Webmaster

Soomaaliya: Qaramada Midoobay Oo Waan-waan Ka Bilowday Dagaallada Gaalkacayo

Gaalkacayo 14. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynayaasha Maamullada Puntland iyo Galmudug oo Shalay ku kulmay magaalada Gaalkacyo ayaa heshiiska ka gaadhey colaadaha soo noqnoqday ee ka Jiray magaaladaasi Bishii u dambaysay. Kulankan ay Madaxwaynayaasha Gal-mudgu iyo Puntland Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ku heshiinayeen waxaa goob-joog ka ahaa wakiilka qaramada midoobay u fadhiya…

Read More

Hillary Clinton oo Sababta Guul daradeeda dusha u Saartay Agaasimaha FBI Maraykanka oo Dhabarka ka Toogtay

Washington 14. November 2016 (SDN/QJ):- Hillary Clinton ayaa sheegtay in guul darradeedii Doorashadii madaxtinimada Maraykanka uu Sababteeda Leeyahay agaasimaha Hay’ada FBI-da. Mrs. Clinton waxay sheegtay in dhawaaqii agaasimaha FBI-da, James Comey, ee ahaa in baadhitaan cusub lagu bilaabayo adeegsigeedii email-lada markii ay ahayd xog-hayaha arimaha dibadda wax yar uun ka hor laba cisho maalintii doorashadu…

Read More

Somaliland Oo Lagu Dhaliilay Qaabkay Uga Hadashay Natiijada Doorashadii Maraykanka Ee Uu Ku Guuleystay Doland Trump

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa lagu dhaliilay qaabkii ay u dirtay hambalyada Madaxwaynaha Cusub ee Maraykanka  Donald Trump salaasadii Toddobaadkii hore. Guddoomiyaha Hay’adda Xuquuqal Insaan HRC Guuleed Axmed Jaamac (Dafac), ahna Afhayeenka Hay’adda Daraasaadka Siyaasadda, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxwayne Axmed-Siilaanyo aanay u diyaar garoobin dhambaalkaasi ay la wadaageen hoggaanka cusub ee…

Read More

 “Trumo waxaanu oga Digeynaa Kalinimo inuu Galiyo Maraykanka” Gaashaan buurta NATO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa u digay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, waxaanu u sheegay in “kelinimo” aanay dan u ahayn Europe iyo Maraykanka toona. Waxaa uu sheegay in reer galbeedka ay soo food saartay caqabadii ugu wayneyd ee dhanka nabadgelyada ah ee mudo…

Read More

“Sida Maanta Xisbiga Waddani u socdaa Waxaad Moodaa…. Wixii Maanta ka dambeeya Waan iska Casilay Gabe-ahaan Xisbiga Waddani.” DAAWO

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ahaa Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolka Awdal Isla markaana Xilal Wasiir ka soo Qabtay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Balse Mudooyinkii u danbeeyay Ku Jiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Shaaciyey inuu Gebi ahaanba iska Casilay Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbigaas. C.risaaq Cali Cismaan Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo Mudadii uu…

Read More

Bulshwaynta ku dhaqan Caasimaada Uk oo soo dhawayn balaran u sameyeen Abwaanka Caanka ku ah Masraxa iyo Gabadyada Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg

London 13Nov16(SDN/QJ) Bulshwaynta ku dhaqan Caasimaada Uk waxay soo dhawayn balaran u sameyeen Abwaanka Caanka ku ah Masraxa iyo Gabadyada Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg Abwaanka oo dhax  Muquurtay Bad weyntii suugantii Halabuur Kana sheekeyey gabayadii iyo ,geerare,heeso ,riwaydihiisi iy iyo Tariikhdii Fankiisa taas oo dadki raali galiyey goobta ku sugnaa suaalana ka waydiyey  waxa…

Read More

“Anigu Maaha Waxaan U Taageerayo Muuse Biixi ee Cod kayga U Siinaya Ma aha Qabyaalade Waan Xisaabiyey,Waayo Waddani Dee Ragba Ku Dhamaaday, Marka Ana Kan Kalidi Meesha Lagaga Tagay Inan Is Idha…’’ Cali Guray DAAWO

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa sheegay inuu ka baydhay Garabka uu Hogaamiyo Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen Waxaanu Sheegay in Wixii hada ka danbeeya uu Taageeri doono Isla markaana uu Codkiisa siin doono Murashax Muuse Biixi. Guddoomiye Ku-xigeenkii Saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa…

Read More

Xildhibaan Faarax Dheere oo Fashiliyay Raashin La Leexsaday iyo Wasiiro Sii Daayay Dadkii Loo Xidhxidhay DAAWO

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Faarax Cabdule Faarax dheere oo ku sugan Gobolka saraar ayaa si adag waxaa uu uga hadlay Raashin iyo mucaawino loogu talogalay dadka abaaruhu saameeyeen oo la Lunsaday isla markaana ay niman xilal ka haya dawladu jidgooyo u dhigteen isagoo carabaabay in qaarkood la xidhay isla markaana ay wasiiro Sii daayeen…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Abaal Marino Gudoonsiiyey 15 Ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradiisa DAAWO

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani, ayaa abaal Marino Gudoonsiiyay Qaar kamida Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta. Munaasibada Shaahadooyinka Lagu Guddoonsiinaayay Shaqaalaha oo Lagu Qabtay Xarunta Wasaarada Waxa ka qayab galay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Marwo Shukri Xariir Ismaaciil, Iyo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Axmed Maxamed Aadan….

