Webmaster

WATCH Somalia: The Forgotten Story: The story of Somalia’s decline from stability to chaos and the problems facing its people at home and abroad

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- The story of Somalia’s decline from stability to chaos and the problems facing its people at home and abroad. Somalia’s modern history is a tale of independence, prosperity and democracy in the 1960s, military dictatorship in the 1970s and 1980s – followed by a desperate decline into civil war and chaos…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Somaliland oo Cod dheer Ku Beeniyey inay Luntay Xogtii Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha, & Shakhsiyaad ay Sharciga la Tiigsan doonaan DAAWO

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Gudida doorashooyinka qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xaruntooda ayaa cadeeyey in ay doorashadu qabsoomi doonto xiligii ay hore iskula qaateen asxaabta qaranka, xukuumada iyo Komiishanku,Waxaa kale oo ay ka Hadleen Warar Sheegaya in Laba Gacmood dhexdood ay ka baxday Xogta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland.

Read More

Shirqoolkii Shirkadda Shidaalka ee Conoco iyo Wixii Kala Qabsaday iyaga iyo Siyaad Barre DAAWO

Muqdisho 30.October 2016 (SDN/QJ):- Dowladii kacaanka ee dalka Soomaaliya ka talin jirtay waxaa ay heshiisyo muuqda iyo kuwa qarsoodi ah la gashay shirkaddo soo saara shidaalka iyo gaas-ka, inkastoo heshiisyadaasi dhamaantood aysan fullin gabi ahaanba, midaasi oo caqabad ku noqotay burburkii dowladii dhexe ee dalka oo ay majaraha u siibeyn jab’hadihii dalka afarta dhinac kasoo…

Read More

Muqdisho Fadeexad Hor Leh:- Maxaa Baasaboorka Soomaaliya Loogu qoray Kelmadda ‘Gender’? DAAWO

Muqdisho 30.October 2016 (SDN/QJ):- Fadeexad ayaa lasoo deristay baasaboorka Dalka Soomaaliya kaasi oo lagu arkay ereyo Af-ingiriisi ah oo loo isticmaalay Passportka, kuwaasi oo dhaqan ahaan iyo diin ahaanba meel ka dhac ku ah soomaalida iyo diinta Islaamka. Passportka Dalka Soomaaliya ayaa waxa ku qoran kelmadda ‘GENDER’ oo la sheegay in looga jeedo Labeeb ama…

Read More

‘’Wixii Na Soo Kala Dhex Maray Maalmihii Kacaanka October Maxamed Cumar Jees iyo uu Cabdulqaadir Xaaji Masalle & Xiisaha ay Xambaarsan tahay’’ Waa Sheeko Xaqiiq ah oo La Kulantay Weriye Yuusuf Garaad Cumar Qaybtii 2aad

London 30.October 2016 (SDN/QJ):- Aniga oo cajaladaheygii isku duwaya oo midba gooni u suntaya dadka qaarna ay iska sheekeysanayaan oo aan fadhinno jalbeebka barxadda Wasaaradda Warfaafinta kuraasta dhagaxa ah oo taalla oo sida igu maqaal ah uu dhigay Cabdi Xaaji Gobdoon markii uu ahaa Agaasimaha Guud ,ayaa waxaa soo galay gaari cad oo Mercedes ah.  …

Read More

Daahfurka Bilowga Duulimaadyada Shirkada Djibouti Airline & Muuqaal is fasiraya DAAWO

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Jamhuuriyada Somaliland, Safiirka Dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland,Mas’uuliyiin iyo Madax kale ayaa ka qayb galay Xaflad lagu daahfurayay Duulimaadkii ugu Horeeyay ee Shirkada Jabuuti Airline ay Ku Soo Fadhiisatay Madaarada Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera.

