Cali Guray oo shaaciyey in Muuse Biixi Dagaal Sokeeye & Dhiig data dalka ka ridi doono,Haatana Sheegay inuu Codkiisa Siin doono (Isbedelka Siyaasiga Somaliland) DAAWO
Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray’’ ayaa Mar qudha Xagal Sagaashan Digri ah Wareejiyey aragtidiisii Siyaasadeed ee Isbedel dalka ku Yimaada. Cali Guray oo hore loogu yaqaanay Shakhsi Mucaarid adag ku ah Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Kuna Sifayn Jiray Siyaasi damaciisa kursi uu kala qaalisan…
