Webmaster

Wada Hadaladii Somaliland Iyo Khaatumo oo Magaalada Addis Ababa Dib Uga Furmaya

Hargaysa 03. December 2016 (SDN/QJ):-Wada hadaladii Somaliland iyo kooxda Khaatumo ayaa la filayaa inay dhawaan ka furmaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ma jiro wax war ah oo ay xukuumaddu ka soo saartay bilowga wada hadaladan. Laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in xukuumadda Somaliland ay dalka Itoobiya maalmahan u dirayso wefti uu…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Murashaxa Xisbiga Waddani oo Laga Hor Istaagay inuu Saldhiga Dhexe ku Booqdo Sarkaal Xisbigiisa ka Tirsan

Hargaysa 03. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharaxa madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee  WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayay ciidanka Booliska ee saldhiga dhexe ee Hargeysa ka horistaageen inuu booqdo Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan xisbiga Waddani iyo weriye Cali Mahdi Jibriil oo ka tirsan Kaltsan TV oo ay xidheen ciidamada Boolisku….

Read More

Maxkamadda Oo Amartay In La Sii Daayo Muniir Axmed Cigaal, Cali Mareexan Oo Ku Gacan Saydhay iyo Taliyaha Saldhiga Dhexe Oo Cadeeyey In Muuse Biixi Amray Xadhiga Sarkaalkan

Hargaysa 03. December 2016 (SDN/QJ):- Maxkamadda gobolka  Maroodi-jeex ayaa amar ku bixisay in xorriyadiisa dib loogu soo celiyo  Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maalintii saddex saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ugu jira sifo sharci darro ah. Siyaasi Muniir Axmed Cigaal oo maanta la horgeeyay…

Read More

RW Cumar C/rashiid oo sheegay in loo baahan yahay isbadal dhinaca hogaanka dalka ah

Muqdisho 03. December 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke ee waqtigu ka dhamaaday ayaa sheegay in xiligan loo baahan yahay isbadal ku dhaca dhinaca hogaanka dalka, mar uu Kismaayo kula hadlayay xubnaha labada aqal ee dhawaan la doortay.   Ra’iisal wasaare Sharm’arke oo kulan la qaatay 51da xubnood ee labada aqal ku…

Read More

Laba Wiil oo Soomaali ah Isla Markaana Walaalo ah oo Toogasho lagu dilay Taas oo ka dhacay dalka Sweden

Stockholm 03. December 2016 (SDN/QJ):-Waxaa xalay Magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden, lagu toogtay labo wiil oo Soomaali ah kuwaa oo la sheegay in ay walaalo ahaayeen, kadib markii goob ay soo weerareen kooxo hubeesan oon wali heebtooda la aqoonsan. Sida aan Wararka ku heleyno Wiilashan la dilay ayaa fadhiyay goob maqaayad ah oo kutaala…

Read More

Hoos u dhicii Abid ugu Hooseeyay ee Ku Yimid Qiimaha Shilling Somaliland, Maceeshadii oo Cirka Isku Shareertay,Mushaharkii Shaqaalaha oo Waxba Jari La’a,Awaamiir La’aanta Dawlada & Meehanowga Danyarta

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Qiimaha shilinka Somaliland, ayaa taariikhda halkii ugu hoosaysay gaadhay, waxana cirka isku sii shareeraya lacagta qalaad ee dollarka, taas oo saamayn ballaadhan ku yeelatay qiimaha maciishadda oo muddooyinkii dambe kor usii kacaysa. Toddobaadkayn sii galbanaya oo keli ah, ayey bulshadu dareentay hoos udhac laxaad leh oo shilinka Somaliland ku yimi,…

Read More

Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo ka Hadlay Aragtidiisa la Xidhiidha Maamuus ka Xayuubintii Gudoomiye Seed Isla markaana Iftiimiyey in Hadii Xaalada abaareed sii Socoto ay Dib u Dhacayso Doorashada Madaxtooyada DAAWO

Sweden 02. December 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Socdaal ku Tegay Dalka Sweden halkaas oo ay ka wadaan Hawlgalo la Xidhiidha Sidii Bulshada loogu boorin lahaa Ka Qayb qaadashada Xaalada abaareed ee Ka Taagan Deegaamada Somaliland iyo Sidii loo derdergalin lahaa Hawlaha Xisbiga Waddani.

