Hargeysa 11.November 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa dhowr qodob oo ka mid ahaa qorshayaashii siyaasadda Dibada ee Donald Trump u fududeeyey guushii kedisada ahayd ee uu ka gaadhay tartankii Madaxweynaninamida maraykanka.
https://youtu.be/dIoH6LQxSLQ
