Webmaster

Madaxweyne Donald Trump iyo Marwadiisa oo Obama iyo Xaaskiisu Ku Qaabbileen Aqalka Cad ,Arrimihii ay Ka Wada Hadleen,& Weedho Dublamaasiyadeed oo Obama u Sii Qadimay Trump DAAWO

Washington 11.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trum iyo Madaxweynaha Shaqada ka sii tegaya ee Barack Obama, ayaa Aqalka Cad ee looga taliyo waddankaas ku kulmay. Halkaas oo uu Obama ku soo dhaweeyey Madaxweynaha uu xilka ku wareejin doono ee la doortay Mr. Trump. Kulankan, ayaa la sheegay inuu qaatay ku dhowaad…

Read More

“Faysal Cali Waraaboow, Siddii Madaxweynahu Sheegay Umaddaa UF Ku Tidhi oo Basaas Baad Ahaan Jirtay, Cirro na Waa Ninkii Barafka iyo Qaxoontiga Ka Soo Ka Xeeyey ee Finland Ku Geeyey.”.Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI DAAWO

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Dhalliilay Shirkii UCID+Xukuumadda oo uu Ku Eedeeyey in Ay Faysal Cali Waraabe u Adeegsanayso Burburinta Shuruucda Dalka iyo Jawaabo Adag oo uu Ka Bixiyey Hadalo uu Faysal Hore ugu Duray Cirro iyo Uurcade Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa si…

Read More

Hargaysa:Kulan Hal Maalin ah oo Dhaqaale aad u badan Loogu Tabarucay Dadka Abaaruhu Saameeyeen ee Somaliland DAAWO

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Kulan uu Madaxweynaha JSL qasriga Madaxtooyada ee magaalada hargaysa kula yeeshay Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka ganacsatada waaweyn ee dalka ka mid ah ayaa waxaa lagaga dhawaaqay taageero dhaqaale oo gaadhaysa hal milyan iyo shan boqol oo kun oo doolarka Maraykanka ah oo ay ganacsatadu kaga qayb qaadanayaan xaalada abaaraha baahsan eek a…

Read More

“Anigu waxaan u dhashay Somaliland, gooni istaaga Somaliland ayaan aamisan nahay, Maxamed Kaahin malaa wuxuu ka didayaa biyaha kashiisa ku jira’’Prof Buubaa

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Guddomiye-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed iyo Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa mar kale isweydaarsaday weerar iyo weerar celis siyaasadeed. Maxamed Kaahin, ayaa khudbad uu ka jeediyay furitaanka shirkii golaha dhexe ee xisbiga UCID, wuxuu sheegay in KULMIYE iyo UCID ay iskaga mid yihiin inaanay hoggaanka xisbiga ka mid…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Dibadiisa

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo mudooyinkii u danbeeyay gurigiisa u jiifay jabniin ka soo gaadhay Misigta Midig ayaa dalka dibadiisa loo qaaday.   Waxaana Madaxweyne xigeenka loo qaaday magaalada Dubai ee xarunta isutaga Imaaradka Carabta, Madaxweyne xigeenka ayaan ilaa hada xaalada caafimaad ee jabniinkani aheyn mid…

Read More

Gudoomiyaha Garabka Toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI Md, Axmed Muumin Seed Oo Magacaabay Laba Guddi oo Laba Shaqo Kala qabanaya

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga WADDANI Ahna Gudoomiyaha Garabka Toosinta iyo cadaalada Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Mu’min Seed waxa uu magacaabay laba gudi oo uu ku sheegay inay kala yihiin, Guddida Abaabulka iyo wadahadalada ee garabka toosinta Iyo Cadaalada Xisbiga WADDANI kaas oo uu gudoomiye uga dhigay Marwo HInda Jaamac…

Read More

“Dhinac waxa ka jira Dastuur Damaanad qaaday xorriyadda Warbaahinta, Dhinaca kalena waxa jira dhaqankii iyo shuruucdii uu ka tegay Taliskii Maxamed Siyaad Barre..” Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Mowqifkiisa Ku Aaddan Xorriyadda Warbaahinta Somaliland

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Waxa Doraad Magaalada Hargeysa laga xusay Maalinta Saxaafadda Somaliland oo Sannad kasta la qabto 9-ka bisha Noofambar, waxaana lagu soo bandhigay Doorka Saxaafaddu kaga jirto Horumarka Dadka iyo Dalkaba iyo weliba Caqabadaha ku xeeran. Sidaasi darteed, ayaa Xisbiga WADDANI waxa uu saaray War-saxaafadeed uu kaga hadlay Mowqifka uu ka taagan yahay…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Joojiyey Dhamaanba Xafladihii Xisbigaasi Qabsanayay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Kulmiye ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey in dhamaan la joojiyey xafladihii iyo munaasabadihii waaweynaa ee Xisbiga, xaalada abaareed ee ka jirta gobolada dalka qaarkood. War saxaafadeed ka soo baxay xarunta guud ee Xisbiga Kulmiye ee mgaaalada hargaysa uuna ku saxiixan yahay Afhayeenka xisbigaasi Xasan Maxamed Cali…

