mida ganacsatada Xoolaha ee ku sugan magaalada Jeddah ayaa sheegay in Amar ka Soo Baxay Boqortooyadda Sucuudiga Gaar ahaan Wasaradda Deegaanka, Beeraha iyo Biyaha ee Sucuudiga, lagu Sheegay in Si Ku Meel Gaadh ah loo hakiyey Xoolihii Soomaalida ee dalkaas tegayey.   Nuux Daahir Camuud oo ku sugan magaalada…

Read More

Seefta Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Dul Hoganaysa Qaar Ka Tirsan Masuuliyiinta Ugu Tunka Weyn Xukuumadda, Xilka Qaadis Iyo Isku Badel Lagu Samaynayo Iyo Magacyo La Hadal Hayo

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa mar kale la filayaa inuu Seefta la dhex qaado Golihiisa Xukuumadda iyadoo la sheegay inay seeftani doorkan la tagayso qaarka mid ah wasiirada ugu tunka weyn Xukuumadiisa,iyadoo dhinaca kalena la sheegay in isku shaandhayntani kooban tahay islamarkaana qayb ka mida lagu saxayo wixiii…

Read More

Ganacsatada Sariflayaasha ee Hargaysa oo Kor u Kaca Lacagta Dollarka Eedeeda Dusha ka saaray Dawlada DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Sariflayaasha Magaalada Hargaysa ayaa dhinac isaga duway inay iyagu Yihiin kuwa Kiciyey Sarifka Lacagta Dollarka Waxayna ku doodeen in Baanka Dhexe uu Soo Geliyey Suuqyada Loodhadh Cusub oo ah Lacagta 5 Kun oo badan taasina ay dhalisay in Dollarkii uu yaraado isla markaan ay badato lacagta Shilling…

Read More

Qiimaha Sarrifka Boqolka Doollar Oo Hargeysa Hal Milyan Ku Siqiya, Walaaca Shaqaalaha Iyo Ciidamada Dawladda Iyo Xarakaadkii Suuqyada Ee Wax Kala Iibsiga Oo Hakad Galay

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Sarifka Lacagta Qalaad ee Boqolka Dollar ah ayaa Hargeysa kor usii dhaafaysa 830,000 oo shilinka Somaliland ah,waxaana gabi ahaanba hakad galay dhaq dhaqaaqii iyo kala iibsigii caadiga ahaa ee ka socday Suuqyada Waa weyn ee Magaaladda Hargeysa,iyadoo sidoo kalena ay arintani walaac gaar ah ku abuurtay Guud ahaan Shacabka ku dhaqan…

Read More

Fashilaad Wasiirka Maaliyadda Somaliland Kala Soo Deristay Diyaarin La’aanta Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2017 oo Maalmo Yari Ka Hadhsan Yihiin

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Wasaarada maaliyada Jamhuuriyda Somaliland oo wakiil uga ah qaranka dajinta qiimeynta iyo odoroska, miisaaniyad sanadeedka xukuumadu ay ku hawl galeyso, wasiirkana ay ka tahay Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ku fashilantay odoroska abuurida iyo qiimeynta miisaaniyad sanadeedka 2017-ka. Sanad kasta inti xukuumada Madaxweyne Siilaanyo jirtay waxaa la diyaarin jiray bisha tobnaad…

Read More

Isku Shaandhaytii Madaxwaynahu Sameeyay Waxay Ahayd Jaah-Wareer Siyaasadeed Oo Madaxtooyadda La Soo Darsay…….Aqoonyahan Daakir DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Dhaqaale-Yahan Cabdi Cali Daakir Ayaa Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Uu Madaxwayne Siiraanyo Uu Ku Sameeyay Golahii Wasiiradda Kuwaas Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Aan La Mahadin Oo Noqotay Jaahwareer Siyaasadeed. https://www.youtube.com/watch?v=pxf80IFFWpE

Read More

Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland oo Laba Kooxood oo Dhakhaatiir ah u Dirtay Jiido Ka Tirsan Gobolka Saaxil+ Dhakhaatiir Maxjarka Al-Jaabiri Shaqada ka Joojiyey DAAWO

Berbera 09. October 2016 (SDN/QJ):-Isu duwaha Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ee Gobolka Saaxil Axmed X.C.laahi ayaa Sheegay In Kooxo Dhakhaatiir ah ka Socda Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ay u Kala Direen Xeebaha bari iyo Kuwa Galbeed ee Gobolka Saaxil,Si ay Gurmad ugu fidiyaan Xoolo dhaqatada Gobolkaas .

