Webmaster

Xog Cusub: Somaliland oo Sheegtay In Aqoonsi ay Ka Hesho UK uu Suurto Galyahay Ka bixista EU-da Kadib

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in qorshaha Ingiriisku kaga baxay  EU-da uu yahay mid waxtar  u yeelan kara aqoonsi caalami ah oo ay Somaliland ka  hesho UK. Sidaasna waxa daboolka ka qaaday Wasiirka Arrimaha dibadda Sacad Cali Shire.   Wargeyska caanka ah ee The Guardian ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa…

Read More

Xilka Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Dad Badani Ku Sifeeyeen Mid aan Gaadhsiisnayn Heerkii Balanqaad ee Gudoomiye Cirro & Awoodaha Hogaamiye Xirsi Xeerku u Jideeyay

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Qaar ka mid ah qodobada ugu waa weyn ee sharciyada Xeerka hogaanka sare ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana waxay  qodobadan ay cadaynayaan waaji baadka masuul ee wakhti xaadirkan kala yihiin & Nooca Xil ee Xisbiga Waddani ay ka hayaan Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah Mudane C.qaadir X.Ismaaciil Jirde…

Read More

Dawlada Imaaraadka Carabta oo Somaliland kala Hadashay Saldhig Milateri DHAGAYSO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  In dhawayd waxa magaalada Berbera ka socday dhaq-dhaqaaqyo caalami ah oo maalgashi, kuwaas oo diiradda lagu saarayay dekedda iyo garoonka diyaaradaha.   Hore waxa dawladda Somaliland heshiis maalgashi oo muddadiisu 30 sanno tahay ula gashay shirkadda DP-World oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, taas oo uu ansixiyay golaha baarlamaanka ee Somaliland….

Read More

Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Intii Uu Ku Fooganaa Burburinta UCID Uu Fadhataystay Xisbigii WADDANI,Kana Dareersaday Siyaasiyiin Miisaan Culus leh

Jamaal Oo Isgarbinta Axsaabta Kumasalay Tartan Orod Oo Kale,Oo Nin La Moodayo In Laga Badiyay Uu Soo Kaco Uu Kuwa Kale Dhaafo Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Warbixin Uu Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen soo dhigay Barta uu Bulshada kala xidhiidho ee Facebook-ga ayaa Waxa uu lafa-gur ku sameeyay halka ay iska matalaan…

Read More

Xog Waran Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Gudoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee Hargaysa Qoraa Jaamac Muuse Jaamac

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Jaamac Muuse Jaamac Waxa uu ka Mid yahay Qorayaasha Reer Somaliland ee doorka Muuqda ka Ciyaara Sidii Da’yarta loogu Guubaabin lahaa Akhriska iyo Qoraalka,Waxaa kale oo uu si weyn uga qayb qaataa dhiirigelinta Wax akhriska Taas oo Sababtay inuu Si Joogto ah Magaalada Hargaysa isaga Iyo Shakhsiyaad kale ay ugu qabtaan…

Read More

Xogo Dheeraad oo Laga Helay Diyaarad Nooca Wax Basaasa Ah Oo Maraykanku Leeyahay, oo Muddooyinkii Ugu Dambeeyeyna Gaaf-wareegta Goobo Hargeysa Ka Mida Wakhtiga Habeennimo Iyo Ujeedada Duulimaadkeeda

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Wargeyska Foore oo ka Mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Magaalada hargaysa ayaa helay xogo lagu kalsoon yahay oo ku saabsan Diyaarad nooca wax Basaasto ah oo la sheegay inay ka mid tahay Diyaaradaha wax basaasa ee Milatariga Maraykanka,taasi oo bilihii u dambeeyay hawlgalo dhinaca basaasida ah ka waday Xaafado ka…

Read More

Dhacdo Cusub oo Somaliland ay Ku Mutaysatay Dhaleecayn Kuna Saabsan Haween Tacaddiyo Galmo Loogu Gaystay Xabsiga Gabiley

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Hay’adda Xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in Bishii la soo dhaafay ee sanadkan haween ku xidhan xabsiga Gabiley ay ka cawdeen xad-gudubyo dhinaca Galmada ah oo ay ku jirto Kufsi, Jidh-dil iyo Silcin ay kula kaceen ilaalada xabsigu. Haween iyagu ilaalada xabsiga ka mid ah oo soo weriyey dhacdadan…

Read More

Quwadaha Dalalka Adduunka Ee Haysta Gujiska Mikatari Ee Ugu Tiro Badan, Iyo Dalalka Islaamka Kuwa Haysta Gujiska Ugu Badan!

