Webmaster

Maxkamada Hargeysa oo Dacwad ku wayday Suxufiyiin iyo Wargeyska Muddo u xayirnaa Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex oo in mudo ah dhageysanaysay Dacwada Loo haystay wargeyska Hubsad ayaa sheegtay in wax dambi ah lagu waayay wargeyskaasi, islamarkaana uu fasaxyahay. Maxkamadu waxaa kale oo xoriyadoodii usoo celisay Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii wargeyskaasi oo damaanad ku maqnaa.

Read More

Awdal:Ceelal laga Hirgaliyay Magaalada Boorama

Boorama 13.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Jamhuuriyada Somaliland Bashe Cali Jaamac Oo Uu Weheliyo Ku Simaha Agaasimaha Guud Ee Wasaaradasi Maxamed Farax Cabdi Ayaa Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Cusub Oo Loogu Talo Galay Inay Ka Faaidaystaan Dadka Ku Dhaqan Degmada Magalo Cad Oo Ka Tirsan Gobolka Awdal Ugu Horayna Ceel Biyoodkan Cusub…

Read More

Donald Trump ma is hortaagi doonaa Siyaasadii Afgaradka ee Afrika iyo Maraykanka? Faallo

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Marka laga hadlayo Qaaradda afrika, saamaynta doorashada Donald Trump ee Madaxweynanimada maraykanku waa xoojinta aragtida labada aqal baarlamaan ee Dalka maraykanka oo ahaa Rukunka siyaasadda maraykanka ee ku wajahan qaaradda afrika mudadii 24-ka sanadood ahayd ee u dambaysay. Siyaasadan loo dhammaa oo ay hore u soo taageereen madaxweynayaashii kala dambeeyey ee…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Ku Baaqay In Aan Sinaba Loo Iibin Dhulka Danta Guud Ee Suuqa Gobanimo Madaxweynahana Ku Bogaadiyey Gurmadka Abaaraha

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Gurmada Abaaraha ka jira Bariga Somaliland, waxaanu Madaxweynaha ku bogaadiyey kulankii uu la yeedhay Shirkadaha Waddaniga ah ee Dhaqaalaha ku bixiyey Gurmadka Abaaraha. Sheekhu waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay isla-markaana uu ka digay in Goobaha loogu Talo-galay in Baabuurta…

Read More

Shakhsiyadda Donald Trump; Madaxweynaha La Doortay Ee USA & Hadaladiisii Cajiibka Ahaa!!- W/Q: Cabdirashiid Ismaaciil Ibraahim

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- In kastoo in badan oo Xisbigiisa ahi ka soo horjeedeen, haddana, Donald Trump, Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka wuxuu ahaa mid xan-xantaynayay boogaha xanuunaya dadka cadaanka ah ee dalka Maraykanka oo isu arkayay kuwo dhibaatooyin badan lagu hayo. Dadka cadaanka ahi waxay aaminsanaayeen in 8 sanno uu xukumayay nid madow…

Read More

Maxaa kala haysta Tuulo Jooga reer Yugaandha iyo yaxaasyada?

Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Wakaalada ilaalaynta iyo xanaanada duurjoogta ee Dalka Yugaansha waxaa lagu eedeeyey inay yaraysteen oo dayaceen nolosha dadka tuulo jooga ah eek u nool deegaanada kulaalaya Webiga KAFU, dadkaas oo ay soo weeraraan yaxaasyada webigu kana cunaan caruurtooda. Dadweynaha degan tuulada Kimengo oo ka tirsan gobolka Masindi ayaa ku eedeeyey mas’uuliyiinta hay’adda…

Read More

Tirada Soomaali Itoobiya Maxkamadaysay, Xukunnada Lagu Riday Iyo Sababta Loo Haysto

Addis Ababa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Sideed Qof oo Soomaali ah oo 2013-kii lagu xidhay dalka Itoobiya, ayaa lagu xukumay Xabsi, ka dib markii lagu eedeeyay dembiyo la xidhiidha Argaggixisannimo. Waxaa lagu xukumay inta u dhexeyso 2 illaa 9 sano, ka dib markii lagu helay inay si sharci-darro ah ku galeen Itoobiya iyo inay isku deyeen…

Read More

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban ki Moon oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha cusub ee Somalia u fadhiya UN-ka Yuusuf Garaad

New York 13.November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee Somalia u fadhin doona xarunta UNka ee magaalada New York. Ban ki Moon ayaa xafiiskiisa magaaladan New York ku qaabilay Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo ah danjiraha cusub ee Soomaaliya u wakiilatay QM. “Waxaan uga…

Read More

Yaabka qabsaday Askari ka tirsan ciidamada Siiriya oo Qosol iyo Farxad ku jiray balse Murugo si toos ah ula kulmay DAAWO

Dimishiq 13.November 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah askarta milatariga dalka Siiriya ayaa waxaa qabsaday arin naxdin badan ka dib markii la soo weeraray isaga oo faraxsan ama damaashaad ku jira . Askarigaan ayaa gaari Taangi ah dusha ka saarnaa wuxuuna ku jiray farxad iyo dabaaldeg ka dibna waxaa weerar qorsheeysan ku soo qaaday ciidamada…

Read More

Maraykanka oo Markii u horreysay Shaaciyey inay Ciidammada Puntland Marin-habaabiyeen Markii ay Duqaynta Ku Fuliyeen Ciidamada Gal-Mudug

