Muxuu Daarnaa Kulankii Albaabadu U Xidhnaa Ee Qasriga Madaxtooyada Ku Dhex Maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Cabdicasiis Samaale? + Qodobo La Iskula Qaatay
Hargaysa 15. November 2016 (SDN/QJ):-Kulan gaar ah oo albaabadu u xidhanaa saxaafadduna dibad joog ka ahayd ayaa habeen hore qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Caasimadda Hargeysa ku dhex maray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay Muddo dheer ahaayeen saaxiibbo aad isugu dhaw…
