Webmaster

Shirkii Golah Dhexe Xisbiga WADDANI Muxuu Ku Soo Kordhiyey Hab-dhaqanka Siyaasadda Somaliland?.Dr. Maxamed Cismaan Fadal

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Ujeedadaa kowaad Shirkii Golaha Dhexe ee Xisboga WADDANI wuu fuliyey: Waxa shirka lagu ansaxiyey qodobadii lagu kaabay xeerkii Xisbiga lagu asaasay, oo ka ay mid ahaayeen, korordhka tirada Golaha Dhexe; wax-ka-beddelka qaabdhismeedka Xisbiga uu laba qodob oo muhiim ah lagu soo kordhiyey Maxay Ahaayeen Ujeeddooyinka Shirka loo qabatay? Ma gaadhay Shirku ujeedooynkaas?…

Read More

Waa Kuma Musharraxa Ay Dawladda Maraykanku La Doonayso Inuu Dalka Soomaaliya Madaxweyne Ka Noqdo?

Muqdisho 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Sarkaal ka tirsan dowladda Maraykanka, ayaa laga soo xigtay in Maraykanku si gaar ah u taageerayo mid ka mid ah Musharrixiinta u ordaya doorashada Madaxtinnimada Federaalka Soomaaliya. Masuulkan ka tirsan dawladda Maraykanka ee warkan laga soo xigtay oo ka gaabsaday in Magiciisa la shaaciyo, ayaa sheegay in xilligan ay taageerayaan Sheekh Shariif…

Read More

Warbixin uu Somaliland ka Qoray Siyaasiga Qoraaga iyo Suxufiga ah ee Reer Kenya Mr Koigi wa Wamwere

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Waxa xusid mudan, in xuskii sanadguurada 25aad ee madaxbanaanida Somaliland ee 18kii May 2016 oo sanadkan Xukuumadu si heer sare ah u xustay iyo Heshiiskii Caalamiga ahaa ee Maalagashiga Shirkada DP World ee Dekeda Berbera ee dex maray Xukuumadda Emaraadka Dubai iyo Xukuumadda Somaliland bishii May 2016 oo isku beegmay ay sababeen…

Read More

ITOOBIYA: Xisbiga Dimuqraadiga Somalida Itoobiya oo Dib u Doortay Gudoonkoodii

Qabri-Dahar 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Dimuqraadiga soomaalida itoobiya (ESPDP) oo soo gebagebeeyey shirweynahiisii Sagaalaad oo muddo sadex maalmood ah ka socday magaalada Qabridahar ayaa dib u doortay Gudoomiyahoodii Mohammed-Rashid Yeshak, halka ku xigeena dib loogu doortay Cabdi Maxamuud, waxana ay xilka hayn doonaan mudada labada sano iyo badhka ah ee soo socota. Shirka oo soo…

Read More

Wasiir ku xigeenka amniga Puntland oo Lagu Dhaawacay Arrimaha Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia

Garowe 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka Amniga Dawladda Puntland ayaa Shalay Galab dhawac u geystay qof kamid ah qarabada ergada ka qaybgalaysa dorashada aqalka hoose ee Barlamanka Somalia.   Taalabadaan ayaa timid kadib markii maalmahaan kor u kacdey faragalinta xukuumada Puntland ku hayso hanaanka doorashada aqalka hoose ee Barlamanka Federaalka Somalia. Faragalinta oo noocyo…

Read More

“Dadka Abaartu Ku Haysato Bariga Wixii La Siin Lahaa Nin Keliya Qaata…”Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay  waxa Shareecada Islaamku ka qabto ilaalinta iyo daryeelka Hantida Ummadda ka dhaxeysa iyo sida Alle (SW) u adkeeyay. Sheekha ayaa  Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ku arooraya Xaaladaha Dalka ka jira, Abaaraha soo noqnoqday, heshiisyada lala…