Washington 13.November 2016 (SDN/QJ):- Dawladda Maraykanka, ayaa markii ugu horreysay qiratay weji-gabax ay kala kulantay weerar ay Ciidammada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland marin-habaabiyeen oo ay ku qaadeen Xero ay degganaayeen Ciimmo ka tirsan Maamul-goboleedka Galmudug, kuwaasoo ay Ciidanka Puntland ugu sheegeen inay yihiin Al-Shabaab bishii Sagaalaad ee sannadkan aynu ku jirno, isla markaana sababay dhimasho…

Read More

Cilad gashay Facebook oo sababtay in dad nool barahooda lagu qoray iney dhinteen & Falcelinta Shirkada Facebook

Washington 13.November 2016 (SDN/QJ):- Khalad farsamo oo ku dhacay barta xiriirka bulshada ee facebook ayaa keenay in muddo saacado ah dad badan oo isticmaala lagu arkay barahooda fariimo muujinaya inay dhinteen. Ciladan oo dhacday Doraad Jimcihii ayaa keenay inay dad nool barahooda lagu arko astaan murugo oo baroor diiq ah. Fariintan baahday ayaa ahayd mid…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Hambalyeeyay Xulalkii Ku Guulaystay Tartankii Ciyaaraha Gobolada Dalka & Laamihii Dawlada ee Taabo Geliyey

Hargaysa 12.November 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Waddani wuxu hambalyaynayaa qabsoomidda iyo dhamaystirka tartanka ciyaaraha gobolada ee markii ugu horreysay ee kala badh muddadii lixda sano ahayd ee ay Xukun ka hayeen Xisbiga kulmiye ka qabsoontay Somaliland,Sidaa Waxaa Yidhi Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani C.rashiid Xasan Mataan oo Qoraal Kooban ku faafiyey Barta uu Ku Leeyahay Shabakada…

Read More

Madaxweynaha JSL, Oo Maanta Ka Qaybgalay Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee Koobka Gobolada Somaliland Oo Dhexmartay Xulalka Awdal Iyo Saaxil, Iyadoo Guushuna Raacday Gobolka Awdal SAWIRO

Hargaysa 12.November 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta ka qaybgalay daawashada ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka xiisaha badan ee gobolada dalka Somaliland. Ciyaartaas oo ahayd mid xamaasad gaara leh labada kooxoodna ay soo bandhigeen ciyaar aad u qurux badan oo dadkii daawanayey la dhaceen hanaanka ay u wada ciyaareen labadaa…

Read More

Xulka Gobolka Awdal oo Ku Guulaysatay Koobkii Kubada Cagta ee Gobolada S.land Iyo Xulka Gobolka Saaxil oo Hantiyey Koobkii Kubada Kolayga

Hargaysa 12.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Galabta Gudoonsiiyey Xulka Gobolka Awdal Koobkii Kubada Cagta ee Tartanka Gobolad Somaliland Kadib Markii ay Ka Guulaysteen Xulka Gobolka Saaxil oo 2 iyo Hal ay kaga badiyeen Kadib Markii ay Isugu soo Baxeen Ciyaarta kama danbaysta ah ee Koobka Gobolada Somaliland oo…

Read More

Badhasaabka Gobalka Togdheer oo Xisbiga WADDANI Ku Ammaanay Doorka ay Ka Qaateen Gurmadka Abaaraha ee Deegaanada Bariga Somaliland

Burco 12.November 2016 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobalka Togdheer Md.Maxamed Ibraahim Aadan(Qabyo-tire), ayaa Xisbiga WADDANI ku ammaanay sida ay ugu soo gurmadeen isla mar ahaantaana ay dareen ahaan dadka abaarahu saameeyeen u la qeybsanayaan dhibbaatada iyo xanuunka ka soo gaadhay abaaraha ka taagan deegaanada bariga Somaliland. Md.Maxamed Ibraahim Aadan(Qabyo-tire), ayaa hadalkan ka sheegay mar uu la hadlaayey…

Read More

Madaxweynaha la Doortay ee Maraykanka Donald Trump Maxuu Ka Yidhi Saddam Xuseen, Qaddaafi & Bashaar? DAAWO

Hargaysa 12.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu ka hadlay arimo ku saabsan bariga dhexe, Waxana uu sheegay Donald Trump in xaalada gobolkaasi ay ka wanaagsanaan lahayd sida ay haatan tahay hadii ay xukunka sidoodii u haystaan Madaxweynayaashii Saddaam Xuseen iyo Mucammar Al-qaddaafi. https://youtu.be/gTy4O13YbiQ

Read More

KULMIYE oo Xaruntiisa ku Qaabilay Masuuliyiin iyo Xubnihii Golaha Dhexe ee WADDANI u Qaabilsana Gobollada Bari SAWIRO

Hargeysa 12. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa qaabilay masuuliyiin, siyaasiyiin iyo xubno golaha dhexe ee xisbiga WADDANI u qaabilsanaa deegaamo ka tirsan Gobollada Sool, Sanaag, Xaysimo iyo Buuhoodle, kuwaas oo si rasmi ah ugu biiray xisbal-xaakimka. Kulan shir jaraa’id ah oo ka dhacay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ee caasimadda Hargeysa maanta, kana…

Read More

Wefti Ka Qeyb-qaadanaya Gurmadka Abaaraha oo uu Hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Xalay Gaadhay Burco+SAWIRO

Burco 12. Novembar 2016 (SDN/QJ):-Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ujeedkiisu daaran yahay ka qeyb-qaadashada gurmadka Abaaraha ee saameeyey deegaanada bariga Somaliland, ayaa Xalay fiidkii gaadhay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer. Weftigan oo ay guddoomiye Cirro ku wehelinaayeen siyaasiyiin miisaan culus oo iskugu…

Read More