Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dhallinyaro iyo Aqoonyahan ka soo Jeeda Bariga Sanaag oo la Midoobay SAWIRO
Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Hoggaanka xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey aqoonyahan ka mid ah kuwa jaamacadaha iyo dhallinyaro kasoo jeeda bariga gobolka Sanaag oo la midoobay xisbiga KULMIYE. Kulan kooban oo ahayd maamuska aqoonayahankan iyo dhallinyarada oo lagu qabtay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE maanta, ayaa waxa ka qaybgalay madaxda xisbiga KULMIYE…
