Webmaster

Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka Mr Donald Trump Oo Rag Cunsuriyiin Ah U Xushay Inay Xilal Sare Ka Qabtaan Xukuumadiisa

Washington  21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex xil oo muhiim ah oo ka mid noqon doona maamulkiisa cusub. Trump ayaa wararku waxa ay sheegayaan inuu senator-ka Jamhuuriga ah ee gobolka Alabama, Jeff Sessions u magacaabay inuu noqodo Xeer Ilaaliyaga guud ee Qaranka Mareyanka.   Trump ayaa sidoo…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Dawlada Soomaaliya Ugu Baaqday in Si Degdega loo Dhameeyo Doorashada Aqalka Hoose

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay Maamul goboleedyada inay Ku dhakhsadaan doorashada Aqalka Hoose ee ka socota deegaanada. Danjire Keating wariyeyaasha Soomaaliya  kula hadlayay magaalada Baydhabo, kaddib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa ugu baaqay in la soo dhameystiro Xildhibaanada ka hadhay Aqalka…

Read More

Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Soo dhaweeyay in Dalka Maroko  uu 32 Sanno Kadib dib ugu soo Noqdo Xubinimadii Midowga Africa

Addis Ababa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ra’isal wasaaraha Dalka Ethopia Heyle Maryam Deseliin ayaa sheegey in dalkiisu uu soo dhoweynayo Ku soo noqoshada Dalka Maroko uu dib ugu soo noqdey xubinimadii midawga Afrika oo uu muddo 32 Sanadooda ka maqnaa.   Bayaan ay wada jir u soo saareen Masuuliyiinta itoobiya iyo Boqor Muxamed-ka Lixaad Gebagebadii…

Read More

Shabakada Xidhiidhka Bulshada ee Facebook oo  Soo Saartay Talaabooyin ay Wax kaga qabanayso Wararka Been abuurka ah ee Dadka Adeegsanayaa Ku Qoraan

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxa fulinta bar-kulanka bulshada ee Facebook wuxuu ku dhawaaqay tallaabooyiin cusub oo lagu joojinayo wararka beenta ah ee bartaasi ka soo muuqda. Warbixin lagu faafiyey Facebook ayuu Mark Zuckerberg ku sheegay in shirkaddiisu ay sameysay qalab cusub oo qabanaya sidoo kalana kala saaraya “wararka beenta ah”. Wuxuu intaa ku daray…

Read More

Muqdisho: Xili la Isu diyaarinayo Doorashada Dadbadan ee Somalia iyo Boqolaal ka tirsan ciidamada booliska dowlada Somalia oo liiska shaqada laga saaray

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliya Jen. Cali Xirsi Barre (Cali gaab) ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha, kuwaasoo ku saabsanaa in saddex boqol oo askar booliska ka tirsan haqada laga eryey.   Jen. Cali Cali gaab ayaa sheegay in askarta liiska shaqada laga saaray aysan…

Read More

Madaxweynaha Oo Ku Guda Jira Safarkiisi Tabantaabo Ayaa Maanta Kormeeray Xaalada Abaarta Ee G.Daadmadheedh, Xadhigana Ka Jaray Ceel-Biyoodka Ceelxumo, Iyo Xaaxi Oo Biyo Laga Gaadhay, Deeq Loogu Talogalay Dadka Jilicsana Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha SAWIRO

Oodweyne 20. November 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminayey ee xalay u hoyday Burco ayaa saaka u kicitimay dhinaca gobolka Daadmadheedh oo ay xaalad abaareed ka jirto, waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay halkaasi waxa uu xadhiga ka jaray ceel-biyood laga hirgeliyey Ceel-xumo oo taariikhda markii u horaysay yeelan doonta ceelbiyood humiima. Waxa kale oo uu madaxweynuhu u kuurgalay…

Read More

Golaha Wakiilada Somaliland oo Taakulo Lacaggeed oo Dhan Afar Boqol iyo Laba iyo Sagaashan Milyan oo ay Mushahaaraddooda Ka Soo Jareen Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Heer Qaran ee Somaliland+SAWIRO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa taakulo lacaggeed oo dhan Afar Boqol iyo Laba iyo Sagaashan Milyan oo Shilinka Somaliland ah oo ay mushahaaraddooda iska soo jareen xildhibbaanada aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ku wareejiyey guddida abaaraha heer qaran ee Somaliland. Munaasibadan kooban oo ay taakuladan lacaggeed kula kala…

Read More

”Weftiga Xisbiga Waddani-na waan ku amaanaya sida ay uga qayb qaadayaan taakulaynta dadkooda abaaruhu hayaan,Waxaan se qabaa in cidii tidhi Doorashadu dib bay u dhacaysa in aanay waxba hubsan” Wasiirka Gaashaandhiga

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa deg deg ku tilmaamay dadka ay ka soo yeedhay in abaarta taagani dib u dhac ku keeni karto doorashooyinka, waxaanu sheegay in arrimaha doorashooyinka ay gacanta ku hayaan guddiga doorashooyinka qaranka. Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami oo wareysi gaar ah…

Read More

Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Mooshin Uu U Gudbiyey Shirguddoonka DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Shekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka war-bixiyey ujeedada mooshin uu gudbiyay Shirguddoonka Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay in mooshinkani la xidhiido ansixinta gobolo hore loo magacaabay. Islamarkaana ay Xukuumaddu Golaha u soo gudbiso si loo ansixiyo. https://www.youtube.com/watch?v=AgXEs4VC4sk

Read More

“Way Jiraan Diyaarado Duqeeyay Deegaano ka Mida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa cadeeyay in qaar ka mida dhulka Somaliland ay duqeeyeen Diyaarado aan la garanayn dalka laga leeyahay. Wasiirka Faratoon oo Warbaahinta kula hadlay  aqalka Golaha wakiilada Somaliland, waxaa uu sheegay in deegaanka Oodwayne ay diyaarado duqeeyeen meel kayn ah oo aanay cidna…

Read More

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland oo Beesha Caalamka ugu Baaqay inay Gurmad u fidiyaan dadka ku Tabaaloobay Xaalada abaareed ee Somaliland

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Daahir Cakuse ayaa ka hadlay saamaynta ay Abaartu ku yeelan karto qabsoomida Doorashada, xilli Masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddu sheegeen inay Doorashadu dib u dhacayso madaama ay abaari jirto, balse isagu waxa uu tilmaamay in haddii ay abaartu sii socoto, inay muhiim tahay in la iskaga…

Read More

Maareeye-xigeenkii Telefishanka Qaranka Oo Ka Waramay Sababta Uu Somalia U Tagay Iyo Xilka Uu Doonayo Inuu Qabto & Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Maareeye-xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax, ayaa ka degay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, isagoo haya xilkii. Mustafe Qodax, oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ku sugan u waramay wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay, wuxuu xaqiijiyay inuu Muqdisho u tagay ka mid noqoshada baarlamaanka…

Read More

Saamaynta Dabayshii Isbedelka ee Hogaaminta Maraykanka oo Dhiig Cusub Ku beertay Labada aqal ee Hogaaminta Maraykanka DAAWO

New York 20. November 2016 (SDN/QJ):- Dabayshii isbedelka siyaasadeed ee sida kedisada ah xafiiska madaxweynanimada Maraykanka u keenay Donald Trump ayaa waxa ay hadda neecow saxansaxo ah oo ay ku raaxaystaan u noqotay labada aqal baarlamaan ee wadankaasi oo ay hore aqlabiyada u lahaayeen Xisbiga Jamhuuriga oo iyagu haatan wada haysta awoodda Golaha koongareeska. Aqalka…

Read More