Read More

“Hooyo Wax Aanu La Noolahay Ma Jirto , Hooyo Gaajo Wax Nooga Dhimani Ma Jirto” Hooyoyin Ku Nool Magaalada Hargeysa” DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Duruufo nololeed oo aad u qalafsan ayaa ku gadaaman kumanaan qoys oo degan xaafada Istanbuul. Xaafadan Isbuul oo dhanka galbeed ka soo xigta buurta Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa, ayaa waxaa degann qoysas danyara, oo diif iyo dilaah nololeed qaba. Qoysaskani intooda badan waxaa ay ka aradan yihiin baahiyaha aasaasiga ah,…

Read More

“Dib U Dhaca Doorashooyinka Marka Laga Tago Farsamada, Qorshaha Iyo Dhaqaalaha Waxa Aan Ka Madhnayn Dano Siyaasadeed”.. Hogaamiyaha Waddani Md. Xirsi

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si mug leg uga hadlay sababaha keena dib u dhaca doorashooyinka innagu soo noqnoqda isaga oo nasiib darro ina haysata ku tilmaamay arrintaasi iyo in hay’adaheena dawliga ah qaar ka mid ah in ka badan 25 sanadood iska fadhiyaan…

Read More

Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista oo ka hadlay Xiligii la aasaasay iyo Dhacdooyinkii ugu Weynaa ee Caqabada ku noqday Shaqadooda

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan ka reebistu Waa Mid ka mid ah Gudiyada Somaliland ka Jira ee Kaalinta Wanaagsan ka qaata Faafinta Diinta Islaamka iyo Ka Wacyigelinta Bulshada fal kasta oo ka dhan ah Anshaxa Suuban ee Diinta Islaamku ina fartay. Waxay Gudidani ka Hawl gashaa inta badan Magaalooyinka waaweyn…

Read More

Duulimaadydii Garoonka Aadan Cadde oo Hakad ku yimid iyo Sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Muqdisho 09. October 2016 (SDN/QJ):-Duulimaadyadii Diyaaradaha ka duuli jiray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo Shalay hakad ku yimid, kadib markii Shirkadaha Diyaaradaha ay sameeyeen shaqo joojin.   Shirkadaha Diyaaradaha u kala duula gudaha iyo Dibadda ayaa sameeyay shaqo joojin cabasho ah kadib markii lagu amray shirakadaha in lacagta tikidka ay ku daraan…

Read More

Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Beri oo Sabti ah Si Qasab ah ku Fulinaya Go’aankii Ka Soo Baxay Madasha Wada Tashiga ee Doorashooyinka Somalia DAAWO

Garowe 09. October 2016 (SDN/QJ):-Puntland ayaa ogolaatay in dib looga bilaabo doorashada Aqalka Hoose iyadoo guddiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed ay soo saareen jadwalka doorashada kuraasta ka dhiman Aqalka Hoose. Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen xaruntooda Garoowe ayay ku sheegeen in Ergooyinka beelaha Xildhibaanadooda aan wali la dooran ay soo xaadiraan. Waxa…

Read More

Ilhaan Cumar oo ah Gabadhii Somaliyeed ee u Horaysay ee Xildhibaan ka Noqota Aqalka Wakiiladda ee Gobolka Minnesota oo ka Cabatay Cunsurinimo Lagula Kacay

Washington 09. October 2016 (SDN/QJ):-Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhawaan loo doortey aqalka wakiilada ee gobolka Minnesota, islamarkaasna noqotey haweeneydi ugu horeysay oo Soomaali iyo Muslim-ba ah ee sharci dajinta Mareykanka ka mid noqota ayaa waxaa handadey Arbacadii wadihi taksi ay ka raacdey magaaladan Washington ee caasimada dalka Mareykanka.   Sida ay Ilhaan…

Read More