Webmaster

Hargaysa Iyo Xaafada Xero-Awr: Dhallinyaro Gelalafey Meherad Askartii Ilaalinaysay Hor-fadhiyaan

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa soo kordhaya Rabshadaha Dhallinyarada Xaafadaha Hargeysa qaarkood ka geystaan Suuqyada Magaalada. Dhallinyaradan oo koox koox isku raaca ayaa Xilliyada Habeenkii meelaha qaarkood ka geysta Dhac ay kula kacaan Dadka u socda keli kelida iyo Meheradaha Dadka koobani hayaan, taasina waxay saamayn ku yeelatay dhaqdhaqaaqa Dadka ee Habeenkii, maaddaama oo…

Read More

Qaramada Midoobey Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Iska Leh Zaad Evc Plus Ku Eedeysay Inay Telefoonada Gacanta Ka Dhigteen Bangiyo Sharci Darro Ah

London 18. November 2016 (SDN/QJ):- Baadhayaasha Qarramada Midoobay ayaa ku eedeeyay shirkadaha isgaadhsiinta ee dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Soomaaliya   inay qaab sharci darro ah  u isticmaalaan Telefoonada gacanta  sidii  adeegyadda bangiyadda oo kale. Waxa kale oo ay ku eedeeyeen inay shirkadahaasi dhegaha ka furaysteen inay bixiyaan xogtooda  si loogu qaado ammaanka lagula soconayo lacagaha ay…

Read More

Guurkii Abid Ugu Qaalisanaa Adduunka Oo Shan Maalmood Ka Soconaya Dabbaal-Deggiisu Dalka Hindiya Iyo Lacagta Ku Baxaysa

Bangalore 18. November 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah guurkii ugu qaalisaa aduunka oo shan maalmood soconaya ayaa dabaalddeggiisu ka socdaa koonfurta Hindiya gobolka Karnataka. Maalqabeen lagu magacaabo Janardhana Reddy oo ka ganacsadda macdanta horeynna u ahaa wasiir gobolleed ayaa la sheegay in u ku bixinayey aduun lacageed oo gaaraya 74 milyan oo doolar guurka…

Read More

Dawladda Ruushka Oo Ka Baxday Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICC,Maxaa Keenay?

Moscow 18. November 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Ruushka ayaa ka baxday Maxkamadda Caalamiga ah ee Adduunka, sida lagu sheegay Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin oo  la shaaciyey. Madaxweynaha Ruushka ayaa Wareegtada uu soo saaray ku ku sheegay in Dalkiisu ka baxay isla-markaana aanu xubin ka sii ahaanayn Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC oo…

Read More

Maamulka Gobolka Selal Oo Ka Hadlay Diyaarad Millatari Oo Ruqsad La’aan Ku Soo Fadhiisatay Deegaanka Bariisle Ee Galbeedka Somaliland

Lawyacaddo 17. November 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiyaha gobolka Selal, Axmed Maxamed Xaashi,ayaa sheegay in Somaliland iyo Jabuuti ay ka wada hadleen isla markaana ku gudo jiraan baadhitaanno lagu raad goobayo diyaarad Millatari oo kuwa qumaatiga u kaca ah oo iyadoo aan wax ogolaansho ah ka haysan dawladda Somaliland si sharci darro ah u soo fadhiisatay deegaanka…

Read More

SAWIRRO:-Roobab lagu diirsaday oo ka da’aya Muqdisho iyo nawaaxigeeda

Muqdisho 17. November 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa saakay waxaa ka Da’aya Roobab ay ku diirsadeen Dadka iyo Duunyada ku nool Magaalada Muqdisho, waxaana Roobabka ay hakiyeen isu socodka Gaadiidka iyo dadka. Sawiro laga soo qaaday Roobabkana ayaa muujinaya wadooyinka qaar ee Muqdisho oo biyo badan ay fariisteen, waxaana Roobabkan ay yihiin kuwo dadka ay…

Read More

Hogaamiyaha Khaatumo oo ka Hadlay Rajada Wadahadalada Somaliland iyo Beelaha Bariga

Buuhoodle 17. November 2016 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galeydh,  ayaa Beeshiisa kula dardaarmay in loo midoobo wada hadalada Kooxda Khaatumo la galeyso dawlada Somaliland. Qaar ka mida madax dhaqameedka iyo siyaasiyiinta Beelaha  Dhulbahante, ayaa kasoo Horjeestay wada hadal uu Cali Khaliif la galay Somaliland iyagoo ku dhawaaqay Jabhad ka dagaalamaysa Gobolada Bariga Somaliland. Hogaamiyaha Kooxda…