Read More

Xulalka Saaxil, Awdal Oo Afar Dhamaadka Yimi, Xaysimo & Sanaag Oo Albaabka Ka Baxay Iyo Kulamada Berri Sool Iyo Gabiley

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maanta si rasmi ah Hargaysa Stadium loogu soo gabagabeeyay wareegii saddexaad ee Group A ee ciyaaraha sideed dhamaadka gobolada Somaliland, waxaana kulanka ay natiijada u soo bixitaanka afar dhamaadka Saaxil iyo Xaysimo ku xidhnayd isaga horyimid xulalka gobolada Sanaag iyo Saaxil. Xulka gobolka Saaxil ayaa u baahnaa guul qasab ah…

Read More

Weeraro Laga Digey Inay Ka Dhacaan Mareykanka & Xogo Sirdoon oo soo Baxay

Washington 05. November 2016 (SDN/QJ):- Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa ku warrantay in saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, ay uga digeen masuuliyiinta gobollada New York, Texas iyo Virginia suurta-galtinnimada weeraro ay al-Qaacidda la damacsan tahay halkaasi Isniinta soo socota, oo ah maalin ka hor xilliga doorashada Mareykanka ay dhaceyso, sidaas waxa baahisay CBS News oo soo…

Read More

Xukuumadda Turkiga oo Xidhay Weriyeyaal ka Tirsan Wargeyska Mucaaridka u Xagliya ee Cumhuriyet

Istanbul 05. November 2016 (SDN/QJ):- Sagaal weriye oo ka tirsan wargeyska xaga mucaaradka u jandheedha ee Cumhuriyet ayaa maxkamad ku taal magaalada Istanbul ee Turkigu u dirtay rumaan oo xabsiga la dhigay. Tifaftirahii wargeyska, farshaxan caan ah iyo qoraa dowladda dhaliila ayaa ka mid ah weriyeyaasha la xidhay. Tallaabadani waa tii ugu dambeysay kuwo xidhiidh…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI Ka Tacsiyadeeyey Geerdii Ku Timi Hooyadii Caasha Cabdi

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, afka Xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI na ba, waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan shacabka Somaliland, gaar ahaan Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador…

Read More

Maxamed Kaahin oo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaamay in Isaga Iyo Wasiir Maxamud Xaashi Tartan ugu Jiraan Qabashada Xilka Gudoomiye-nimada Xisbiga Kulmiye

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa meesha ka saaray inuu jiro wax tartan iyo loolan ah oo ka dhex taagan xisbiga KULMIYE oo loogu baratamyo guddoomiyenimada xisbigaas. Md. Kaahin, oo waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale oo uu meesha ka saaray suurtogalnimada dib…

Read More

Edmonton: Taageerayaal Miisaan leh oo Ka Soo Digo Rogtay Labada Xisbi Mucaarid oo Ku Biiray Xisbiga Kulmiye

Edmonton 05. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Taageerayaal Cusub oo Ku Soo Biiray Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Isla Markaana ka soo Digo rogtay Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa Lagu qabtay Magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee Dalka Canada. Munaasibad si Mug leh loo soo agaasimay ayaa Waxaa ka hadlay Xubno ku hadlayay…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Ka Qayb Galay Qalin Jebinta 214 Arday oo ka Baxay Mac-hadka Shaqaalaha Dawlada (Civil Service Institute) SAWIRO

Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):-  Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey munaasinadaasi ayaa yidhi “Farxad weyn ayey ii tahay, inaan ka soo qayb galo Munaasibaddan lagu maamuusay mas’uuliyiinta ka tirsan Shaqaalaha Dawladda, ee maanta ka qalin-jebinaya Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda.  Ugu horreyn, waxaan u hambalyeynayaa Mas’uuliyiintan qalin-jebisay iyo Macalimiintii tacabka badan galisay. Sidoo kale, waxaan u hambalyeynayaa…

Read More