Webmaster

Buuga Waxqabadka ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Quruxdiisu waxay u Baahan Tahay in Ficil Rumooba Loo Bedelo DAAWO

Hargaysa 20.October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maalintiisii Labaad Galay Shirkii Kowaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani . Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Isla markaana ah Gudoomiyaha Xisbigaas oo la rajaynayo inuu Xilkaas ku wareejiyo Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Khudbad dhinacyo badan leh ka jeediyay Madashii Shalay.

Read More

‘’Waxaan Xisbiga Waddani Ku Soo Kordhin Doonaa Siyaasadii Xisbigii Udub ee Madaxdiisa Mudada Dheer aan ka Mid ahaa Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani’’ Xildhibaan C.qaadir Jirde DAAWO

Hargaysa 20.October 2016 (SDN/QJ):- ‘’Waxaan Xisbiga Waddani Ku Soo Kordhin Doonaa Siyaasadii Xisbigii Udub ee Madaxdiisa Mudada Dheer aan ka Mid ahaa Gudoomiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani’’ Xildhibaan C.qaadir Jirde https://www.youtube.com/watch?v=jivw30VgAfc

Read More

Puntland Oo Dhaqdhaqaaqyo Lid Ku Ah Wada-hadallada Somaliland Iyo Khaatumo Ka Bilowday Buuhoodle & Galaydh Oo Meel Adag Iska Taagay Shirka Burco Ka Furmaya 

Buuhoodle 20.October 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle ee Somaliland, waxaa maalmihii u dambeeyay ka socday Shirar hoose oo ay soo abaabuleen Maamul-Gobolleedka Puntland ee Soomaaliya, kuwaasi oo la doonayoin  lagu Carqaladeeyo Shir Nabadeedka la filayo inuu 25-ka bishan Magaalada Burco uga furmo Xukuumadda Somaliland iyo Beelaha Dega Gobollada Sool iyo Buuhoodle oo…

Read More

Maxamed Biixi Yoonis Oo 3 Sannadood Ka Dib Sheegay In Hankiisu Ka Sareeyay Xilkii Uu Madaxweynuhu U Dhiibay, Kana Hadlay Kala Doorashadiisa Muuse & Cirro

Hargaysa 20.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, imikana ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Maxamed Biixi Yoonis, ayaa markii u horeysay ka hadlay Sababaha uu uga baxay Xisbiga KULMIYE ee isaga iyo Xubnaha Isbahaysiga Dimuqraadiyad-doonka ah ee KULMIYE ugu biireen Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI.   Maxamed Biixi Yoonis,…

Read More

Garab Isku Magacaabay Badbaadada Kooxda Khaatumo oo Cod dheer kaga Digay Shirka Burco ka Furmi doona DAAWO

Buuhoodle 20.October 2016 (SDN/QJ):- Axmed Maxamud Doolaal oo ka Mid ahaa Kaadiriinta Kooxda Khaatumo Haatana la baxay Garabka Badbaada Khaatumo iyo Xubno Kale oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Magaalada Buuhoodle ayaa si adag uga digay Shirka Nabadaynta iyo Turxaan saarka Beelaha Gobolada Bari ee Madaxweyne Siilaanyo Shaaciyey Kaas oo ka dhici doona Magaalada Burco dabayaaqada…

Read More

Hargaysa: Saameynta Kor u Kaca Qiimaha Sonkorta ee Bulshada Danyarta ah

Hargaysa 20.October 2016 (SDN/QJ):- Qiimaha lagu Iibiyo Sonkorta, ayaa kor u kacday Suuqyada Magaalada Hargeysa, Taasi oo saameyn Taban ku yeelatay Bulshada danyarta ah iyo dadka ka ganacsada Shaaha. Kiishka  Sonkorta oo markii Hore la siin Jiray 34 Doolar oo lacagta Maraykanka ah, ayaa qiimaha  imika suuqyada laga siinayaa uu marayaa 38 Doolar, kaasi oo…

Read More

Khudbadii Murashax C.raxmaan Faroole ee Ka Mid Noqoshada Aqalka Saree e Baarlamanka Somalia Iyo Ansixinta Maanta ee Xubnahan la Kala Reebayo DAAWO

Garowe 20.October 2016 (SDN/QJ):-Musharixiinta oo tiradoodu ka kooban yihiin 29 xubnood, ayna ku jiraan sideed haween, ayaa khudbadahooda ka hor jeediyanay Mudanayaasha Barlamaanka Puntland, halkaasi oo ay ku soo bandhigayaan aqoontooda, waayo-aragnimadiisa iyo waxqabadkiisa ku aadan u adeegida bulshadda soomaaliyeed. Xubnaha kale ee u tartamaya Aqalka sare ee Barlamaanka federaalka, waxaa ka mid ah Ra’isul…

Read More

Khudbadii General Moorgan ka horjeediyey Baarlamaanka Puntland,Noocyada Shaqooyin ee uu ka soo Qabtay Dawladii Somalia DHAGAYSO

Garowe 20.October 2016 (SDN/QJ):- General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo kamid ah musharaxiinta aqalka sare Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa khudbad ka horjeediyey Baarlamaanka Puntland.   General Moorgan waxaana uu ka sheegeeyey aqoontiisa iyo heerarka uu ka gaaray darajooyinka ciidanka waxaana uu intaa ku daray in loo baahanyahay in soomaaliya marxalada hada ay ku jirto laga…

Read More

War-Bixin: “Gacmaha Waan ka Jabay, Haddana Waxaa La Iga Sugayaa Cuntadii Iyo Iskuulladii..”