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Raysal Wasaaraha Itoobiya & Qodobo Xasaasi ah oo laga wada Hadlay

Addis Ababa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa safar ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxa uu halkaas kula kulmay Ra’ysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, iyadoo safarkaasi madaxweynaha uu ku weheliyay guddoomiyaha Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu…

Read More

Dadaalo Koox Ganacsato Iyo Siyaasiyiin KULMIYE Taageeraa Ugu Jiraan Sidii Ay Hab Beelaysan Xisbiga WADDANI Uga Soo Fujin Lahaayeen Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiin Ay Musharrax Muuse Biixi Isku Hayb Yihiin

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin iyo ganacsato taageerta Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa maalmihii ugu dambeeyey si weyn ugu mashquulsan sidii iyo qaabkii ugu habboonaa ee loo soo xero galin lahaa iyada oo qaab beelaysan loo marayo siyaasiyiin iyo xildhibaano miisaan ku leh xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI kuwaasi oo dhammaantood deegaan ka soo…

Read More

Gacan Mariskii U Dambeeyay Ee Dhulka Danta Guud Ah Ee Ay Xukuumadda Siilaanyo Faasaxday Bilihii U Dambeeyay Iyo Goobo Halbawle Ah Oo Doorkan Loo Dhacay

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Warar xog ogaal oo Wargeyska Foore Soo gaadhay ayaa shaaca ka qaaday in Xukuumadda iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa oo iskaashanayaa ay bilihii u dambeeyay faasaxeen goobihii u dambeeyay ee Dhulka Danta Guud ka hadhsanaa ee kuyaalay magaalada Hargeysa,kuwaasi sida la sheegay laga Iibiyay Ganacsato Waa weyn oo reer Somaliland ah….

Read More

Macluumaad ku Saabsan Madaxweynaha Wejiyaasha badan leh ee Dalka Filibiin DAAWO

Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa xogo ku saabsan Madaxweynaha cusub ee dalka filibiin Rodrigo Dotreti oo ah Madaxweynihii 16-aad ee wadankaasi, xilkan qabtay Bishii June ee sanadka 2016, waxana ku gedaaman mowqifyo iyo go’aamo uu soo saaray kuwaasoo ka dhigaya isaga Madaxweynihii ugu fududaaa ee dunida soo mara . https://youtu.be/GGo4WASPxWo

Read More

Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya oo ka socota dalka Imaaraadka Carabta & Saamaynta Dalkaasi ku Leeyahay Siyaasada Somalia

Dubai 30.October 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Khaliijka carbeed ee  Imaaraadka Carabta ayaa faragelin aan hore loo arag oo toos ah ku heysa doorashada 2016 ee Soomaaliya. Ololaha Imaaraadka Carabta ugu jiro inuu Soomaaliya u sameeyo madaxweyne iyo Ra’iisal wasaare uu isagu la yimid ayaa sii kordhay bishii ugu dambeysay ee Oktoobar, iyadoo u yeedhtay hogaamiyeyaasha maamulada…

Read More

Dawlada Turkiga oo Walaac ka Muujiyay Doorashooyinka Dalka Soomaaliya

Muqdisho 30.October 2016 (SDN/QJ):- Safiirka Dawlada  Turkiga u qaabilsan dalka Soomaaliya Ambasador Olgan Bekir,  oo  la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban, ayaa walaac ka muujiyay Faragalinta dawladaha shisheeye ku hayaan Doorashada dalka Soomaaliya. Safiirka ayaa qoraal uu ku baahiyay  Barta FACEBOOK ee safaarada Turkiga ku muujiyay niyad xumi ka dhalatay fara gelinta shisheeye…

Read More

Shaxda Beelaha Soomaaliyeed ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka (Yaa badsaday?)

Muqdisho 30.October 2016 (SDN/QJ):- Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa gabagabo ku dhow, iyadoo beelaha Soomaaliyeed iska dhex arkayaan Aqalkan oo ku cusub dalka. Muuqaalka hore waxaa ka muuqda inay Beesha Shanaad ku dulman tahay Aqalkan oo 1 xubin oo kaliya ay ka heshay, iyo Beesha Daarood oo ugu tiro badan xubnaha ay ka…

Read More