Webmaster

Dalka Shiinuhu Ma Qabsan Doonaan Dalalka Adduunka Intooda kale? (Xogta Dahsoon)) DAAWO

Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa xaqiiqooyin iyo cadaymo ka hadlaya dhaqaalaha dalka shiinaha dalkaas oo tirade dadkiisu gaadhayso 1 bilion iyo sadex boqol iyo todobaatan million oo ruux kuwaas oo ku nool masaafo dhuleed oo gaadhaysa in ku dhow 10 milion oo KM oo squere ah. https://youtu.be/FyM-LQW-6vQ

Read More

Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo Taariikhda markii ugu Horaysay Buug uu qoray Hargeysa ku soo bandhigay iyo Bulshada oo soo Dhawaysay

Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):-Abwaan Jaamac Faarax Yuusuf (Jaamac Xaad) oo ah Askari ka tirsan Ciidanka Booliska gaar ahaan Kooxda Wacyigelinta ee GOODIR ayaa waxa uu Buug uu qoray ku soo bandhigay Huteel Imperial ee Magaalada Hargeysa.   Buugan oo la yidhaahdo AFGARAD ayuu abwaanku wuxuu ku soo ururiyey qaybo ka tirsan maansooyin uu isagu curiyey…

Read More

Abwaan Siciid Maxamud Gahayr oo Maxkamadu Xukuntay in Xoriyadiisa Loo soo Celiyo,Xeer Ilaalinta Iyo CID-da oo Diiday Kuna Celiyey Xabsiga DAAWO

Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Siciid Maxamud Gahayr oo Mudo laba Bilood ah u Xidhnaa Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ee Magaalada Hargaysa ayay Maxkamada Gobolka Maroodijeex Shaacisay inuu Xoriyadiisii Dib u helay Hasa Yeeshee Waxaa Markiiba Go’aanka Maxkamada Racfaan ka qaatay Xeer Ilaalinta iyo Ciidanka CID-da.

Read More

20 Xaqiiqo Oo Layaab Leh Oo Xiiso Badan Inta Badanna Aanay Dunidu Ka War Hayn Oo La Xidhiidha Waddanka Jarmalka Iyo Dadkiisa

Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Jarmalka oo ka mid ah dalalka adduunka ugu horumarsan dhinacyada dhaqaalaha, tiknoolajiyada, aqoonta iyo awoodda siyaasadeed iyo Milatari ayaa ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ee taariikhda weyn dunida ku leh iyo saamaynta badan. Qormadan kooban waxa aan ku eegi doonaa 20 Arrimood oo xiiso badan oo aad ogaalkaaga ku…

Read More

Beel Weynta Gobolka Hawd oo Saaka Cudud Siyaasadeed oo Laxaad leh Ku Gudbinaya Fariin Ka Turjumaysa Qabashada Gudoonka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Beesha Gobolka Hawd Oo Uu Horkacaayo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa Maanta la Filayaa inay si Mug Leh Xisbiga WADDANI Tageeradoodi Ugu Wareejinaaya. Beesha weyn Gobolka Hawd, oo kamid ah Beelaha ugu tariikhda dheer uguna saamaynta badan Beelaha dega Waddanka Somaliland, ayaa la sheegay inay si gunta rujis ah tageeradoodi ugu wareejin…

Read More

“MUUSE BIIXI Laba Jeer buu Mujaahid Yahay oo mar waa Darwiish, Marna waa SNM, Innagana waxa la Inaga Rabaa…” Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xaglo-toosiye DAAWO

London 15.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa si weyn u amaanay shakhsiyadda iyo taariikhda uu leeyahay murrashaxa xisbgia KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxana uu tilmaamay inuu yahay qof mudan inuu dalkan hogaamiyo. Wasiir Xaglo-toosiye oo hadal u jeediyey bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol oo xaflad…

Read More

”Waxan ahay Mujaahidka XISBIGA…” Murashax Axmed Mumin Seed Oo Fariin Kama Dambays Ah Udiray Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI DAAWO

