Webmaster

The Somaliland ministries of information and health jointly spoke about a degrees they issued to prohibit medical advertisements

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–The ministries of information Osman A/lahi Saxardiid Cadani and health Dr. Suleiman Ahmed Essa “Xaglo-tosiye” reported from a degree issued by the two ministries related medical advertisements without permissions from the ministry of health. Somaliland minister of information Osman Saxardid Cadani told that they released a degree which he ordered all…

Read More

Somaliland: Shaqaalaha Dawlada oo La Fasaxay Maalinta Beri oo Axada ah

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–Iyada oo ay Berri ku beegan tahay Xuska Dhalashada Nebigeenna Suubban Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa ha ahaatee, Isla markaana uu dhigayo sharciga Jamhuuriyadda Somaliland oo ku salaysan Diinteenna xaniifka ah, ayaa waxa lagu war gelinayaa dhamaan shaqaalaha dowladda Somaliland in Maalinta berri ah ay fasax yihiin Munaasibaddaas awgeed. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha…

Read More

Madaxwayne Afrikaan ah oo Diiday Natiijada Doorashada Madaxtooyada oo uu hore u Aqbalay

Gambia 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Madaxweynihii Gambia ee laga guuleystay Yahye Jammeh ayaa diiday natiijadii doorashada Madaxtinimada ee todobaad ka hor ka dhacday dalkaas. Isagoo la hadlayay Tilifiishanka Qaranka ayuu ku baaqay in la qabto doorasho cusub, isagoo gebi ahaanba diiday natiijada doorashada. “Kaddib markii aan baaritaan buuxa sameeyay, waxaa go’aansaday inaan iska diido natiijada…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo ka Hadashay Joojinta Xoolaha, Sacuudi Carabiya ay ka soo dhoofsan jirtey dalka Soomaaliya

Muqdisho 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Joojinta Xoolaha Soomaalida ayaa ku soo beegmaysa xilli meelo badan oo Soomaaliya ah ay ka jiraan abaaro ba’an oo saamayn ku yeeshay noloshii dadka reer Guuraaga ah, haddiiba tallaabadani sidaas u dhaqan gashona waxay sii adkaynaysaa xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya ka jirta, taas oo madaxda Soomaalida iyo hay’adaha Caalamiga ahiga…

Read More

Qarax Is Miidaamin ah oo Maanta Ka Dhacay Kaantarool Ku Yaala Muqdisho,Khasaaraha uu Gaystay Iyo Taarikada Ku Xidhnayd oo Lagu Sheegay Somaliland

Waxaa qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay Koontarool ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Nabad Sugida oo kuyaala deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Sida aan Wararka ku heleyno gaari yar oo nuuca raaxada lagana soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay Koontaroolka Siinka Dheer ay…

Read More

Maxamed Cabdi Maareeye oo kusoo baxay doorashada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho

Muqdisho 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Max’ed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku guuleystay kursiga aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya kadib doorasho saaka ka dhacday Magaalada Muqdisho. Maareeye waxaa la tartamayay  Axmed Max’ed Cumar,waxaana ay natiijada noqotay in Maareeye wada helay dhamaan codadkii 51ka ahaa,halka uu Axmed ku guuldarreystay in uu helo xitaa…

Read More

Prof Geedoole oo Is Garab Dhigay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Rayaale

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–-Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Beeraha iyo Waxbarashada Prof: Faarax Cilmi Geedoole, haddana ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa isbarbar dhig ku sameeyey isku shandhayntii Daahir Rayaale iyo isku shandhaynta Axmed Siillaanyo, waxaanu tilmaamay in inta badan Daahir Rayaale isku shandhayn badan aanu samayn jirin, balse isku shandhaynta Madaxweyne Siillaanyo, ay…

Read More

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Cali Iyo Xoghayaha Arimaha Debada Dr Fadal Oo Ka Qayb-galay Dood Cilmiyeed Lagaga Haddlayey Xalaada Abaaraha Oo Ay Soo Qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka Iyo Hiddaha Maxamed Mooge