Read More

“Xagga Dhaqaalaha Kula ma Tartami Karayno Xukuumadda, Xisbiga KULMIYE na Wax Ma Bixiyo oo Dawladda uun buu Ka Soo Qaadaa, Laakiin Taayadu Waa Rubbad Run ah.”.Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro)

Burco 13.November 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo isaga iyo weftiguu hoggaaminayaa ay socdaal ujeedkiisu yahay gurmadka Abaaraha deegaanada bariga Somaliland u joogaan magaalada Burco, ayaa ka hadlay qaadhaan raashin ah iyo deeqo lacaggeed oo biyo dhaamis ah ba ku wareejiyey guddida abaaraha heer qaran ee Xisbiga WADDANI, waxaana uu sheegay…

Read More

“Faysal Cali Waraabe Waa Waxyeello Somaliland Dhex Taalla Oo Xisbiga UCID U Haysta Weel Lagu Qarafaysto (Dawarsado)”..C/rashiid Xasan Mataan

Berlin 13.November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa si ba’an u dhaliilay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo uu ku tilmaamay shakhsi siyaasadda Somaliland ku guul darraystay oo khiyaamo weyn ku sameeyey garabkii Jamaal Cali Xuseen oo uu ku sheegay in ay…

Read More

Khilaaf Ka Dhex-taagan Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Dibedda U Soo Baxay iyo Halka uu Salka Ku Hayo

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Khilaaf la sheegay inuu muddo huursanaa oo uu u dhexeeyo Musharrixiinta Jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbil-xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dibedda u soo baxay, ka dib markii Guddoomiye Biixi iyo Xubnaha kale ee Hoggaanka Xisbigaas la sheegay inaanay ka ag-wareegin Madaxweyne Ku-xigeen Saylici oo…

Read More

Xukuumadda Oo Ku Fashilantay Shirkii Ganacsiga Somaliland/Germany Kadib Markii Shirkado Waaweyn Oo La Filayay Inay Shirkaasi Kasoo Qayb Galaan Saluug Darteed U Maqnaadeen

Berlin 13.November 2016 (SDN/QJ):- Shirkadihii Waddanka Jarmalka ugu tayo wanaagsanaa ee la filayay in ay kasoo qayb galaan kulan-ganacsiyeedkii loogu magac daray Maalinta Somaliland iyo Jarmalka ee Toddobaadkan lagu qabtay dalkaasi Jarmalka ayaa gabi ahaanba baaqday marka laga tago inyar oo kooban kadib markii ay saluugeen qaabkii dawladda Somaliland muddada uga soo shaqaynaysay kulankaasi oo…

Read More

Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Ku Mashquulsan Dagaal Diblomaasiyadeed Iyo Dhaqdgaqaaq Hoose Oo Uu Kaga Gaashaamanayo Imaatinka Cali Khaliif Iyo Dhaq Dhaqaaqyo Is Fasiraya Oo Ka Socda Gobolka Sool

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo Markii uu bilaamay wadahadalkii u dhexeeyay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo Xukuumadda Somaliland,waxa jiif iyo joogba diiday Siyaasiyiinta Gobolka Sool iyo Buuhoodle ka soo jeeda ee Mansabyada ka haya Xukuumadda Maddaxweyne Siilaanyo,Iyadoo mid waliba uu ka cabsi qabo inuu Heshiis ay gaadhaan Khaatumo iyo Xukuumaddu saamayn ku…

Read More

Shirweynaha Qabyaaladdiidka Somaliland- Shirkii Ugu Horreeyey Noociisa Oo Kale Dalkeena Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Boorama

Boorama 13.November 2016 (SDN/QJ):- Shirweyne noociisa oo kale ah kii koowaad ee laga ga arrinsanaayo ka hortagidda iyo la dagaalanka dhibbaatada Qabyaaladda ee saamaynta xun ku leh guud ahaan umadda Soomaaliyeed oo ay ka soo qeyb-galeen wakiilo ama dad u ololeeya cidhibtirka qabyaalada oo ka socda dhammaan goballada Somaliland, ayaa si rasmi ah uga furmay…

Read More

Qoraa & Macallin Siciid Maxamuud Gahayr oo Loo Aqoonsaday Maxbuuska Sannadka ee Dunida Sharci-darro ugu Xidhan

Hague 13.November 2016 (SDN/QJ):-Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo sidoo kale ah Abwaan iyo Macallin wax ka dhiga Dugsiyada sare ee dawladda ee magaalada Hargeysa oo dhawrkii bilood ee ugu dambeeyey ku xidhan magaalada Hargeysa, ayaa loo aqoonsaday Qoraaga sannadkan sharci-darro ugu xidhan dunida, waxaana Xukuumadda Somaliland iyo Hay’adaha Garsoorka dalka loogu baaqay inay xorriyaddiisa u…

Read More

Weriyayaal Ruugcadaa Ah Ayaa Soo Bandhigay Doorka Ay Ururka Solja ka qaaday Qabyaalada DAAWO

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Weriyaal Ruugcadaa Ah Ayaa Soo Bandhigay Doorka Ay Ururka Solja ka qaaday Qabyaalada iyo Sida ay u Kala Xigsadeen Saxafiyiintii Waaweynaa ee Soomaaliland iyagoo Soo Bandhigay Koox Gaar ah oo Ay Isku Hayb Yihiin Maamulka Ururkaasi Waxaana Waraaqo aan la garanayn Waxa ay U tarayaan la siiyay Saxafiyiin Dayar oo Dedaal…

Read More