Webmaster

Dawladda Japan Oo Dhimaysa Doorkii Ay Ku Lahayd La Dagaalanka Budhcad-badeedda Xeebaha Soomaaliya

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Japan, ayaa qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka waddo gacanka Cadmeed ee xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wakaaladda wararka dalkaasi ee Jiji. Falalka budhcad-badeedda ka hawlgasha xeebaha Soomaaliya iyo galbeedka badweynta Hindiya ayaa sanaddadan hoos u dhacay sababo la xidhiidha Ciidamo caalamiga ah ee gaaf-wareegaya goobaha halista ah. Japan ayaa…

Read More

Jiilka Labo Kumaad ee Afrika Waxay bedelayaan Xeerarka Hawlgelinta By Lidudumalingani Mqombothi Waxaa Soo Koobay: Xuseen Kurdi

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dhalinayarada yaryar ee Afrika ee ku soo beegmay sanadda labo kumaadku waxay tirada dadka Afrikaanka ka noqonayaan 30% kuwaasoo saamayn balaadhan ku yeelanaya arimaha siyaasada, dhaqaalaha, ganacsiga iyo guud ahaan dhinacyada kala duwan ee Qaaradda oo laga dareemayo joogitaankoda. Shayga aynu maanta aragnaana waa in jiilka labo kumaad ee dhalinyarada Afrika…

Read More

Tansaaniya oo Kaalin Sare Ka gashay Horumarinta Ganacsiga 2017 (Warbixin)

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Dalka tansaniya ayaa horukac balaadhan ka sameeyey dhanka horumarinta ganacsiga isagoo qiimayntii la sameeyey dhowaan ka helay dhibco gaadhaya 54.48 Sida ku cad warbixinta loogu talogalay sanadka 2017 ee  baanka adduunka ee ka hadlaysa heerka baayacmushtarka caalamka, dalka Tansaniya oo kor uga soo kacay kaalinta 139-aad oo ay joogtay sanadkan 2016 ayaa…

Read More

Xildhibaan Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku qabsatay Kenya Waraabeyaal ka Cunay Gabadh uu Jeclaa iyo Ninkii Xidhay wiil uu Dhalay oo Khadka telefoonka uSoo galay Dawasho Wacan

London04Nov16(SDN/QJ) Halkan ka Dawo Qiso la Yaab leh oo Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg ku Qabsatay Wadanka Kenya  gabadh uu jeclaa warabayaal ka Cuneen kuna sifeyey  Tix Gabaya iyo Ninkii ku Xidhay Wadanka Kenaya wiil uu dhalay uu 47sanao Ka dib Abahii ka rali galiiyey Falkii uu ku kacay  isaga ooo khadka Telefonka si toosa…

Read More

Qodobada ay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ka Wada Hadleen Iyo arrimaha la isku afgartay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa wadanka itoobiya, ayaa galab si…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dib ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa Kana Hadlay Wada Xaajood ay Wada Yeesheen Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo & Balamo la Galay DAAWO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa Galabta Dib ugu soo laabtay Caasimada Dalka ee Hargaysa Kadib Socdaal Todobaad qaatay oo uu ku Joogay Xarunta Dalka Itoobiya ee Addis ababa.

Read More

Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Gilgishay Gobolka Awdal Loogu Sameeyey Deegaanada Dila Iyo Boorama DAAWO

Borama 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxa Magaalda Borama Ee xarunta G.Awdal Maanta Si Weyn Oo Balaadhan Loogu Soo dhawayey Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Isla Markaana ay Wehelinayeen Hogaamiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan,Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Waddani Xildhibaan A/qaadir Jirde,Xoghaya Guud Ee Xisbiga Waddani Maxamed…

Read More

Xisbiga KULMIYE oo Qaabilay Xildhibaanno iyo Taageerayaal ka soo jeeda Degmooyinka Qori-lugud iyo Wadaamo-goo oo ka soo Digo-rogtay WADDANI SAWIRO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hoggaanka xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey xildhibaanno iyo taageerayaal ka soo jeeda degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamo-goo, kuwaas oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ay hore uga mid ahaayeen. Xaflad ballaadhan oo lagu qaabilay xildhibaannada iyo taageerayaashooda oo lagu qabtay huteelka Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxa…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Jawaab Siiyay Gudida Diiwaangelinta Sheegayna in Heshiisyadii Xisbiga iyo Garabkii Udub la Horgayn doono Shirweynaha aan Caadiga ahayn AKHRI

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Cadeeyay inaanu Xisbigu ahayn Laba Garab Isla Markaana Nuxurkii Khilaafka la Horgayn doono Heshiiskii ay Wada Galeen labada dhinac Shirweynaha aan Caadiga ahayn, Iyadoo Gudoomiyuhu Sheegay inay Xisbiga Ucid ay ka Go’an tahay in Sida ugu dhakhsiyaha badan loo hawlgaliyo Gudida Qabanqaabada…

