Webmaster

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi oo soo bandhigay xidhiidhka ka dhexeeya ciyaartoyga iyo askariga DAAWO

Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Mudane Muuse Biixi Cabdi Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Xisbigaas ee Jagada Madaxweyne ayaa soo bandhigay Xidhiidhka ay wadaagaan Ciyaartoyga iyo Askarigu mar uu ka hadlayay Casho Madaxweyne Siilaanyo u Sameeyay Xulalka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland uga socda Caasimada Hargaysa.

Read More

Nuxurka Kullan Xalay Magaalada Addis Ababa Ku Dhexmaray Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro Iyo Hogaaminaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh SAWIRO

Addis Ababa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):-Kullan-kan ay wadda yeesheen  guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro iyo Madaxweynaha maamulka khaatumo Cali khaliif Galaydh,ayaa  habeenkii xalay ahaa ka qabsoomay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,kaasi oo ku soo dhammaaday jawi is afgarad. Musharax Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro…

Read More

Somaliland :Jab’had Hubeysan Oo Lagaga Dhawaaqay Gudaha Gobolka Sool Iyo Xaalada Magaalada Laascaanood Oo Kacsan DAAWO

Laascaanood 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Deegaan ka Tirsan Gobolka Sool oo la Yidhaa Boocame ayaa lagaga Dhawaaqay Jab’had Hubaysan dhawaqaas oo Xaalad Kacsanaan ah ka abuuray Magaalada Laascaanood. Waxaana Madasha jab’hada Looga dhowaaqay Ka hadlay Qaar kamid ah Hogaanka Jabhada oo kamida Ahaayen Faysal Maxamed Xasan Falaalug oo loo dooratay Gudoomiye kumeel gaadhka ah, Horeyna…

Read More

5 Gool ee Ugu Quruxda Badnaa Mudadii uu Socday Wareega Rubuc Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Halkan Ka DAAWO

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Magaalada Hargaysa ayaa Maraya Meel Xasaasi ah Iyadoo Sadex Xul ay Iska Xaadiriyeen Wareega Simi Finalka amase Wareega afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Hargaysa Stadium. Hadaba Halkan ka Daawo 5-tii Gool ee ugu qurxda badnaa koobka gobolada Somaliland….

Read More

Doorkii uu ka soo qaatay Horumarka Ciyaaraha Iyo Talooyinka uu Maantana Xasan Waraabe Cade u Jeedinayo Xukuumada iyo Xisbiyada Siyaasada 

Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Xasan Maxamed Cabdulle (Xasan Waraabe Cade) Waxa uu ka Mid yahay Shakhsiyaadka Doorka fiican ka qaatay Horumarinta Ciyaaraha Somaliland Wuxuu degan yahay Dalka Norway Hasa yeeshee Si Joogto ah ayuu u Yimaadaa Somaliland Isagoo aqoontiisa uga faa’iideeya dhallinta ku hawlan Ciyaaraha,Waxaa kale oo uu Xasan Xilal ka soo qabtay Xidhiidhka Ciyaaraha…

Read More

Wasiir Xaglo Toosiye oo 2 Gaadhi Gudoonsiiyey Gobolka Sool,Soona Kormeeray Mashaariic Dhinaca Caafimaadka ah DAAWO

Laascaanood 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) oo Socdaal Shaqo ku Tegay Magaalada Laascaanood ayaa soo Kormeeray Mashaariic dhinaca Caafimaadka ah oo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ka wado Magaalada Laascaanood Isagoo dhanka kalena Gudoonsiiyey Maamulka Caafimaadka ee Gobolkaas Gaadhi Ambalaas ah iyo Gaadhi u Gaar Maamulka Caafimaadka Gobolka…

Read More

Dunnida Horumartay Sida ay Ula Xisaabtamaan Hogaankooda & Haweenay Raysal Wasaare ah oo la Weydiiyey Sababta Mas’uuliyadeedii Qaran ay Kaga Mashquushay? Bal nala Eeg DAAWO

Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Gabadha Raysalwasaaraha ka ah dalka Norwey ayaa ku mashquushay oo iska ciyaartay ciyaarta game-ka ah ee loo yaqaano Pok’emon xilli ay ka qaybgashay fadhi degdeg ah oo uu yeeshay baarlamaanka wadankeeda lagagana hadlayey xaalad muhiim ahayd. https://youtu.be/gfJz3735wxg

Read More

“Markii La Yidhi Qoladaas [Isbahaysiga] Ayaa Kulmiye Ka Baxday, Aniga Horta Kelmad Baa Iga Soo Baxday Oo Waxaan Idhi Kulmiye Ha Ducaysto, Kol Haddii Illaahay Ka Kexeeyey” Eng. Maxamed Xaashi Cilmi

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee wasaaradda Maalliyada JSL Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Ayaa Markii U Horreysay ka hadlay isbedellada siyasadeed ee ku dhacay bilihii u dembeyey axsaabta siyaasadda iyo dhacdooyinkii hadheeyey xisbiga WADDANI. Sidoo kale waxaa uu ka hadlay xaaladda musuqmaasuqa oo uu sheegay in waqtigan uu xadhkaha goostay. Maxamed Xaashi Cilmi…