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Isla markaana ah Murashax u Taagan Xilka Madaxweyne Ku Xigeen ee Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbigaas oo Furmi doona 19 Bishan ayaa Fariintan u diray Guud ahaan inta Taaageerta Siyaasadiisa. https://youtu.be/Voc_cOWj5CQ

Read More

“Laba Jeer Ayey Ku Guul-Daraysatay Xukuumaddu In Ay Qabato Ciyaarihii Gobolada, Markaa Doorasho Intaas Leegna ……” Axmed Xuquuq DAAWO

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii hore ee Xuquuqal insaanka qaranka Somaliland Axmed Xuquuq oo maanta magaalada Hargeysa kula haddlayey warbaahinta ayaa muujiyey walaaca uu ka qabo in ay mar saddexaad dib u dhacdo doorashada Madaxtooyada ee lagu wado in ay qabsoonta horaanta sanadka soo socda ee 2017. Md Axmed Xuquuq ayaa sheegaya in uu walaac ka…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Aabihii Magaalada Burco Ku Geeriyooday iyo Dhanbaal Tacsi ah oo Madaxweyne Xigeenku u diray

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil  (Saylici) ahna ku-simaha Madaxweynaha Somaliland, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray waxgaradka, waayeelka, aqoon yahanka, garaadada, boqorada, ugaasyada, salaadiinta, cuqaasha, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay  ALLA ha u naxariistee Marxuum Ciise Axmed Kaar oo maanta (15.10.2016) ku geeriyooday magaalada…

Read More

Xaflad Lagu Taageerayo Murashaxnimada Madaxweyne Ku Xigeenka WADDANI ee Dr.Maxamed Xaaji Cali oo Hargeysa Ka Dhacday+ Murashaxiin Tira Badan oo uga Tanaasulay Hankoodii Murashaxnimo+ SAWIRO+DAAWO

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Munaasibad aad u ballaadhan oo lagu taageeraayey Murashaxnimada Dr.Maxamed Xaaji Cali Cabdi oo u sharaxan jagada Madaxweyne ku xigeenimo ee Xisbiga WADDANI sida oo kale na ay ugu tanaasulayeen siyaasiyiin hore u shaaciyey hankooda murashaxnimo ee Xisbigaasi, ayaa xalay ka qabtoontay hotel Safari ee Hargeysa. Waxaana ka soo qeyb-galay Diblomaasi sare/Dr.Maxamed Xaaji…

Read More

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo Soo Dhaweeyay In Xildhibaan C,qaadir Jirde Noqdo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo laysku raacay inuu noqdo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani. Xasan Ciise Jaamac ayaa dhambaal uuay soo saaray wuxuu ku soo dhaweeyay in Cabdiqaadir noqdo guddoomiyaha xisbiga Waddani, waxaanu yidhi “Waatan maanta [shalay] xaflada lagu qabtay Ambassador ee…

Read More

Laba Todobaad oo uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Sugan Yahay Dalka Uk,La Kulan la’aanta Madaxda Ingiriiska Iyo Sababaha lala Xidhiidhinayo

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa laba toddobaad oo uu Ingiriiska joogo aan weli wax kulan ah la yeelan dawladda Ingiriiska, waxaana la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo Isniinta toddobaadkan dalka ku soo laabto, iyada inta la og yahay aanu inta ka horreysana wax ballamo ah la’ lahayn masuuliyiinta Ingiriiska. Madaxweyne Siilaanyo oo…

Read More

Garaad Reer SOOL Ah Oo Ka Hadlay Rag Ciidammada RRU-du Ka Soo Qabteen Laascaanood Oo Hargeysa Ku Xidhan

Laascaanood 15.October 2016 (SDN/QJ):- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Beesha Dhulbahante ee Gobolka Sool, ayaa ka hadlay Dad Shacab ah oo laba Toddobaad ka hor Ciidammada RRU-du ka soo qab-qabteen Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Garaadka oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Laascaanood, ayaa Xukuumadda ugu baaqay in Dadka laga…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Mr Caddaani oo Ka Hadlay In Madaxweynuhu Xaalad Caafimaad u Joogo Ingiriiska, Iyo Aragtidiisa Gudoomiye-nimada Xisbiga Waddani ee Xildhibaan C.qaadir Jirde

