Qisada Faqrigii Adkaa Ee Soo Maray Qoyska Boqortooyada Sucuudiga Iyo Waayihii Boqor Salmaan Xalwadda Iibin Jiray
Hargaysa 07.November 2016 (SDN/QJ):- Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdalcasiis,oo ah boqorkii toddobaad ee dalka Sucuudiga taladiisa qabta intii ka dambaysay sannadkii 1932kii oo ay dhalatay waxa loo yaqaanno dawladda Sucuudiga ee saddexaad. Waa Lix boqor oo walaalo ahaa iyo aabahood Cabdalcasiis oo isagu ahaa boqorkii aasaasay boqortooyada Sucuudiga, kadib markii uu maamul-gobaleedadii yaryar…
