Webmaster

‘’Sidee ayaan Xisbiga Waddani uga Baxaa Waa Beertii aan Beertay, Kuwa Waxaas Qorayna Waa Edeb daro,Shirkii Waddanina Waa Kii Ugu Fiicnaa’’ Xildhibaan Bashiir Tukaale DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Warar Sheegaya in Xukuumadu u Gacan haadisay Waxaanu xusay in isagu aanu ahayn Nin Lacag loogu yeedhi karo Waxaanu Waxba kama Jiraan ku Sifeeyay inuu ka soo dhaadhacayo Tareenka Xisbiga Waddani oo uu Sheegay inuu…

Read More

Siyaasada Jir Jiroole ee Siyaasiga Doogsin Cararka ah ee Isaga Kala Dab qaaday Muxaafid Iyo Mucaarid (Maxamud Raage) Shalay iyo Maanta DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Maxamud Raage Ibraahin Wuxuu Iska Casilay Xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibada,Wuxuu Markaas Kadib Ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo uu ka mid noqday Shakhsiyaadka Talada weyn ku leh Xisbigaas,Iyadoo loo Magacaabay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Wuxuu Dhaliilo Xoogan u Soo Jeedin Jiray Xukuumadda Madaxweyne…

Read More

Barnaamij Dheer oo Taariikheed oo Telefishanka Caalamiga ah ee AlJazeera Ka Diyaariyey Raad Raaca Taariikheed ee Somaliland Iyo Somalia DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka Aljazeera ayaa Barnaamij dhinacyo badan leh waxa uu ka diyaariyey Sooyaalka Taariikheed ee Waddamada Somalia iyo Somaliland oo Isku Biiray Sannadkii 1960-kii Kadib Markii labada dhinac ay Xoriyadoodii ka kala qaateen Gumaystihii Talyaaniga iyo Mustacmaradii Ingiriiska. https://www.youtube.com/watch?v=2VecaBqaGUY    

Read More

“Dalka Waxa Ka Jirta Abaar Xun Oo Doorasho Lama Qaban Karo Ee Madaxweynaha Laba Sanno Ha Loo Kordhiyo” Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ugu Jira Xisbiga Kulmiye ayaa ka dhawaajiyey in Maadaama dalku Xaalad abaareed uu ku Jiro Isla markaana ay adag tahay Sida Xiligan adag loo qabto Doorashada Madaxtooyada ay Muhiim tahay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo loo Kordhiyo Mudo Xileedkiisa. https://www.youtube.com/watch?v=XdVHRxjU2KI&feature=share

Read More

Abwaano Muqdisho ka yimid oo Booqday Abwaan Hadraawi & Nooca Xannuun Cusub oo ay Sheegeen inuu Abwaanka Ku Dhacay DHAGAYSO

Muqdisho 31.October 2016 (SDN/QJ):- Dhawaan waxaa magaalada Burco gaadhay wefdi ka socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ee xaruntooda tahay magaalada Muqdisho. Ujeedada socdaalka abwaanada ayaa ah sidii ay taageerro maaliyadeed u gaadhsiin lahaayeen Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadraawi oo maalmahanba ku xanuunsanayey magaalada Burco. Haddaba Abwaan  Cisman Cabdullahi Guure oo kamid ah abwaanniinta magaalada Muqdisho ayaa…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Kulan Is Xogwaraysi ah Hargeysa Kula Qaatay Ururka Dadka Araga Ka Naafada ah ee Indhooleyaasha & Dulucda Khudbada Hogaamiye Xirsi DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa kulan aad u qiimo badan oo is xogwaraysi ah magaalada Hargeysa kula qaatay dad naafo ka ah dhinaca Araga oo ka kala yimi dhammaan goballada Somaliland. Waxaana kulankan ka soo qeyb-galay Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Md.Xirsi Cali X.Xasan, xoghayaha guud ee Xisbigaasi Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, guddoomiyaha…

Read More

“Cirro Waxaanu Waydiinaynaa, Isbeddelka Aad Dhalinaysaa Hal-beeggiisu Ma Ka Ismaaciil Hurre Buubaa-baa..”? Siyaasiga Maxamuud Raage

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Maxamuud Raage oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa dhaliilay Aragtida ay Qarannimada Somaliland ka aaminsan yihiin Qaar ka mid ah Siyaasiyiin dhawaan ka soo laabtay Soomaaliya oo ku biiray Xisbiga WADDANI, kuwaasi oo uu ka mid yahay Ismaaciil Hurre Buubaa oo Xilal badan ka soo qabtay…

Read More

“Markaan Masallaha Dul-marayey Ilmaa Iga Soo Daatay, Laakiin Dib-baan U Celiyey..” Fannaanka Cabdikariin RAAS Oo 13 Sano ka Dib, Dalka Ku Soo Laabtay DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Waxa doraad Magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhaweeyay Fannaanka Cabdikariin Ismaaciil Muuse (Cabdikariin Raas) oo ka mid ah Fannaaniinta reer Somaliland. Cabdikariin Raas oo Dalka Ingiriiska oo uu deggan yahay ka soo kicitimay, ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyay Fannaaniin iyo Qaar ka mid ah Dadweynaha ku…