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid, ayaa beeniyay in Madaxweyne Siilaanyo arrimo caafimaad u joogo dalka Ingiriiska, waxaanu sheegay in madaxweynuhu u joogo hawlo shaqo islamarkaana uu caafimaad qabo. Wasiir Saxardiid, oo shalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo nuxurkiisu…

Read More

“Waxaanu haynaa cadaymo Tilnaamaya In Masar Iyo Eritrea ay Hub iyo Tababar Soo Siiyeen Jabhada Oromada iyo kuwa kaleba.” Siyaasi C.laahi Geeljire

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) oo laba xil oo wasiirnimo ka soo qabtay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, haddana ka mid ah guddiga ictiraaf raadinta ee Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda gobalka Geeska Afrika iyo weliba bariga dhexe. Mr. Geeljire oo uu waraysi la yeeshay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale oo uu ka hadlay…

Read More

“Xukuumadda Waxaanu Kula Talinaynaa Waar Ummadda Ka Daaya Khilaafka Aad Ku Abuureysaan…” Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa 15.October 2016 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Xukuumadda ugu baaqay inaan Qabaa’ilka reer Somaliland la kala dhex dhigan Khilaafaad Qaybiyo isla-markaana Mushkilad ku keena Dalka. Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbaddii Jimcaha ee shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid tahay baahi ka jirta meelo ka mid ah Somaliland iyo hab-dhaqanka Masuuliyiinta…

Read More

“Itoobiya waa in Talaabo adag laga qaadaa” Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch

Addis Ababa 15.October 2016 (SDN/QJ):-Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa kulankii guddi hoosaadka Midowga Yurub ee xuquuqda aadanaha waxay Midowga Yurub iyo beesha caalamka ugu baaqday inay tallaabo xoogan ka qaadaan Ethiopia. Kooxaha caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha ayaa ku warramaya in beesha caalamka ay dhinaca kale uga jeestaan marka ay timaado xadgudubyada…

Read More

Hargaysa: Waa Dhacdo La Yaab leh oo Ku Saabsan Gabadh Shaydaan Indhaha Ka Tuuray oo la Geeyay Goob lagu Dabiibayay Iyo Wixii ka dhacay DAAWO

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa gudaha magaalada Hargeysa ka dhacday dhacdo ugub ku ah guud ahaan caalamkan aynu ku noolahay korkiisa. Waxaana dhacday in mid ka mida hablaha degan caasimada Hargeysa uu shaydaan indhaha ka tuuray iyada oo meel xashiish ku soo qubeysa, waxaana la keenay inantan indhaha la goob ka mida goobaha dadka lagu dabiibo…

Read More

Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Barlamaanka EU oo Arrimo la Yaableh Suuqa Hargaysa Ku Arkay DAAWO

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Barlamaanka EU, kana soo jeeda dalka UK oo Booqosho ku tegey Suuqa Sarifka iyo Dahabka ee badhtamaha Caasimadda Hargaysa. Xildhibaanku Wuxuu la yaabay nabadgelyada ay ku naaloonayso Jamhuuriyadda Somaliland. Wuxuu si niyad ah u yidhi, dalkayga UK suurta gal maaha in lacag iyo dahab ay…

Read More

Barnaamijkii Qiimaynta, Isbedelada Laxaadka Leh ee Dhawrkii Cisho ee u Danbeeyay Ku Yimid Siyaasada Somaliland & Isweydiino Hor leh oo Ibo Furmay Heshiiskii Garabkii Kulmiye & X. Waddani DAAWO

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Siyaabo Kala Duwan loo Fasirayaa Xubnihii Garabka Isbedel doonka Dimuquraadiyadeed ee Ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Waxay Su’aalo ka furmeen Iskaashiga ka dhex dhalan kara Garabkan iyo Xisbiga Waddani iyo Sida Qaanuunka loo waafajiyo Xilka Hogaamiye ee Loo Cumaamaday Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Read More