Webmaster

Murashaxa Madaxweyne Mudane C.raxmaan Cirro oo Khudbad Higsi,Himilo Iyo Hilaadin Isugu Jirta ka Jeediyey Furitaanka Shirka Golaha Dhexe ee Waddani AKHRI

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Caasimada Hargaysa ka Furmay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Furitaankii shirkaasi waxaaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysay ka akhriyey Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan  Maxamed Cabdilaahi Cirro taasoo uu kaga hadlay qorshaha xisbiga ee shanta sanadood ee soo socota. Khudbada Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo aad…

Read More

“Waddani Wuxuu soo Bandhigay Barnaamijkiisii Siyaasadeed Balse Kulmiye oo Talada dalka haya ilaa Iminka Wuxuu Taagan Yahay Waan Diyaarinaynaa,Muuse Biixina Waxaan Odhan Lahaa Mujaahidnimo CV Kuu Noqon Mayso” Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Maanta Gabay Tiriyey DAAWO

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Cusub  ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Khudbad Dhinacyo badan leh Waxa uu Maanta ka Jeediyey Furitaanka Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbigaas oo ka Furmay Huteel Maansoor.

Read More

”Waxaan Soo Dhawaynayaa Xubnihii Kulmiye aanu Wada ahayn ee Waddani Ku Soo Biiray,Waxan aaminsanahay in S.Land Isu dhamaystiran Yahay”Afhayeenka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Gaafaadhi oo Lagu Casuumay ayaa Ku Hambalyeey Xisbiga Waddani qabsoomida Shirkiisa Golaha Dhexe Waxaa kale oo uu amaan u diray Garabkii Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ahaa ee Kulmiye ee Haatan Ku biiray Xisbiga Waddani Taas oo Muujinaysa Sida uu Yidhi In Waddani uu…

Read More

Shirkii Koobaad Ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI Oo Hadda Si Rasmi Ah U Furmay Hargeysa + Sawirro

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Shir weynihii golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa si si rasmi ah uga furmay huteelka maan-soor ee magaalada Hargeysa,waxaanay madasha ka soo xaadiray masuuliyiinta kala duwan ee Xisbiga WADDANI oo uu horkacayo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI C/raxmaan  Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo dhammaanba ergooyinka kala duwan  ee ka qayb-gelaya shirkaasi.   Shirkan oo…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Shir Duceedyo La Yeeshay Madax dhaqameed Hargaysa ka Soo Jeeda & Badheedhihiisa Ku Aadan Inuu Mar Kale Murashax Yahay DAAWO

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Hotel Ambasador ee Magaalada Hargaysa ka qabsoomay kulan qado sharaf ah oo dhex maray Madax Dhaqameedka iyo Odayaasha Deegaanka Koonfurta, Bariga Iyo Badhtamaha Hargaysa Iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe . Waxaana kulankan lagu naaqishay xaaladda siyaasadeed ee dalku haatan ku suganyahay, iyo sidii door muuqda looga ciyaari…

Read More

Suldaanka Guud ee Beelaha Ayuub Oo Bogaadiyay Cabdiqaadir Jirde iyo Xisbiga Waddani

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee beelaha Ayuub Suldaan Aadan Suldaan Aamiin Suldaan Faarax, ayaa bogaadiyay guddoomiyenimada xisbiga Waddani ee xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, waxaanu ammaanay siyaasadda Guddoomiye Cirro oo uu ku tilmaamay mid cadaaladeed. Suldaan Aadan, oo waraysi siiyay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay in Beel ahaan ay iyaguna sugayaan in cadaaladdu soo gaadho,…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Qaaday Talaabooyin ay Kaga aar-goosanayso Gudoomiye Cirro & Deegaanka uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo oo Ardaydii Wax ka baranaysay laga Horjoogsaday Deeqo Waxbarasho

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda KUlMIYE oo muddooyinkii u damaysay guul-darooyin siyaasadeed oo kala duwan  ku habsadeen,ayaa hadda ku dhaqaaqday talaabooyin gurac oo ay kaga aar-gudanayso guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro,waxaanay hadda ku dhaqaaqday in ay si gaar ah u cadaadisu degmada uu dhalasho ahaan ka soo jeedo cirro ee…

Read More

Xogo Jariirada Indian Ocean Ka Qortay Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan & Ku Biiristii Garabkoodii ee Xisbiga Waddani

