Jig Jiga: Munaasibadii 9aad ee Xuska Maalinta Calanka Qaranka ee Jamhuuriyada Federaalka Itoobiya oo Si weyn loo Xusay
Jig Jiga 18.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa si meeqaam sare ah looga xusay guud ahaan dalka gaar ahaana deegaanka soomaalida itoobiya caasimadiisa jigjiga munaasabada 9,aad ee xuska maalinta calanka jamhuuriyada dimoqraadiga faderaalka itoobiya. Hadaba, munaasabadan xuska oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday hoolka shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSI, Waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta…
