Magacyada & Qabiilada 8-Xubnood ee Galmudug ku matalaya Aqalka sare
Caddaado 17.October 2016 (SDN/QJ):- Baarlamanka maamulka Galmudug ayaa soo gebagebeeyey doorashada xubnaha ku tartamayey sideeda xubnood ee maamulkaas uga mid noqonaya aqalka sare. Kursiga Aqalka sare ee beesha Ceyr ayaa waxaa ku guuleysatay Jawaahir Axmed Cilmi oo la tartameysay Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud kaasoo markiii hore kursigan loo saadaalinayey, waxayna Jawaahir noqotay haweeneydii labaad ee…
