Marwadda Koowaad Oo Iftiimisay In Madaxweyne Siilaanyo Kalsooni Ku Cugtay inuu Bedelo Murashax Muuse Biixi DAAWO
Hargaysa 18.October 2016 (SDN/QJ):- Marwada koowaad ee Somaliland marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), ayaa sheegay in xukuumadda KULMIYE wax badan u qabatay bulshada, isla markaana ay hadda diyaariyeen barnaamij siyaasadeed oo markale lagu dooran karo doorashada Madaxtooyada ee u muddaysan dhammaadka bisha March ee sannadka 2017, haddii Ilaahay yidhaa. Marwo Aamina-weris oo hadal ka…