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Sida uu Toddobaadkan Baahiyey wargeyska wax ka qora quwadaha hubka ee adduunka ee loo yaqaano Global Fire Power, Dalka Maraykanka ayaa loo aqoonsaday kan ugu badan ee haysta Tirada Gujiska casriga ah ee ay isticmaalaan ciimada baddu halka dalka Turkigu ka noqday ka ugu badan ee haysta Gujiska dalalka Islaamka. Gujiska…

Read More

Shirka Waddani: ‘Hoggaamiye, Guddoomiye, Murrashax, Doorashada Ina Jirde, Fiiradda Kulmiye Iyo Fooridda Khamaarka Siyaasadeed Ee Cirro

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Inkastoo jararraaca iyo aargoosiga loollanka Siyaasaddu yahay mid filashadiisa leh, haddana reer Waddani waxay ku jireen bishan maalmo farxad iyo faan ay ugu dabbaal-degayaan dhalashada wejiga cusub ee ay yeesheen. Waxay ku jiraan maalmo ay isbeejinayaan oo ay ku qanacsan yihiin cududdooda, geesta kalena ay la tacaalayaan yaraynta khasaaraha siyaasadeed ee…

Read More

Dal Ka Mid Ah Dalalka Afrika Oo Laga Furay Xarun Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Dadka Sida Xun U Qabatimay Internet-ka

Aljeeriya 23.October 2016 (SDN/QJ):-  Dalka Aljeeriya (Algeria) oo ku yaal woqooyiga Afrika, ayaa laga furay cusbitaal lagu daweeyo dadka sida xun u qabatimay isticmaalka internet-ka, kaasoo noqday goobtii caafimaad ee ugu horreysay ee qaaradda laga sameeyo, looguna talogalay in lagu daweeyo dadka aadka u jecel internet-ka. Sida lagu baahiyey telefishanka Al-jazeera oo Maankaab soo xigtay,…

Read More

“Muuse Biixaw, Anigu Waxaan U Malaynayaa Magac-xumo iyo kursi la’aan Inay ku wada qabsan doonto.Illaahay ayaa bixiya Axmed Siilaanyo…”Xildh. Siciid Cilmi Rooble

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay innuu aad uga naxsan yahay markii la tusay Murashaxa Madaxweynaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ku guul-daraystay tartanka doorashada madaxtooyada ee dhacaysa 2017-ka. Xildhibaanku wuxuu sheegay innuu xasuustay wakhti dheer iyo maalmo badan oo uu tuurta ku siday…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaalo Tacsi ah u Diray Sadex Marxuun oo Ku Geeriyooday Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee ay ka baxday ALLE ha u naxariistee Marxuuma Siraad Cali Yuusuf oo ku geeriyooday Dalka Sweden xalay oo ay taariikhdu ahayd 22/10/2016….

Read More

”Waxaan Dhawaan Qaban Doonaa Shir ay Beeshaydu Ku arrinsanayso,Waxaan Dhaleecaynayaa Wixii Maanta Ka Dhacay Shirkii Waddani oo aan u arko Khalad uu C.raxmaan Cirro & Beeshiisu Gashay” Suldaan C.raxmaan Dhawal DAAWO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Suldaan C.raxmaan Jaamac Dhawal oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal ayaa si adag u Canbaareeyay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani uu Maanta ku doortay Murashixiinta Madaxtinimo.

Read More

“Qofna Calafkiisa Lama Qabto, Wixii Illaahey U Qorina Ma Helo, Qofkii Illaahay Samada Uga Qoray Ayaa…” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan DAAWO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ugu weyn Somaliland ee Waddani Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa maanta hadal ka jeediyey shirkii Golaha dhexe ee xisbiga Waddani ku dooranayey murashaxa madaxweynaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro iyo adaxweyne ku-xigeenka Maxamed Cali. “Qofna Calafkiisa Lama Qabto, Wixii Illaahey U Qorina Ma Helo, Qofkii Illaahay Samada Uga Qoray…

Read More

Shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo Lagu Doortay Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Uga Qeyb-galaya Doorashada Madaxtooyada+ Guddoomiye iyo Hoggaamiye Lagu Ansaxiyey Shirkaas+ SAWIRO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):-Shirkii koowaad ee Xisbiga WADDANI oo si rasmi ah maanta magaalada Hargeysa looggu soo gunnaanaday, ayaa Murashax Madaxweyne looggu doortay Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), halka Murashax Madaxweyne ku xigeena loo doortay Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi, ku waasi oo ah Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas uga qeyb-gali doona Doorashada Madaxtinimo ee…

Read More

Wasiirka Madaxtooyada ‘’Madaama Aynaan Ahayn Qaran La Aqoonsan Yahay Oo Taag Yar, Ceeb Maaha Dee Inaynu Runta Sheegno’’ DAAWO

Hargeysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo si qoto dheer uga hadlay arrinta doorashada ayaa yidhi “Waxaa saaka aanu halkan munaasibadan u qabanay in aanu Gudiga Doorashooyinka qaranka ku wareejino sidii Wasiirka Maaliyaddu sheegay Lacagtan miisaaniyadii ay ku kacaysay Doorashada Madaxtooyaddu iyo dhamaystirka diwaangelinta cod bixiyayaashu qeybtii aanu hore u…

Read More

(Waa Inoo Boorama Iyo Xisbiga Waddani) Axmed Muumin Seed Oo Ganafka ku Dhuftay Natiijaddii Doorashadda Madaxweyne iyo Ku-Xigeen ee Xisbigga WADDANI Ee Lagu Kala Calaf Qaaday DAAWO

Hargaysa 22.October 2016 (SDN/QJ):- Axmed Muumin Seed,waxa uu ganafka ku dhuftay Natiijaddii Doorashadda Madaxweyne iyo Ku-Xigeen ee Xisbigga WADDANI,waxaana uu intaas raaciyay in isaga iyo Waddani ay ku-kala calaf qaadi doonaan Gobolka AWDAL. https://www.youtube.com/watch?v=hnXIoUrftmQ

Read More