Read More

‘’Jamaal Xaqa Ugu Hiiliya Meel,Meel uu Ku Ciil Baxo Ugu Hiiliya,Arinta Dhacday Ilaahaybaa Reer Somaliland Ku Eegaya’’ Aadan Dhoola Yare

Hargaysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Cadaalada Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoola-yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ayaa ku baaqay in Jamaal Cali Xuseen Cadaalada loogu hiiliyo. Aadan-Dhoola-yare waxa uu sidaa ku sheegay qoraal koobaan oo uu ku saxeexan-yahay, waxaanu u dhignaa sidan:   “Waan idin salaamay inta samaha jecel.Reer Somalinad waxaan…

Read More

Xidhiidhka Somalia iyo Mareykanka Wejiga uu Yeelanayo Kadib Guushii Madaxweynaha la doortay Donald Trump!! DHAGAYSO

London 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa sheegay inuu rajaynayo inaan waxba iska beddelin xiririka Soomaaliya iyo Maraykanka kadib doorashadii Madaxweynaha La-doortya Donald Trump. Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inaanay dadka Soomaalida ah ee ku nool Maraykanka ah aysan cabsi gelin marka la eego doorashada…

Read More

Xukuumada Somaliland & Hay’ada UNCHR oo ka Wada arrinsanaya Sidii Xero Qaxoontiga Yemen ka Yimid

Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):-Labadii maalmood ee u danbeeyay waxa Somaliland soo gaadhay  qoxoonti tiradoodu gaadhayso 377 qof oo  ka soo qaxay dalka Yeman, kuwaasi oo  ay ku jireen   dad dhalasho ahaan ka soo kala jeedda  waddamada   Soomaaliya  iyo Itoobiya. Isniintii todobaadkan  waxa  dekadda Berbera ku soo xidhay  Markab siday  127  qoxoonti ka yimid dalka Yeman,…

Read More

Hillary Clinton oo markii ay Naxdin Goysay Si Cajiib ah uga Hadashay Doorashadii uu Kaga Guulaystay Madaxweynaha 45 ee Dalka Maraykanka Donald J. Trump SAWIRO

New York 11.November 2016 (SDN/QJ):- Musharraxa xisbiga dimoqraadiga ee looga guuleystay madaxtinimada Maraykanka Hillary Clinton ayaa sheegtay in madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, la siiyo fursad uu dalka ku hoggaamiyo. Hillary Clinton oo fagaare soo istaagtay tan iyo markii ay qiratay in doorashada lagaga adkaaday ayaa waxay sheegtay inay rajeynayso in Mr Trump…

Read More

Magaalooyin Badan oo Ka Tirsan Dalka Maraykanka oo ay ka dhaceen Mudaharaadyo Lagu Diidan Yahay Madaxweynaha la doortay Donald Trump DAAWO

Washington 11.November 2016 (SDN/QJ):- Dibad baxyo Balaadhan ayaa Ka qabsoomay Magaalooyinka waawayn ee Dalka Maraykanka iyadoo dadwaynuhu kasoo Horjeedaan Madaxtinimada uu ku Guulaystay Mr Donald Trump, Isla Shalay Galab Gaadhay Caasimada Maraykanka ee Washington. Dibad baxayaasha oo sita boodhadh ayaa Ku Canbaareeyay Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka inuu yahay cunsuri, Waxayna Kumanaan Dibad baxayaal ahi…

Read More

Madaxweynenimada Donald Trump: Yay tahay in uu ka Baqo? & Warbixintii Ugu Dheerayd ee Dhinacyo Badan ka eegtay Hawlgalada Trump AKHIR

New York 11.November 2016 (SDN/QJ):- Dadka Mareykanka waxa ay musharraxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump u doorteen in uu noqdo madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka. Natiijadii doorashada ee guushu ku raacday Trump ayaa ka farxisay dad badan sidoo kalena ka nixisay malaayiin qof oo kale. Marka, su’aasha taagan ayaa ah: Yaa wax ku waayaya yaase ka faa’iidaya…

Read More

Xaqiiqooyin Ku Lammaan Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Donald Trump: Noloshiisii Hore, Hantidiisa, Muxuu Ka Aaminsan Yahay Muslimiinta Iyo Gaar Ahaan Soomaalida

San Bernardino 11.November 2016 (SDN/QJ):- Donald John Trump oo ah maal-qabeenka reer Maraykan ee shalay ku guulaystay talada waddanka adduunka ugu tunka weyn ee Maraykan waxa lagu tilmaamaa shakhsiyad layaab badan oo in badan laga faalloodo. Maal-qabeenkan mawaaqiftiisa iyo siyaasadihiisu layaabka badan ku rideen caalamka ayaan isku dayi doonaa in aan akhristayaasheena sharafta mudan la…

Read More

Guud ahaan Imaamyada Masaajidada Somaliland oo Lagu amray in Khudbadaha Salaada Jimce ay Noqoto Taakulaynta abaaraha & Alle bari Roob doon ah DAAWO

Hargaysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Diinta iyo awqaafta JSL ayaa fartay dhamaan masaajidada dalka in salaadda jimcaha ee Maanta khudbadaha lagaga dhigo ka qayb qaadashada taakulada abaaraha, lagana akhriyo ducada qunuutka oo ilaahay lagaga baryayo inuu raxmada inoo shubo.

Read More