Webmaster

“Maxamed Kaahin Waxaan Leeyahay Raadkaagii Dib U Raac “.. Afhayenkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Ka Jawaabay Hadlo Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Ku Xigeenka Kulmiye DHAGAYSO

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Afhayenkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku sugan dalka Faransiiska ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed.      

Read More

”“Taariikhda Siyaasiga ah ee Caalamka Weli kama ay dhicin Dhawr iyo Toban Wasiir oo Madaxweynahoodii Magacaabay Khaayinnimo Ku sameeyey oo la arkay” Maxamed Kaahin Axmed & Falaadh Ku Noqotay DAAWO

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, ahna ku-simaha guddoomiyaha Md. Maxamed Kaahin Axmed,  oo Shalay ka hadlayay Qaabilaada Taageerayaal ku soo Biiray ayaa Waxa  uu jawaab u diray xubnihii Isbahaysiga Kulmiye ee dhawaan ku biiray xisbiga WADDANI, waxaanu sheegay inaan daacadnimadii ay sheeganeyeen iyo khiyaanadii ay sameeyeen wax isqabanaya ahayn. Waxaanu yidhi, “Taariikhda…

Read More

Muqdisho: Xildhibaan Reer Hargeysa Ah Oo Cunsuriyad Ka Cawday & Guddida Doorashada Somalia Oo Faro-Madhan Ka Taagan Ciddii Matali Lahayd Somaliland

Muqdisho 14.October 2016 (SDN/QJ):- Xuseen Carab Ciise oo ah Siyaasi ka soo jeeda Somaliland, balse aaminsan Mabda’a Midnimada Soomaaliya, ayaa sheegay in Doorashada Xubnaha Somaliland uga qayb-galaya Baarlamaanka Dalkaasi lagu qabanayo Magaalada Muqdisho, halka Xildhibaannada kale ee Baarlamaanka ka qayb-galaya loo diray Maamullada ka dhisan deegaannad ay ka soo jeedaan. Xuseen Carab Ciise wuxuu sheegay…

Read More

Xildhibaan Xasan:“Bukhaariyoow intaad ku mashquulsantahay Wasiirka Daakhiliga wax ka qabo fidmada Beeshaadu wado”

Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida oo jawaab ka bixiyey Eeddeymo iyo Dhaliilo loo jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cumar Axmed (Xasan-dheere) oo kamid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa jawaab ka bixiyey eeddeymo iyo dhaliil loo jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ay Xildhibaano iyo siyaasiyiin kale oo…

Read More

Hadhimo Sharafeedii uu Guddoomiye Cirro u Wada Sameeyey Hoggaanka Xisbiga iyo Siyaasiyiintii Ku Soo Biiray Dhawaan DAAWO

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa hadhimo sharafeed aad u ballaadhan u sameeyey garabaddii Isbahaysiga dimuqraadi doonka KULMIYE, siyaasiyiintii uu horkacaayey Ismaaciill Hurre Buubaa ee Koonfurta Hargeysa iyo weli ba mas’uuliyiin kale oo aad u tira badan ku waasi oo dhammaantood maalmo ka hor ku soo biiray Xisbiga mucaaradka ah…

Read More

Xil ka Qaadis iyo Magacaabis Laga Filayo In Madaxweyne Siilaanyo Sameeyo,Mas’uuliyiinta Seeftu Dul Taalo & Talada Hogaanka Kulmiye

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu saddex bilood gudahood ka dib mar kale galka seefta ka saaro oo uu sameeyo xil ka qaadis, magacaabis iyo isku shaandhayn. Warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo, la filayo marka uu soo noqdo  inuu golihiisa xukuumadda ku dhex dhaco, waxaana…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Oo Su’aalo Adag Laga Weydiiyey Musuq Maasuqa Ragaadiyay Dalkaasi DAAWO

Nairobi 14.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalka Kenya Amina Maxamed oo wareysi siisay Barnaamijka Upfront ee Telefishinka Aljazeera ayaa su’aalo adag laga weydiiyey musuq maasuqa la degay dalka Kenya. Amina ayaa sheegtay in dowladooda ay wado isbedalo badan oo wax looga qabanayo musuq maasuqa ka jira wadanka Kenya, balse dhinaca kale qirashada ah…

Read More

“Wadnuhu Wuxuu Ku Shaqeeyaa Tuumbooyin, Kelyihiina Way Istaageen..” Warbixin Naxdin Leh

Ceerigaabo 14, Oktoobar, 2016 (SDN/QJ):- Kelyaha oo ah Xubnaha Bini’aadam kasta ka saara Qashinka Jidhkiisa ku jira Waxaa ay joojiyeen gabi ahaanba shaqadii ay Jidhka u qaban jireen, Kaadidda Qof bini’aadamka ah dibadda uga soo baxdaa isaga waxaa ay ku noqotaa Guddihiisa, Ma kaco oo cagihiisa waxba kuma doonto, Waa dhul jiif, mararka qaarna ma…

Read More

Madaxweyne Afrikaan Ah Oo La Waayay Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay, Shacabkiisa Iyo Dawladdiisuna Raadinayso Iyo Goobta Uu Joogay Markii Cid Ugu War Dambaysay!

