Webmaster

Xildhibaano Ka Hadlay In Abaarta Darteed Dib U Dhac Ku Iman Karo Doorashooyinka

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) ayaa ka hadlay aragtidooda ku saabsan in abaarta dalka ka jirtaa keeni karto dib u dhac ku yimaada doorashadii madaxtooyada ee March 2017. Xildhibaanadan oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa ugu horeyn Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin…

Read More

Maxay Xulka Talyaanigu Ugu Ciyaaraan Maryaha Buluuga ah? DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamku ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu aragnaa Xulka talyaaniga oo inta badan ku ciyaaraya dharka midabkiisu buluuga yahay oo ah midab aan ka mid ahayn midabada sadexda ah ee calanka talyaanigu ka…

Read More

Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisay Abaaraha ka Jira Dhulka Soomaalida

Nairobi 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xidhiidhinta Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegay in abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen dad u badan caruur oo ku sugan Soomaaliya. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in wax laga qabto abaaraha Soomaaliya oo ay  sheegtay in ay la il-daran yihiin dad gaadhaya 1.2 Million oo qof oo…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada Hindiya oo Qaliin Kalyaha ah Lagu Sameynayo

Delhi 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Hindiya ayaa la sheegay in qalliin kelyaha ah lagaga sameynayo kadib markii muddo dheer ay kelyaha ka xanuunsanaysay. Dad badan oo Hindiya u dhashay ayaa ku yaboohay inay kelyahooda ugu deeqayaan wasiiradda arrimaha dibadda Sushma Swaraj, ka dib markii ay Twitterka ku soo qortay in lagu…

Read More

Waa Kuwama Madax Dhuubayaashii Reer Kongo? (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Bilowgii Qarnigii 19-AAD ee taariikhda miilaadiga qabiilka Manchito waxay ka mid ahaayeen qoysaskii yaryaraa ee deegaanka ku noqday mandaqadda kaymahu ku daboolan yahiin ee jamhuuriyada Kongo ka dibna waxay isku sii fidiyeen deegaano kale oo ay dad kale ka riixeen illaa ay halkaa ka aasaaseen Boqortooyo iyagu leeyihiin. https://youtu.be/Sbvn1-CD8ZY

Read More

“Berigii Siyaad Barre may dhici jirin in xafiis wasiirkii fadhiyo askar albaabka la dhigo oo dadka loo diido, musuqmaasuqan maanta ammaanta ahina ma jiri jirin’’ Mujaahid Xasan Guure

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Md. Xasan Guure Jaamac, ayaa dhaliilo badan u jeediyey hannaanka ay wax u maamusho xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo, waxana uu soo jeediyey in shuruucda iyo xeerarka guud ee waddanka si degdeg ah loo beddelo.   Xasan Guure ayaa xusay in habka…

Read More

Obama Shirkiisii u dambeeyey iyo Trump Kulankiisii u horreeyey oo ay la kala yeesheen Madax kala duwan

Berlin 20. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Shaqada ka sii tegaya ee Mareykanka Barack Obama oo ku sugan dalka Jarmalka, ayaa Hogaamiyayaasha dalalka Midawga Yurub kala qaybgalay kulan lagaga hadlayo caqabadaha Amniga iyo Dhaqaalaha ee ay wajahayaan dalalka Saaxiibbada ahi.   Kulan Madaxeedka uu Obama la yeelanayo Hoggaamiyeyaasha dalalka Germany, Britain, France, Italy iyo Spain, ayaa…

Read More

“Nabadda Gaalkacyo waa in wadajir looga shaqeeyaa” Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia

Gaalkacayo 20. November 2016 (SDN/QJ):- Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor fadhiyay in muddo ah Xaafado kamid ah magaalada Gaalkacyo.   Ra´iisul Wasaaraha oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa heshiis kala dhex dhigay…

Read More

Dalalka Argaggixisadu Saamaynta ku yeelatay iyo Kaalinta ay Soomaaliya Kaga Jirto – Warbixin Cusub

Abuja 20. November 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Nayjeeriya, ayaa noqday dalka 3-aad ee dhibaatada ugu weyni ay ka soo gaadhay Argaggixisada sannadkii hore, marka laga yimaaddo Afghanistan iyo Ciraaq. Soomaaliya ayaa ah dalka 7-aad, marka laga yimaaddo Pakistan, Suuriya iyo Yemen sida uu ku sheegay Warbixin uu soo saaray Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda Tusaha Argaggixisada caalamka….

Read More

Madaxweynaha La Doortay ee Dalka Maraykanka Donald Trump oo Malaayiin Dollar ku bixinaya Xalinta Sadex kiis dacwadeed

New York 20. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wada qorshe uu malaayiin dollar ku bixinayo si loo xaliyo Kiisas Maxkamdeed oo loo heesto sida ay Baahiyeen Warbaahinta dalka Mareykanka.   Xeer ilaaliyaha guud ee New York ayaa sheegay in Madaxwenaha Cusub ee dalka Mareykanka uu ogolaaday in lacag dhan 25 milyan…

Read More

“Qabyo waa halkeedii, laakiin hawlihii Khaatumo oo wada-hadallada Somaliland kow ka tahay, ayaanu ugu maqnayn, magaalada Addisa Ababa” Prof Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle 19.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Md. Cali Khaliif Galaydh oo safar dibadda ah kasoo laabtay, ayaa ka cudurdaartay inuu daaha ka faydo asbaaba keentay inay dib ud hacaan wada-hadalladii ay xukuumadda Somaliland iyo maamulkiisu ku ballansanaayeen inay uga furmaan magaalada Addis Ababa. Madaxweyne Cali Khaliif, ayaa markii uu soo cago dhigtay magaalada Buuhoodle,…

Read More

Madaxweynaha Ayaa Safar Uu Ugu Kuurgelayo Xaalada Abaareed Ee Gobolada Bariga Somaliland Ugu Baxay Maanta Kuna Hoyday Caawa Magaalada Burco Iyo Dareenka Dadkii Weftiga Madaxweynaha Soo Dhaweeyey SAWIRO

Burco 19.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Murashax Muuse Biixi Cabdi, Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo, Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xubno ka mida golaha Wasiirada, Taliyaha Ciidanka Booliska, Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal iimaan, Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay…

Read More

Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Guddi 5 Xubnood Ah Oo Wada-hadal La Furaya KULMIYE Iyo WADDANI

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo wada hadalo la furi doonta xisbiyada Waddani iyo KULMIYE. Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in guddigani dhawaan bilaabi doonaan wada hadal ay la furaan labada xisbi, laakiin muu magacaanin magacyada guddigaas. Jamaal ayaa…

Read More

Xulistii Aqallada Baarlamanka Soomaaliya Oo Saamayn Ku Yeelatay Somaliland Iyo Xaaladda Oo Maraysa In Masuuliyiin Xukuumadda Siilaanyo Xilal Ka Hayaa Ay Xamar Iska Dhiibaan

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Iyadoo bilihii u dambaysay si weyn loo hadal hayay Saamaynta ay Somaliland ku yeelan karto dhaq dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya ku beegsanayso Qadiyada iyo gooni isutaaga Shacabka reer Somaliland,islamarkaana ay hore u iclaamisay Kuraasta ay ugu talo gashay ee ay u qoondaya Siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa hadda waxa ay maraysaa in…

Read More

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada & Balanqaadyadii Golaha Wakiilada SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Fadhi ay yeesheen maanta Golaha Wakiilada ee Somaliland ayey cod Aqlibiyad ah ku ansixiyeen Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon,Wasiir Ku Xigeenka Caddaalada iyo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada.

Read More