Webmaster

Khudbadii u Horaysay ee Madaxweynaha Cusub ee Maraykanku u Jeediyey Shacabka Maraykanka & Isbedelka Durba Ku Yimid Qaabkii uu Hadli Jiray DAAWO

New York 10. November 2016 (SDN/QJ):- Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaadhay doorashooyinkii ka dhacay Dalka Maraykanka. Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga ayaa ka adkaaday musharaxa xisbiga Dimoqraadiga Hillary Clinton oo dad badan ay saadaalinayeen inay guuleysan…

Read More

Dowlada Somalia oo ka hadashay doorashada Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump

Muqdisho 10. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo war saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump. Xasan Shiikh ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Maraykanka uu ka dhexeeya xiriir wanaagsan uuna rajaynayo inuu sii xoogeysto. Dhinaca kale Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye ayaa…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):- Anigoo ku hadlaya magacayga iyo ka dalkayga iyo dadkayga waxan kugu hambalyeynayaa guusha aad ka gaadhay Doorashadii ay shacabka Maraykanku kuugu doorteen inaad noqoto Madaxweynahoodii 45-aad. Mudane Madaxweyne, haatan oo Doorashadii lagu kala calaf qaaday, waxa lagama maarmaan ah inaad ummadaada midayso oo aad u damaanad qaado horumar iyo barwaaqo,…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Loo Doortay Murashaxa Xisbiga Ucid u Matalaya Doorashada Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 09. November 2016  (SDN/QJ):-Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid ayaa Maanta ugu doortay Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Halka Sidoo kalena lagu doortay Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid iyo Xogahaya Golaha Dhexe. Shirkan oo ahaa Kii 6aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid waxaa Goob Joog ka ahaa…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shir Weynaha Caalamiga Ah Ee Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa Maanta, Kuna Beegan Xuska Geeridii Aabaha Saxaafada Somaliland Tuur Cabdi Shide SAWIR

Hargaysa 09. November 2016  (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta ka qayb galay Shirweyne Caalami ah oo lagaga hadlayay Horumarinta Saxaafada Somaliland Isla Markaana ku Beegan Maalinta Saxaafada Somaliland. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey munaasibadaasi ayaa yidhi “Milgo iyo maamuus weyn bay ii tahay, in aan ka soo qayb galo munaasabaddan…

Read More

Xulalka Gobolada Gebilay & Awdal oo Galabta Wada Ciyaaraya Ciyaar Koodii Badiyaa u Gudbayo Ciyaarta Kama Danbaysta ah ee Koobka Gobolada Somaliland LIVE U DAAWO

Hargaysa 09. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xulalka Gobolada Gebilay Iyo Awdal ayaa Maanta Isku Haleelay Ciyaar adag oo Koodi soo baxaa uu u Gudbayo Ciyaarta Kama Danbaysta ah ee Koobka Gobolada Somaliland,Isla Markaana la Ciyaari doona Labada Xul ee Daad Madheedh iyo Saaxil oo beri Wada Ciyaaraya Kooda Soo baxa. https://www.youtube.com/watch?v=_Roemng2cOA&feature=iv&src_vid=ioR_9g7xa9U&annotation_id=channel%3A581e0a76-0000-2e7f-bf5e-001a113771bc

Read More

Xukuumadda Siilaanyo oo ka hadashay Sababta ay Garabyada UCID Mid u Taageertay midna uga eexatay DAAWO

Hargaysa 09. November 2016  (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababta ay labadii Garab ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID u qaybsanaa mid ka mid ah ay ugu oggolaatay inuu qabsado Shirweyne aan caadi ahayn, ka kalena iska hor-taagto inuu qabsado shirkaas oo ay labadooduba doraad muddeeyeen. Wasiirka arrimaha gudaha…

Read More

Mahadhooyinka Xisbiga Ucid: Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo Jid Laami ah Dhexdiisa Shir Ku qabsaday Iyo Gudoomiye ay doorteen DAAWO

‘’Guddoomiyaha xisbiga UCID, Waaniga. Aniga Iyo Faysal Cali Waraabe, Aanu isugu nimaadno Xafiiska. Kaayo Xoog Roon Ayaa U Hadhidoona .” Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Kadib Markii loo diiday inay Shir ay ku barbaraynayaan Gudoomiye Faysal ay ku qabsan kari waayeen huteelada hargaysa oo diiday dalabkooda amar ay ka haystaan Xukuumada ayaa Waxay Shirkoodii ku qabteen…

Read More

Donald Trump oo Noqday Madaxweynihii 45aad ee Dalka Maraykanka & Arrimaha Mucjisooyinka ah ee Ku Lamaanaa Doorashada Maraykanka!!!

Washington  09. November 2016 (SDN/QJ):-Donald Trump ayaa loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka kadib guul aan marnaba laa saadaalin oo uu ka gaadhay doorashooyinkii Shalay ka dhacay Dalka Maraykanka,sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee AP iyo warbaahinaha kale ee Maraykanka. Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga ayaa ka adkaaday musharaxa xisbiga…

Read More

Shir Siyaasadeed Madal Isugu Keenay Muxaafid Iyo Mucaaridba Siyaasiyiinta Beesha Habar Carfaan Oo Lagu Naaqishay Aayaha Siyaasadeed Ee Beesha Kadib Xaaladdii Axmed Muumin Seed, Xodxodashada KULMIYE Iyo Rajada WADDANI

Boorama 09. November 2016  (SDN/QJ):-Kulan Siyaasadeed Albaabadu u xidhnaa oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey Magaalada Boorama uga socday Masuuliyiinta xukuumadd kaga jirta, Siyaasiyiinta, Odayaasha, Aqoonyahanka, Dhallinyarada iyo haweenka beesha Habar Carfaan/Samaroon ee degta Gobolka Awdal ayaa shalay Suldaanka Guud ee Beeshaasi soo gabagabeeyey iyada oo gunaanadkii shirkaasi laga soo saaray qodobo dhawr ah iyo…

Read More

Dhawr Wasiir oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ka Tirsan oo Cisbitaalka Guud Ku Booqday Dadkii ku dhaawacmay Garoonka Kubada Cagta Hargaysa & Guubaabo ay Bulshada u Jeediyeen DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Ku Booqday Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Dhallinyaro iyo qaar ka mid ah Ciidamada Booliska oo dhaawacyo ka soo Gaadheen Ciyaartii dhex martay Xulalka Gobolada Hawd iyo Daad Madheedh.

Read More

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland & Saraakiisha Wasaaradiisa oo Ka Hadlay Aragtida ay ka Qaateen Rabshadihii ka dhacay Garoonka Hargaysa Studium DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Dhallinyarada Ciyaaraha iyo Madaxda Kale ee Wasaaradaasi ayaa ka hadlay Dhacdadii ka dhacday Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium ee Gacan ka hadalka gaadhay. Wasiirka Ciyaaraha ayaa Muujiyey Sida uu uga Xun yahay Falkaas ka dhacay Garoonka Waxaanu ugu baaqay dhamaanba bah’da Ciyaaruhu inay ka taxadiraan falalka ka dhanka ah…

Read More