Layaabka Dunida: Madaxweyne Ku Andacoonaya In Ilaahay Lasoo Hadlay Sidaa Darteed Uu Isaga Daayay Aflagaadooyinkii Siyaasadeed
Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha wadanka Philippines, Rodrigo Duterte ayaa balan-qaaday inuu joojinayo hadallada aflagaadada ah ee siyaasadeed ka dib markii sida uu sheegay uu Illaahay toos ula soo xidhiidhay sida uu ku dooday. Duterte ayaa hore u aflagaadeeyay Pope Francis hooyadiis, madaxweyna Obama iyo madax kale, waxaana uu sheegay in go’aankan uu gaadhay isagoo…
