Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Marxuun Door Mugleh ka soo Qaatay Dhismaha Somaliland
Hargaysa 05. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Umal Mire oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa Maanta oo ay…
