Webmaster

“Siyaasiga Hore Ugu Fashilmay Siyaasaddu Waa In Dadku Il-Gaar Ah Ay Ku Eegaan Oo Cid Saaxadda Ka Saatya Helaa” Rooda Axmed Yaasin

Hargaysa 29.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee xisbiga UCID u qaabilsanayd gobolka Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin,ayaa  ka hadashay muunad-baxa ku dhacay garaadka iyo xusuusta bulshada, waxana ay si adag u dhaliishay ashkhaasta siyaasadda  hore ugu fashilmay ee haddana dadka weli soo hortaagan. Marwo Rooda oo warbaahinta kula hadashay magaalada Hargeysa, ayaa farta ku fiiqday…

Read More

Miyey Baxsadeen Magaalada Mosul Hogaamiyaasha Ururka Daacish?

Mosul 29.October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa jira dareen sii kordhaya oo ah in marka ciidamada isbaheysigu gacanta ku dhigaan magaalada Mosul ee dalka Ciraq aanan halkaasi loogu tagi doonin hogaamiyaasha sare ee ururuka Daacish, marka laga reebo tiro yar oo dagaalyahana ah hadiiba loogu tago. Hadalkaan ayaa waxaa isku waafaqay saraakiil hore iyo kuwo iminkaba shaqeeya oo…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Tilmaamay Fursada Seegtay Gudoomiye Axmed Muumin Seed,Talooyin uu u Soo Jeediyey Iyo Xisbigiisii Waddani oo uu Sheegay inay Abrisyo soo Galeen DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo lala Yeeshay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Ka Hadlay, Muxuuse ka yidhi garabka Isbahaysiga ee kusoo biiray Xisbiga Waddani. Waxa uu Xildhibaanku Sheegay inuu Hawlo Caafimaad uu dalka dibadiisa u tagay isagoo Xusay in Golaha Wakiilada Saaxiibadii uu ku lahaa ay Guri Cas kaga…

Read More

‘’Gacantii Guddoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro uu u taagay Axmed Muumin Seed, oo ka baxay golihii iyo kursigii oo bannaan waxaanu u fahanay ku digasho.”Siyaasi Maxamud Raage

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):-Maxamuud Raage Ibraahim oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa dhaliilay qaabka uu u dhacay shirkii golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kaas oo todobaadkii hore ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Maxamuud waxa uu  Murrashax Cirro ku naqdiyay in uu qaab ku digasho ah ugu coddeeyay Axmed Muumin Seed, isla markaana…

Read More

“Qaabkii ay ula wareegayn Dagaalyahanada Daacishta Soomaaliya Deegaanka Qandala ee Maamulka Puntland” DAAWO

Boosaaso 28.October 2016 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanadii katirsanaa Daacishta Soomaaliya ay shalay la wareegay Deegaanka Qandala oo Qiyaastii 75-km u jirta Magaalada Boosaaso ay halkaasi isaga baxeen. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalyahano ku dhaw 100-nin oo aad u hubeesan in ay soo gaareen Deegaanka Qandala lana wareegeen, dagaalyahanadan…

Read More

“Laba Jeer Ayaan Dhacay, Haddana Waaniga Soo Taagan, Isma Dhiibayo, Waayo Waxaan u Imid Ujeedo, Waa In Aan Gaadhaa, Waana In Ay Somaliland Wax Noqoto, Oo Aynu Qeyb Ka Noqono Dunida ..” Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu Dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskoodi . Gudoomiyaha ayaa Xafladaasi ka jeediyay Khudbad Dheer oo dhinacyo badan taabanaysay, taas oo ay la dhaceen dhamaan Bulshadii ku sugnayd Xafladaasi .

Read More

Kaambaynkii Mansabka Guddoomiye Ee Xisbiga KULMIYE Muuse Dabadii Oo Cirka Isku Shareeray, Kulan Beesha Maxamed Kaahin Isugu Timid Iyo Xildhibaan Obama Oo Tartanka Kusoo Biiray, Halkee Ku Dambeeyey Gaafaadhi?