Boorama 20.October 2016 (SDN/QJ):- Markaad Aragto Da’deeda waxaad ku qiyaasaysaa Lixdan jir,dusheeda ay ka muuqato diifta iyo daranyada ay ka dhaxashay Culeyska Sibidhka Badan iyo Qoraxda daran ee Maalintii. Jidhkeeda waxaa ka muuqday Daal aad u daran, maadaama ay maalin walba ka xoogsato Kuuliga ama Shaqo ka raadsato guryaha laga dhisayo  magaalada Boorama, waxaa ay…

Read More

Prof: Maxamed Cabdi Gandi oo looga adkaaday doorashada Aqalka Sare Jubbaland

Kismaayo 20.October 2016 (SDN/QJ):- Prof, Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi), ayaa ku guul darraystay inuu kusoo baxo doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Barlamanka Federaalka Somalia, kuwaasoo matali doona maamulka Jubbaland.   Doorasho Xildhibaanada maamulkaasi ku dooranayeen xubnaha Matalaya Aqalka Sare, ayaa suuro gali weyday in siyaasigan caanka ah ka mid noqdo 54 qof ee Somalia u…

Read More

Nuxurka Waraaqo Sira Oo  Ay Is-Dhaafsadeen General Morgan  Iyo Maxamed Siyaad Xiligii Xasuuqu Ka Socday Somaliland (Warqadii Dhimashada)

London 20.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Warqadii Uu Qoray General Morgan Isaga Oo Madax Ka Ahaa Woqooyi Galbeed (Hadda Jamhuuriyadda Somaliland), Si Loo Dabar Gooyo Muwaadiniinta Deegaanka Ahaa Kadibna Loogu Beero Dad Cusub.   Iyada Oo Aduunku Ogaadey Denbiyada Uu Galay Darteed, Fadlan Usoo Daabaca Dayarta Dalkan Laftoodu Si Ay U Ogaadaan….

Read More

Sacuudiga Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Xukun Dil Ah Ku Fuliyay Nin Ka Tirsan Qoyska Reer Boqor

Riyadh 20.October 2016 (SDN/QJ):- Amiir Turki bin Saud Al-Kabir oo ka mid ah qoyska reer boqor ee dalka Sacuudiga xukuma ayaa waxaa lagu fuliyey xukun dil ah oo qoorta looga jaray.   Waxaa lagu eedeeyey inuu sanadii 2012 feer iyo laad nafta uga jaray nin shacab ahaa oo ay isqabteen.   Qoraal kasoo baxay xafiiska…

Read More

Itoobiya oo Sheegtay inay ka shaqeysay Nabadeynta Gaalkacayo, Puntland iyo Gal-mudug oo Beeniyay Warkaas

Gaalkacayo 20.October 2016 (SDN/QJ):- Dawlada Itoobiya ayaa sheegaysa in saraakiil ka socda dalka Itoonbiya ay heshiisiiyeen maamullada Puntland iyo Galmudug oo dhowaan ku dagaallamay Gaalkacyo. Wasiirka amniga ee Galmudug, Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed, ayaa sheegay in uu jiro qorshe la doonayo in labada dhinac lagu heshiisiiyo, balse aanay walo soortgalin . Dhanka Puntland, Wasiirka deegaanka,…

Read More

Caasimada Somaliya ee Muqdisho oo lagu Xidhay Wariyeyaal ka Tirsan Telefishanka Al Jazeera

Muqdisho 20.October 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka  dalka Somaliya ayaa shalay xabsiga dhigay Wariyeyaal u shaqeynayay Telefishinka Al Jazeera qeybtiisa afka English. Wariye Xamse Maxamed iyo Sawir qaade la socday ayaa la sheegay inay xidheen Ciidamada Nabadsugida dalka , xilli ay soo galayeen magaalada Muqdisho. Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliya Maxamed Ibraahim…

Read More

Koox Dhalinyaro Ah Oo Ay Soo Abaabushay Xukuumadda KULMIYE Oo Weerar Dhagaxaan Ah Ku Soo Qaaday Caawa Xarunta Guud Ee Xisbiga WADDANI

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):-Wararka naga soo gaadhaya hadda xarunta guud ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku leeyahay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen caawa xaruntaas koox dhalinyaro ah oo abaabulan,xili ay   xaruntaasi ka socotay qay-binta kaadhadh -ka shirka golaha dhexe ee Xisbiga WADDANI.   Xiliga  ay kooxdan abaabulani ee…

Read More