Read More

Fadeexad Qabsatay Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Hay’ada UNICEF Si Badheedh ah ugu Diiday Mashruuc ay ku Guulaysatay & Adduunka Ku Baxayaa Intuu dhan Yahay DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Cabdillaahi Ibrahim Habbane (Cabdillaahi-Dheere), ayaà si badheedha ah uga qaaday Hay’adda UNICEF Mashruuc ay ku guulaysatay, isla markaana siiyay Hay’adda Save the Children, ka dib markii sida la sheegay ay Save The Children u ballan-qaadday inay siinayso Lacag fiican haddii uu u saxeexo…

Read More

Shacab Ku Bannaanbaxay Maayerka Laascaaanood oo ay ku eedeeyeen inuu Lunsaday Raashin Caawimo ah,Ciidanka oo Rasaas ugu Jawaabay & Xildhibaan Cadaysay in Mudanayaal Golahooda ka Tirsani ay Fadhataysteen Taakuladii danyarta DAAWO

Laascaanood 02. December 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku bannaan-baxay xarunta dawladda Hoose ee magaaladaas, iyaga oo ka cabanaya in Raashin caawimo ah oo loogu talo-galay Dadka Danyarta ah, kuwa Abaartu saamaysay iyo Dadka Abaaraha ku soo barokacay ee deegaankaas, in uu Maayerka Laascaanood Guri…

Read More

“Qiimaha Neefka Xooluhu Waxaa Uu Maraya Konton-Kun Waana Halkii U Hooseysay” Midka Ka Mida Dadka Xoola Dhaqatada Ah DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha kala gadisan ee saylada xoolaha ee magaalada Hargeysa ayaa siweyn uga dayriyay qiimaha iibka xoolaha oo siweyn hoos ugu dhacay. waxaanay xukuumada ugu baaqeen inay u kuurgasho kala iibsiga xoolaha nool ee la keenayo saylada,oo aan imika waxba laga siisanin;. Waligeedna sanad ay xooluhu ka jaban yihiin may soo…

Read More

Madaxweyne Gaaska Punt land oo Ka Noqday Go’aankii Hakinta Doorashooyinka Aqalka Hoose,Sababta Markii Hore uu Go’aanka u Qaatay & Bidhaanta Xaleed ee u Muuqatay

Garowe 02. December 2016 (SDN/QJ):- Wararka Laga helayo saraakiil ka agdhow Madaxweyne Gaas, ayaa sheegay in Puntland ka laabatay go’aan laba cisho ka hor ay ku hakisay doorashooyinkii Aqalka hoose ee kasocotay magaalada Garowe, taasoo lagu joojiyay Amar kasoo baxay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay.   Madaxweynaha Punt land Dr Gaas oo…

Read More

Maamulka Baarlamaanka Federaalka Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Shaqooyinka Xildhibaannada Lasoo Doortay

Muqdisho 02. December 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee lasoo doortay ugu horeyn looga baahan yahay iney tagaan Xafiiska Guddiga Doorashooyinka dadban ee 2016 halkaasi oo iminka lagu diyaariyey shahaadooyinkooda cadeynaya natiijada doorashada ay kusoo guuleysteen…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Shaaca ka qaaday inay Dhamaystireen Nidaamkii kala Hufida Dadkii Isu diiwaangeliyey Codbixinta Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Komishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo ay Weheliyan Masuuliyiinta Axsaabta ayaa Faah fahin ka Bixiay Halka ay Marayso Geedi socodka Arimaha Doorashada Dalka. Dhinaca Kale Waxaa Kulan Wada Qaatay Daneeyeyaasha Geedi socodka Nidaamka Dimuquraadiyada Somaliland iyo Hay’adaha Dhinaca Doorashada iyo Axsaabta Qaranka

Read More

Bulshada Gobolka Sool oo Dareen Cadho leh Kaga Fal Celiyey Kala Dhantaalnaanta Shaqo ee Wasiirka Khayraadka Biyaha & Baaq ay u Direen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Laascaanood 02. December 2016 (SDN/QJ):- Kadib Markii uu Dibada u Soo Baxay Khilaaf salka ku haya Awaamiir uu Bixiyey Wasiirka Khayraadka Biyaha oo ku Taxaluqda Wasaaradiisa ayaa Waxaa ka biyo diiday qaabka uu u soo Bandhigay Madaxtooyada Somaliland Gaar ahaan Wasiirka Madaxtooyada. https://www.youtube.com/watch?v=Ltx11JfGX9o

Read More

Wasiirka Biyaha Oo Laga Hor Istaagay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Shalay Madaxtooyada Ka Dhacay + Wasiirro Kala-Ladqabeeyey Isaga Iyo Ciidankii Ilaalada

Hargaysa 02. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliand Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa ay ciidanka ilaalada madaxtooyadu ay ka hor isagateen in uu gudaha u galo xarunta madaxtooyada. Ciidanka ayaa wasiirka ku amrey in baadhitaan lagu sameeyo ka hor inta aanu gudaha u galin madaxtooyada oo uu maanta ka dhacaayey shirkii golaha wasiirada oo…

Read More