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Kulan siyaasadeed qado iyo is xog waraysi ah oo ay shalay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo odayaasha Beesha uu ka soo jeedo Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ku yeelatay Huteel HANA ee Caasimadda Hargeysa ayaa la iskula qaatay in aanay beeshu marnaba aqbalayn in gorgortan la galiyo mansabka Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga…

Read More

Muuse Biixi Iyo Suldaanka Guud Ee Bariga Burco Oo Kulan Gaar Ah Yeeshay Iyo Suldaanka Oo Ka Gaabsaday Codsi Uu Kaga Dalbaday Inuu Soo Dhex Galo Siyaasiyiinta Isku Haysta Kursiga Gudoomiyaha KULMIYE

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo maalmihii u dambaysay ay Siyaasiyiin Ka soo jeedda Beesha Degta Bariga Burco si weyn ugu hirdamayaan Hanashada Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii, ayaa Waxa Magaaladda Hargeysa Kulan gaar ah ku yeeshay Guddoomiyaha hadda Kursigaasi ku fadhiya, Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo Suldaanka…

Read More

‘’Muuse Biixi qof iska dhaadhicinaaya Yaanuu Been u Sheegin, Xirsi X. Cali Waa Madaxweynaha Mustaq-balka ee Somaliland’’ Qaar ka Mid ah Beelaha Bariga Burco DAAWO

Burco 28.October 2016 (SDN/QJ):-Madax-dhaqmeedka Salamadow“Xirsi X. Cali Waa Madaxweynaha Mustaq-balka ee Somaliland. Muuse Biixi qof iska dhaadhicinaaya Yaanuu Been u Sheegin. Beesha Salamadow Xaal Qaran Ayaanu Siinaynaa Beesha Muuse Yuusuf (REER Daahir),”

Read More

Madaxweynaha Oo Beesha Caalamka Qaylo Dhaan U Diray Iyo Kulan Uu La Qaatay Guddiga Heer Qaran Ee Abaaraha DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay guddiga heer qaran ee abaaraha, kulankaasi oo ka dhacay xarunta qasriga madaxtooyadda waxaana xooga lagu saaray sidii guddiga heer qaran ee abaaruhu ugu gurman lahaayeen dadka iyo xoolaha abaartu mar kale saamaynta ku yeelatay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu marlabaad…

Read More

“Anigu waxaan Ku Qanci Lahaa In Lagu Celiyo Doorashadii Golaha dhexe, Haddii La Igaga  Adkaado Waan Qaadan Lahaa Go’aanka Soo Baxa…” Axmed Muumin Seed

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka biyo-diiday Habka loo maamulay Shirkii Golaha dhexe ee Xisbigaasi oo lagu doortay Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga uga qayb-galaya Doorashada Madaxtooyada ee Sannadka dambe horraantiisa Dalka ka dhacaysa, ayaa ka hadlay Dacwad uu arrintaasi ku…

Read More

‘’Kuwaa Xirsi Ka Daba Qaylinayaa Inay Wax Yeelayaan Bay Moodayaane Waxay U Markhaati Fureen Siyaasi Bisil Oo Hankiisu Dhaafay Reer Hebel’’ Cali Guray

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dadka ka daba qaylinaya Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu ku tilmaamay kuwo qabyaaladi biyo dhigtay oo galitaanka uu Xirsi ku biiray xisbiga WADDANI uba qaadan la’ sida…

Read More

Habaqa Iyo Isgarab Yaaca Xukuumadda Iyo Tiro Kor U Dhaafaysa Todoba Mas’uul Oo Mar Qudha U Wada Jawaabay Hogaamiye Xirsi + Saamaynta Ay Kulmiye Ku Keeni Karto

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Nidaamkii iyo hanaankii Dawladnimo ayaa maalin maalinta ka dambaysa ka sii muunad baxaya Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Waxaanad Mar walba Shaashadaha ka arkaysaa Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda oo heer walba leh oo si Habaqla isku garab yaacaya oo u wada jawaabaya shaqsi qudha,Waxa Hadda Socda Mashruuca u jawaabida Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda oo…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Sababaha Baajiyey Shirkii Burco Ee Madaxweyne Silaanyo Hore U Iclaamiyey & Diidmadii Cali Khaliif

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa Wareysi Gaar ah oo uu siiyey Wargeyska Himilo kaga Warramay Sababaha uu Dib ugu Dhacay Shirkii Beelaha Gobollada bari ugu qabsoomi lahaa Magaalada Burco, 25ka bishan tobnaad ee sanadka 2016, sida uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed-Silaanyo uu hore ugu dhawaaqay…

Read More

Kulan Lagaga Hadlayay Islaam Nacaybka Oo Lagu Qabtay Gobolka Soomaalidu Ku Badan Tahay Ee Minnesota Dalka Mareykanka

Minnesota 28.October 2016 (SDN/QJ): Kulan lagaga hadlayay Islaam nacaybka kusoo badanaya dalkaasi Maraykanka & gaar ahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo…

Read More