Read More

Dugsi La’aan ka Jirta Degmada Qoolcadey Ee Degmada Salaxley & Ardaydii oo Isaga Haajirtay

Sallaxley 31.October 2016 (SDN/QJ):- Xaalad waxbarasho la’aan  ayaa soo waajahday Deegaanka Qoolcaday oo ka tirsan degmada Sallaxley ee gobolka Maroodijeex ee Somaliland. Ka dib markii Dugsigii deegaankaas ay sameysmeen Dildilaacyo waaweyn oo laga shakiyay inuu ku dumo Caruurtii waxbarashada u iman jirtay. Isu-duwaha wasaaradda waxbarashada Somaliland ee degmada Sallaxley Cabdiraxmaan Diiriye Ismaaciil, oo idaacada Koor…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Marwo Samsam iyo Masuuliyiinta Ciyaaraha oo Ballanqaaday in la Casriyeyn Doono Garoonka Timacadde Sannadka 2017-ka

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo masuuliyiinta bahda ciyaaraha, ayaa ballanqaaday in qaab casri ah loo dhisi doono garoonka kubadda kolayga Timacadde ee caasimadda Hargeysa, isla markaana sannadka dambe lagu ciyaari doono isaga oo dusha sare ka dedan. Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Kolayga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xasan Cabdillaahi (Qadax)…

Read More

Siyaasiga C/qaadir Obsiiye Oo Musharraxiinta Xisbiyada Ku Marti-qaadaya Kulan Ay Bulshada Ugu Soo Bandhigaan Barnaamijyadooda

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cabdiqaadir Cali Obsiiye, ayaa Musharraxiinta Madaxweyne ee Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ugu baaqay inay kala soo qayb-galaan kulan uu isagu Marti-qaadkiisa leeyahay, kaasi oo uu sheegay inuu doonayo in Musharraxiintu ay Bulshada ugu soo bandhigaan Barnaamijyadooda Siyaasadeed iyo Waxqabad. Cabdiqaadir Obsiiye oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa…

Read More

Mid Ka Mid Ah Ragga Ugu Taajirsan Dunida Oo Ballanqaaday In Aanu Badi Maalkiisa Uga Tagi Doonin Caruurtiisa, Sababtu Maxay Tahay?

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Ninka lagu magacaabo Bill Gates oo ah mulkiilaha shirkadda samaysa softweerka kumbiyuutaradu ku shaqeeyaan ee Microsoft ayaa dhawaan sheegay war ay aad ula yaabaan dhamaan shacbiweynaha dunidan ku nooli kaasi oo ahaa in aanu inta badan maalkiisa uga tagi doonin caruurtiisa marka uu geeriyoodo, ninkan da’diisu tahay 69 jirka ayaa waraysi…

Read More

Beesha caalamka oo Meel adag iska Taagtay dib u dhaca ku yimid codeynta aqalka hoose ee baarlamanka Somalia

Muqdisho 31.October 2016 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain/Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ayaa aad uga walaacsan eedeymaha joogtada ah ee ku saabsan musuqmaasuqa lagu hayo geedi-socodka doorasho ee Soomaaliya iyo warbixinnada ku saabsan cabsi gelin soo noqnoqotay oo ay la kulmaan musharaxiinta quudarraynaya ka…

Read More

“Xubinta shirwaynaha Xisbigu u doorto Hogaanka sare ee Xisbiga UCID uma banaana in ay u tartanto Musharaxnimada jagada Madaxweynaha iyo ku-xigeenimada”.Maxamaed Dubad Gacayte

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Anagoo ka duulayna Xeerka UCID iyo Xeer Lam.14; Waxaanu Cadaynaynaa Inaanu Faysal Gudoomiye Ahayn, Lumiyayna Xilkii Gudoomiyenimo Kadib Markii uu Ku Dhawaaqay Musharaxnimo. Sida Ku Cad qodobadan:- QODOBKA 27 AAD, Faqradiisa (3 & 4) EE XEERKA UCID. Wuxuu dhigayaa. Xubinta shirwaynaha Xisbigu u doorto Hogaanka sare ee Xisbiga uma banaana in…

Read More

Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo dhawaan la xidhayo iyo Sababta ka dambeysa oo la sheegay

Muqdisho 31.October 2016 (SDN/QJ):- Taliska booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan la xirayo qaar kamid ah Wadooyinka muhiimka ah ee kuyaala Magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka booliiska Gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in maalmaha soo socda la xiri doono Wadooyin Muhiim ah oo kuyaala magaalada Muqdisho si loo xaqiijiyo amaanka…

Read More