Read More

Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada oo ugu Baaqay Labada Garab ee Xisbiga Ucid inaan laga Yeeli Doonin Laba Shir oo ay Qabsadaan

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha guddiga diiwaangelinta ururada Cabdirisaaq Ciyaale, ayaa qoraal uu u gudbiyay labada garab ee xisbiga UCID ee ay kala hoggaaminayaan Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, wuxuu uga digay inay shirkaas qabtaan. Qoraalka guddiga ayaa u dhignaa sidan “Guddiga diiwaangelintu waxay faraysaa labada garab ee xisbiga UCID inay joojiyaan…

Read More

“ Go’aankii Maxkamadda Ayaanu Fulinaynaa, Shirwaynuhuna Wuxuu Dhacayaa, Bishan Todobadeeda, Cid Joojin Kartaana Ma Jirto ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay amar deg deg ah oo ay maanta xisbigaasi ku soo rogeen gudida diwaan galinta ururada iyo asxaabta qaranka Somaliland. Gudoomiye Faysal waxa uu si cad u sheegay in ay 7 bisha si rasmi ah u qabsanayaan shirwaynihii…

Read More

Wakhti Kooban oo Ka Hadhay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Khilaafaadka Xisbiyada Somaliland Ka Dhex Aloosan & Humaagyada ku Meersan Doorashada Faallada Shabakada Qurbejoog

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa rajo yar laga qabaa in Doorashada Madaxtooyadu ay ku qabsoonto Xiligii loo qoondeeyay inay Somaliland ka dhacdo Doorashada Madaxtooyada oo Bisha Sadexaad Taas oo loo Sibir saarayo  Kadib Markii Qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka Caawiya Dhaqaalaha doorashadu ay Cadeeyeen in aanay Maalgelinayn Doorashadaas ilaa la is raaciyo Labadii Doorasho ee Isku…

Read More

‘’Anigu Waan Ka Tanaasulay Federaalkii Laakiin Iyaga (Kulmiye) Waxaan Weydiinayaa inay ka Tanaasuleen Maryo Aloolkii’’ Prof Ismaciil Hurre Buubaa DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ee ayaa waxaa uu adag uga jawaabey hadlo dhawaan ay ku dureen siyaasiyiin ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo ku sifeeyey in uu Buubaa aminsan yahay nidaamka federalka ah ee dalka Somaliya ….

Read More

“Maxkamadu Meelna kama Soo Gasho Xukunkii ay kasoo Saartay Dacwada UCID” Guddoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed waxaa uu markii u horeysay ka jawaabay Eedo uga yimid Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID. Guddoomiye Aadan waxaa uu sheegay inaanay Maxkamada Dastuuriga khuseyn dacwada Xisbiga UCID Balse ay ka garnaqi karto wixii murano ah ee ka Yimaada Asxaab dhexdooda. https://www.youtube.com/watch?v=ai1Cwb2xsKU

Read More

Garabka Cadaalad-doonka Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Xogo Halis Ku ah Murashixiinta Waddani ee Cirro & Ambassador M.Cali & Kala Qaybinta Beelaha Awdal DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- “Cabdiraxmaan Cirro Waa Ninka Masuulka Ka Ah Sharci-dejinka Qaranka Somaliland, Markuu sharcigii dalka u yaaley Waa ayaan-daro..Hal Xaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho. innuu.” “Waxa ku qoran Warqadan wuxuu haystaa in ka badan todobaatan goobaha cod bixinta, Wuxuuna Awdal iyo Salel… Su’aasha aan weydiinayaa..?Afhayeenka Garabka Cadaalad-doonka Waddani Afhayeenka garabka isbaaheysiga…

Read More

“Amma Jeclow Amma Ha Jeclaan Hadii Jamaal Madaxwayne Noqon Waayo In Muuse Biixi Indhahaaga Oo Shan Ah Uu Madaxwayne Noqon Doono Ku Bishaarayso”. Cali-Guray

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa dhinaciisa markii ugu horaysay si dadban u xaqiijiyay wararka suuqa ku jira ee sheegaya in isaga iyo Jamaal Cali Xuseen ay guntigga u xidhanayaan sidii ay u dhisi lahaayeen Musharaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigga muxaafadka ah ee KULMIYE oo ay muddo dheer mucaarad-nimmo xooggan kala soo hor-jeedeen,balse…

Read More

“Ma Jirto Meel Xisbiga Iyo Xukuumaddu Ku Hadal hayaan in Gudoomiyaha Kulmiye Iyo Murashaxa la Kala Qaado oo Maan arag’’ Wasiir Caddami

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay xaalada ay Xisbiyada dalku ku sugan yihiin, waxaanu kula taliyey Xisbiyada inay iska dayaan wixii khilaaf ah oo ay isku duubadan, waxaanu soo jeediyey in aan lagu farxin Xisbiga dhibaataysan ee la isku dayo in dhibka laga saaro.   Wasiirka Gaashandhiga…

Read More