Read More

Donald Trump Shakhsi Gawaadhida Jecel,Indho Adag,Naanayso Badan,Qal-Qaali ah,Is Tus Isla Weyn,Miidaamo ah,Macalimiintiisa Feedha,Laakiin Hogaaminta Ku Wanaagsan

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Qormadan oo uu Wargayska Geeska Afrika turjumay waxa aynu ku eegaynaa dhacdooyin, xogo, dabeecado iyo hab-dhaqan la xidhiidha taariikhda nololeed ee madaxweyaha loo doortay Maraykanka Donald G. Tump oo laga yaabo in aanay dad badani ogeyn: Aabbo guulaystay iyo hooyo odaygeeda jecel: Fred Trump oo ah Donald Trump aabihii waxa…

Read More

La Taliyaha Madaxwayne Siilaanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Oo walaac ka muujiyey In ay Dalka Ka Dhacdo Doorashada Madaxtooyada wakhtigii loo Mudeeyey DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Mudane C.laahi X.Cumar (C.laahi Jawaan) oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa ka dardaar weriyey inay dalka ka dhacdo Doorashada Madaxtooyada oo ku Mudaysan 28 Bisha March ee Sannadka soo Socda ee 2017. https://www.youtube.com/watch?v=txQFly_wZRU

Read More

‘’Dadbaa Jira Raba inay Majare Habaabiyaan Nin arkaya Godobtiisu Halkay Taalo,Laakiin Jamaal iyo Garabkiisu Qasab kuma Raxlayn Karaan’’ & Bandhiga Dhacdooyin Mataaneeyay Siyaasada S.land DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Mid ka Mid ah Dhallinyarada Gobolka Saaxil ayaa Meel adag iska Taagay inaanu Jamaal Cali Xuseen iyo Xulufadiisu Geli doonin Xisbiga Kulmiye oo ah Sida uu Yidhi Meesha ay Taalo Dhagarta laga galay Jamaal Cali Xuseen. https://www.youtube.com/watch?v=7S4dvx3SuQg&t=27s

Read More

“Saaxiibkay Jamaal Waxaan leeyahay Yaanay Markale Taladu kaa Qaloocanin, Aarsi Baad ubaahantahay, Xisbiga Wadani ayaana ah Halkii aad ku Aarsan lahayd” C/rashiid Xasan Mataan DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan oo hore u ahaa Murashixii Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Ucid ayaa ugu baaqay Rafiiqiisii ay ku kala aragti duwanaadeen Khilaafkii Xisbiga Ucid ayaa ugu baaqay in Mar hadii uu ku Hungoobay damaciisii isla markaana dibada laga dhigay Xisbiga Ucid in…

Read More

‘’Sadex Bilood Kadib Magacaabistiisa Wuxuu Cadeeyay Inuu Ku Qanacsan Yahay Xilka Wakiilnimo ee Somaliland & Arrimo Xasaasi ah oo uu Ka Hadlay’’ Cali Warancade DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa markii u horaysay cadeeyay inuu ku qanacsanyahay xilka wakiilka Itoobiya ee loo magacaabay oo aanu saddex bilood ka dib magacaabistiisii ka hawlgeln xafiiskii loo magacaabay.

Read More

Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Norway oo Hal Maalin Abaaraha Somaliland ka Jira ugu Tabarucay Dhaqaale Buuran

Oslo 17. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Mudane Cumar Shucayb Maxamed ayaa Gaadhay Dalka Sweden Kadib Markii uu soo dhamaystay Kulamo uu la lahaa Jaaliyada Somaliland ee Dalka Norway Kuwaas oo Qaadhaan Loogu Uruurinayay Dadka Abaaruhu Saameeyeen ee Ku dhaqan Gobolada Somaliland. Wasiirka Ganacsiga ayaa Sheegay inuu Kulamo kala duwan la…

Read More

Cabdi Good oo Hargaysa Ka Shaqo Galay,Telefishanka uu Ka Hawlgalayo & Fariin uu u Diray Fannaaniinta DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Cabdi Good Abees oo Ku soo Caan baxay Barnaamijka Isir raaca Af Somaliga oo ka bixi Jiray dhawr Telefishan oo ka mid ah Kuwa Afka Somaliga ku hadla ayaa Sheegay in hada wixii ka danbeeya uu u soo Wareegay kana Shaqayn doono Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=LIwxrM915VM

Read More

Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland oo Gudoomiye Cirro ku eedeeyay Caleemo Saar Ugaas Xukuumadu ku Xidhay Burco DAAWO

Hargaysa 17. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Mudane Jaamac C.laahi Biin ayaa ka hadlay Sababta Magaalada Burco loogu Xidhay C.raxmaan Diiriye Xaaji Ibraahin inay la Xidhiidho Ka Been abuurasho Saldanad aan loo Cumaamadin.

Read More