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–Hoggaamiyaha Xisbi Mucaaradka WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan Iyo Xoghayaha Arimaha Debada ee Xisbiga & siyaasiga Madaxa -bannaan ee C/kariin Maxamwed Mooge ayaa habeenkii xalay ahaa si wadda jir ah uga qayb-galay dood cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Xarunta Hiddaha Dhaqan,Akhriska Iyo Hal-Abuurka Maxamed Mooge”,taaasi oo lagu lafa gurayey xalaada abaaraha soo…

Read More

Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo Si Adag uga Hadlay Cidda Ka Dambeysay Xadhigiisii+ Fariin Kulul oo uu u Diray Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland DAAWO

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–-Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka mid ah mas’uuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo xoriyaddiisii dib u helay ka dib Lix iyo Toban caano maal oo uu ku xidhnaa saldhiga dhaxe ee Hargeysa, ayaa si adag uga hadlay cidda ka dambeysay xadhigiisa, tacadiyo iyo weli ba cago-jugleyno uu la kulmay…

Read More

Magacyada Xubno Xisbiga Kulmiye u macagacaabay Maamulka Degmooyinka Gobolka Maroodi Jeex

Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–Xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye ayaa magacaabay Xubnaha xisbigaasi ee Degmooyinka Gobolka Maroodijeex. Warsaxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ayaa u dhignaa Sidan:- Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha maamulka degmooyinka caasimadda ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga, Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul, Waxaan digreeto…

Read More

Wiil Reer Jabuuti Ah Oo Labadiisii Indhood Nolosha Lagaga Soo Saaray & Arrimaha Layaabka Leh Ee Falkaa Loogu Geystay Oo Uu Ka Warramay DAAWO

Brussels 09, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Banaanbaxyo lagaga soo horjeedo wiil Jabuuti u dhashey oo indhaha nolosha lagaga soo saaray, ayaa maalmihii u dambeeyay ka socday caasimadda Waddanka Biljam ee Brussels . Wiilkan oo lagu magacaabo Liibaan Mustafe Xasan ayaa ka mida ahaa Xisbiga Mucaaridka ee MRD ee dalka Jabuuti kaasi oo uu ka baxay isla-markaana…

Read More

Wasiirki hore ee Wasaaradda Biyaha Baashe Cali Jaamac oo Sheegay inaanu Muddo 4 Bilood ah oo uu Xilka Wasaaradaasi Hayay inaanu Arag Madaxwayne Siilaanyo Isla Markaana Loo Diiday!!!! DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Marki Kowaad Daboolka ka qaaday in afartii Bilood ee u danbeeyay aanay Is arag Wax Kulan ahna Yeelan Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxaanu Cadeeyay in loo diiday inuu arko Madaxweynaha. https://www.youtube.com/watch?v=SfRVDKibuyM

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa Ku Soo Laabtay, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Dhamaan Hogaanka Kulmiye oo Ka Maquurtay & Labo Kaclaynta Khilaafka Saylici iyo Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Mudooyinkii u Danbeeyay Socdaal Caafimaad ugu Maqnaa Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa Dib ugu Soo Laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa. Md. Cabdiraxmaan Saylici oo dhaawac ka soo gaadhay Misigta lugtiisa bidix kadib markii uu ku simbiririxooday gurigiisa horraantii bishii…

Read More

Khudbad Guddoomiyaha KULMIYE ka jeediyey xaflad xuska maalinta Qoomiyadaha Itoobiya loogu qabtay maanta magaalada Hargeysa DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xaflad ballaadhan xuska maalinta Qoomiyadaha Itoobiya loogu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa maanta. Guddoomiye Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey madasha waxa uu kaga hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, waxyaabaha ay wadaagaan labada dal ee…

Read More

Somaliland oo Laba Xisbi ay Saaxada Siyaasadeeda Isugu Soo Hadheen & Barnaamijka Qiimaynta ee Aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen Waxyaabaha uu Ku Cugtay Xisbiga Kulmiye Iyo Fursada uu Lumiyey DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Waa Isweydiin ku Saabsan Sababaha uu Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen uu Dooran Doono Xisbigii Dagaalka adag ku qaaday Hankiisa Murashaxnimo ee Madaxweyne ee Kulmiye Kadib Markii ay Kala Jabeen Ergadii uu Xushay inay Wada Hadal la Furaan Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani. https://www.youtube.com/shared?ci=rzegRQ6GS3o

Read More