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha waddanka Malawi Peter Mutharika ayaan wali la hayn meel uu ku sugan yahay oo rasmi ah oo laga war hayo kadib markii la waayay tan iyo 25-kii Bishii hore ee September oo uu u safray waddanka Maraykanka isaga oo ka qayb galayay Kulankii madaxweynayaasha adduunka ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa…

Read More

Hogaamiyaha Xisbullaahi Oo Sheegay In Bariga Dhexe Uu Ka Bilaabmay Isbeddel  Cusub

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha ururka Xisbullaahi Xasan Nasrullaah ayaa waxa uu sheegay in bariga dhexe uu  ka bilaabmay isbeddel cusub, kaasoo uu ku sheegay inuu yahay mid kor u sii qaadaya dhibaatooyinka ka taagan dalalka Yeman iyo Suuriya.   Sidoo kalena waxa uu Xasan Nasrullaahi uu ka digay inay gobolka ku soo food leeyihiin…

Read More

Sheeko Qosol Badan: Jaaliyeda Somalida Austria Oo Soo Bandhigey Barnaamij Wacyigalineed Oo Lagaga Hortagyo Dhibaatooyinka Soo Noqnoqda Ee Sida Badan Soo Wajaha Qoysaska Somaliyeed DAAWO

Austria 14.October 2016 (SDN/QJ):-Barnaamij Wacyigelineed oo ku Saabsan Dhibaatooyinka Lagaga Hortagayo Mushkiladaha soo Food Saara Qoysaska Soomaalida ee Ku nool Dalka Austria ayaa Halkaasi lagu qabtay https://www.youtube.com/watch?v=o5l-eunybEI&feature=share

Read More

Laydhkii La Damiyey Ciyaartii Venezuela – Brazil Iyo Kacdoonkii Taageerayaasha

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Laydhka oo bakhtiyey ayaa hakad galiyey ciyaartii isreeb-reebka koobka adduunka ku tirsanayd ee u dhaxaysay xulalka Venezuela iyo Brazil taas oo ka dhacday magaalada waddanka Venezuela ku taalla ee Merida habeenimadii Salaasada. Xulka qaranka Brazil ayaa ciyaarta ku hogaaminayay 2-0 markii khashaafadihii garroonku si kedis ah ay u dameen, garroonkuna uu…

Read More

Cunista Badan Ee Baradhada Oo La Ogaaday In Ay Sababto  Xanuunka Dhiig-Karka

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Daraasadd cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa waxa lagu cadeeyay in cunista badan ee Baradhadu ay keento Dhiig-karka, cudurka Dhiig-karka ayaa sanad walba ay u dhintaan Malaayiin ka mida dadka dunida ku nool.   Waxa kale o ay daraasaddani cadaysay in cunista baradhada in ka badan afar jeer…

Read More

Ethiopia: 6 Bilood oo Xaalad Deg Deg ah ,Taliye Sare oo ka tirsan Ciidanka Itoobiya oo Toogasho Lagu Dilay & Dhinbiisha Kacdoon oo Meel adag Maraysa

Addis Ababa 14.October 2016 (SDN/QJ):-Madaxii ciidanka Itoobiya ee dhowr magaalo oo ku yaal bariga dalka ayaa toogasho lagu dilay. Gaashanle Atsbexa Asgedom ayaa waxaa toogtay xubin ka mid ah ciidankiisa oo ka soo jeeda Qoomiyada Oromada. Warkan oo lagu faafiyey mareegta warka ee Ethiomedia ayaa lagu sheegay in uu sarkaalku ahaa TPLF taas oo loo…

Read More

Ciidanka dabdemiska Caasimada Hargeysa Oo Dirayska Dabka Lagaga Hortago La Soo Gaadhsiiyay+Duqa Caasimada oo Gudoonsiiyay

Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):-Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa oo dirayska dabka lagaga hortago la soo gaadhsiiyay qalabkaasi oo ah dirayska dabka laga gashado ee aanay waxba ka tarin marka hawlgalada lagu jiro. Munaasibad ballaadhan oo loo sameeyay ayaa waxaa ka soo qaybgalay Maamulka Ciidanka Dabdamiska,Maayorka Caasimada Hargeysa,Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo masuuliyiin kaleba. Ugu horayn…

Read More