Read More

12 Qof oo Ku Dhaawacmay Shil baabuur oo ka dhacay Deegaanka Banka Qool Caday ee Degmada Sallaxley

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 12 ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo Shalay Galab ka dhacay banka Qoolcaday ee Degmada Saaxlay Sida ay waaxda xog ururinta ee wasaaradda caafimaadku u xaqiijisay Shabakada Qurbejoog Shilkan gaadhi ayaa yimid markii 5-tii galabnimo ee Shalay uu dhacay gaadhi Dyna ah waxaana dhaawac soo gaadhay lix…

Read More

Xulalka Gabiley,Saaxil Iyo Awdal Oo Iska Xaadiriyay Afar Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Iyo Loolanka Maanta Ee Hawd Iyo Daad-madheedh

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa wali si habsami ah uga socda garoonka Hargaysa Stadium, waxaana kulankii shalay isku haleelay xulalka bogolada Gabiley iyo Sool oo ka wada tirsan Group B, waxayna Gabiley kulankan ciyaaraysay iyada oo guul u baahan si ay Awdal iyo Saaxil ugula biirto wareega afar dhamaadka, laakiin Sool…

Read More

Guddida Dacwadaha Iyo Anshaxa Oo Go’aan Ka Soo Gaadhay Dacwad Ay Soo Gudbiyeen Xulka Kubadda Cagta Gobolka Saaxil

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddida dacwadaha iyo anshaxa ee xidhiidhka kubadda cagta Somaliland ayaa go’aan ka soo saaray dacwad ay u soo gudbiyeen xulka kubadda cagta gobolka Saaxil, sidaasna waxa ay ku shaaciyeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen xafiiska xidhiidhka. Go’aanka ay guddidu soo saareen ayaa u dhignaa sidan: “Guddida Dacwadaha iyo Anshaxu…

Read More

Afhayeenka Salaadiinta Somaliland oo ka Hadlay Doorka Wasiirka Maaliyada ee Abaaraha

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):-  Afhayeenka salaadiinta dhaqanka somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray ayaa ka hadlay abaaraha baahsan ee ku habsaday gobolada bariga somaliland. Suldaan Xiiray oo shir jaraa,id ku qabtay Hargeysa  ayaa wasiirka maaliyada somaliland ku bogaadiyey sida ay ugu gurmatay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen gobolada bariga, waxaanu yidhi “Wasiirka maaliyada somaliland waxay…

Read More

Ciyaartooyo Ka Tirsan Gobolka HAWD Oo Laga Mamnuucay Ciyaaraha Gobollada Iyo Ganaax Lacageed Oo La Huwiyey Gobolka

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Laba Ciyaartoy oo ka tirsan xulka gobolka HAWD ee kubadda Kolayga ayaa laga mabnuucay ciyaaraha ka hadhsan tartanka kaddib markii ay ku kaceen falal lid ku ah anshaxa ciyaaraha kulankii gobolkoodu la yeeshay Awdal. Xulka Gobolka HAWD oo kulankii koowaad guuleystay ayaa laga badiyey ciyaartii labaad oo ay iska hor yimaaddeen…

Read More

Xanuuno Xoolo Badan u dhinteen oo laga soo Sheegayo Waqooyiga Hargeysa

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xanuuno aan la garanayn ayaa waxaa ay ku dhaceen xoolaha deegaanada Waqooyiga Hargeysa ee hoos yimaada degmada Daarasalaam. Dadka xoolalayda ah ayaa sheegaya in xanuuno ay u dhimanayaa xoolihii degaankaasi oo markii hore abaari ka jirtay. Dadka waxaa ay sheegayaan in neefkii xoolaha ahaa Adhi, Lo’ iyo Geelba xanuunkani isku…

Read More

Shir Hal Garab ah oo uu Gadhwadeen ka Yahay Gudoomiye Faysal C.Waraabe oo Maanta loo Balansan yahay,Taageerada Xukuumada & Jawaabta Sharci ee laga rabo Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada

Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka la filayaa inuu ka Furmo Adams Huteel Shir aan Caadi ahayn oo uu dhawaan iclaamiyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe kana dhigayo Kii ay ku Waajibisay Maxkamada Distooriga ah ee Ku Saabsanaa Khilaafka labada Garab u kala qaybiyey Xisbiga Ucid. Markii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Shaaciyey in…

Read More

Ololaha Doorashada Maraykanka Oo Sii Adkaanaya,Xafiltanka Trump & Hillary Clinton & Joojinta Khudbadii Donald Trump Iyo Cabsi Gelinta Ilaaladiisa DAAWO

Washington 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa wada soo afjaridda ololaha doorashada, iyagoo marba gobol u duulaya. Aftidii ugu dambeysay ee la qaaday ayaa waxay muujineysaa in Hillary Clinton ay weli hogaamineyso tartanka, laakiin aad bay isugu dhow yihiin labada Musharrax. Clinton Waxay beddeshay jadwalkeeda ay ku booqan lahayd meelo la…

Read More

Dawladda Turkiga Oo Sheegay Inay Soomaaliya Bil Walba Siiyaan Laba Milyan Oo Doollar

Ankara 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Safiirka Turkiga u fadhiya Somalia Olgan Baker ayaa sheegay in Xukuumadda Ankara ay Bil kastat Dowladda Soomaaliya siiso 2-milyan oo doollar oo kaash ah, si ay mushaarka ciidanka iyo arrimaha kale ee xukuumadda ugu isticmaasho. Danjire Baker oo wareysi siinayay VOA-da, ayaa sheegay in Taageerada Lacageed ay soo billaabatay bishii…

Read More