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska caanka ah ee The Indian Ocean oo ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa todobaadkan warbixin xiiso badan ka qoray ku biiriddii Wasiirkii hore Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan ku biiray xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Wargeyska ayaa Sabtidii dhawayd boggiisa siddeedaad kaga warramay saamaynta taban ee Xirsi ku keeni karo…

Read More

Ujeedada uu Daaranaa Kulan Hay’ada Shaqaalaha Dawladu u qabatay Maamulada Shaqaalaha ee Wasaaradaha Dawlada DAAWO

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Kor u qaaddida aqoonta iyo waayo-aragnimo wadaagu waa muftaaxa shaqo tolmoon oo tayo le, si taas loo helana Waxay hay’ada Shaqaaluhu Tababar u qabatay Madax-waaxeedyada Maamulka Shaqaalaha ee Wasaaradaha Dawlada, Kaas oo lagaga hadlayay in darajaynta iyo dalacsiinta shaqaaluhu noqoto mid dedaalku sal u yahay isla markaana xaajo kale lagu xulan….

Read More

Magaalada Laascaanood:Faahfaahin ka soo Baxaysa Afar Ruux oo Ku Sumoobay Cunto ay Isticimaaleen

Laascaanood 19.October 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan afartan qof oo ahaa shaqaalaha beero ku yaalla deegaanka Dalyare oo abbaaro 30-km magaalada laascaanood kaga beegan dhinaca Bari, ayaa ku sumoobay cuntooyin ay cuneen, waxana gurmad ahaan loo keenay cisbitaalka Manhal ee magaalada laascaanood ku yaalla.   Afarta qof ee sumoobay oo dhammaantood rag ahaa, ayaa la sheegay…

Read More

Shirka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani oo Maanta Furmaya,Mudada uu Soconayo oo intii Loo  Mudeeyay Ka Badan & Hirdanka Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen oo Heer Kulkii Ugu Sareeyay Gaadhay

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka oo arbaco ah si rasmi uga Furmi doona Huteel Maansoor Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Shirkaas waxa lagu dooran doonaa Labbadii musharax ee Xisbiga u matali lahaa tartanka doorasha madaxtooyada ee soo socota, jagada Musharaxa Madaxwayne waxa kaligii u taagan oo ay banaanka u taal…

Read More

Qalalaasaha Ka Oogan Dalka Ethiopia Burbur la Saadaalinayo iyo Saamaynta Soomaalida

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Soomaalidu waxay u aragtaa cadawgeeda koowaad dalka Ethiopia. sidaas oo kale ayaa Itoobiyaankuna u arkaan soomaalida cadawgooda koowaad. nacaybka labada shacab isku hayaan ayaa ka mid noqday nolol maalmoodkooda caadiga ah. tusaale soomaalidu ruuxa ay ku tuhmayaan axmaqnimo iyo xaasidnimo waxay ugu yeedhaan ” Amxaar” sidoo kale qofka ay liidayaan waxay…

Read More

Aasaasaha Shabakadda Khaatiga laga Taagan yahay ee Wikileaks Julian Assange oo Internetka laga Xidhay

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Wikileaks ayaa ku eedeysay dawladda dalka Ecuador in ay Internetka ka xidhay ninka asaasey ururkka Wikileaks Julian Assange oo deggan Safaaradda Ecuador ee magaalada London Wikileaks ayaa la xidhiidhisey sababta Assange looga xidhey Internetka kadib amrkii hay’adoodu ay daabacdey Emailo laga xadey Musharaxa Xisbiga Dimqoraadiga Hillary Clinton.   “Waxaan caddeyneynaa in…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘U Halgan Hirgalinta Himiladaada”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 18.October 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

Read More

Wasiir la Filayo inuu Sahaydo Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani & Cukuse oo Loo Saadaalinayo inuu Ku Soo Noqdo Xilka Wasaarada Warfaafinta

Hargaysa 18.October 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo intii Duufaanada Isbedel ay ku timid Siyaasada Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Todobaad Gudihii ay ku soo biireen Laba Hormo oo ah Siyaasiyiin Miisaan  Culus ku leh Saaxada Siyaasada Somaliland ayaa waxaa soo baxaya dareeno sheegaya in qadiyadani ay saamayn ku yeelanayso Tiro ka mid ah Golaha Wasiirada…

Read More