Webmaster

C.raxmaan Cirro oo Jawaab Kulul Siiyey Muuse Biixi, Markii Kowaadna ka Hadlay Khilaafka Xisbiga UCID, Wada hadalka Isbahaysiga Kulmiye & Qodobo Kale oo Xasaasi ah DAAWO

“Haddii Ballamo laga baxo ay tahay Muuse Biixi illaa Halgankii illaa intii uu xilalka ka soo hayey Somaliland waxa uu ka baxay Boqollaal Ballamood…KULMIYE iyo Xukuumadda Farogelinta haka daayaan Xisbiga UCID…Madaxweynuhu Saami-qaybsiga go’aan kamuu soo saarin ee waxa uu soo saaray go’aan dib loogu dhigayo doorashada Golaha Wakiillada… Isbahaysiga KULMIYE Waa” Hargaysa 04, October 2016…

Read More

“Waxa Nagu Jira Baqo ah in Aanan Madaxnimo u Xulan Karayn Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Goballada Bariga Somaliland,”. Muuse Biixi DAAWO

Mahadhooyinka Siyaasaddeed iyo Aragtiyaha Madaxda Xisbiga KULMIYE Ay Ka Qabbaan Goballada Bariga Somaliland Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Murashaxiinta madaxweynenimo ee Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE iyo weli ba sida oo kale mas’uuliyiinta ugu sar-saraysa Xisbigaasi, ayaa aragtiyo togan ka qaba dadka iyo deegaanada bariga Somaliland, waxaana ay tilmaameen in dadka ku dhaqan deegaanada Bariga Somaliland…

Read More

Kacdoonada Itoobiya Iyo Dibad Baxayaal Gadoodsan oo Maanta Gubay Wershadii Sibidhka & Gaadiid Dawladeed

Addis Ababa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Maamulka gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dibad baxayaasha ay weerareen shirkad shamiitada sameysa. Warshaddaasi waxaa iska leh nin u dhashay dalka Nigeria oo ah ninka ugu taajirsan Afrika, Aliko Dangote. Waxaa goobta lagu gubay gawaari sida kuwa xamuulka qaada iyo mishiino. Waxay sidoo kale weerareen saldhig boolis,…

Read More

“Dawladda Iyo Baarlamaanka Waxaan Leeyahay Waar Magaaladdeenii Baa Lagu Fadhiyaa Magaca Somalia” Maxamed Xaashi DAAWO

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa xukuumadda, labada gole qaran iyo saddexda xisbi, iyo sidoo kale bulshada reer Somaliland ugu baaqay inay il gaara u yeeshaan, oo ay ka tashadaan, wax uu ku tilmaamay qawlaysato dalka burburinaysa, oo aayaha dalkani leeyahay meel xun ku ridaya, taas…

Read More

Cali Khaliif Oo Sii Socoshada Wada-hadallada Kooxdiisu Kula Jirto Somaliland Ku Xidhay In La Joojiyo Shirka Beelaha Sool & Buuhoodle Loogu Qabanayo Burco

Buuhoodle 04, October 2016 (SDN/QJ):-Kooxda Khaatumo, ayaa ku kala qaybsan Wada-hadallada ay Somaliland kula jiraan, waxaana Madaxweyne ku-xigeenka Kooxdaasi uu Cali Khaliif ku eedeeyay in Wada-hadallada Somaliland uu keli ku yahay.   Madaxweyne ku-xigeenka Kooxda Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali Haybe oo ka hadlayey Magaalada Buuhoodle Shalay, ayaa sheegay in Wada-hadallada Somaliland illaa hadda ay gaar…

Read More

“Muuse Wuxu Ku Dhintay Lixdii Goobood, Reer Salal na Isku Doorsan Maayaan Cabdiraxmaan Cirro oo ah Nin Horumar iyo Muuse Biixi oo ah Nin Qabyaaladdeed.”. Guddoomiyaha WADDANI ee Gobalka Salal DAAWO

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee gobalka Salal Md.Farxaan Maxamed Yuusuf, ayaa si adag Xukuumadda KULMIYE ugu dhalliilay in ay dayacday wax ka qabashada baahiyaha kala duwan ee gobalka Salal, isaga oo tilmaamay in Xukuumaddu ay ilowday wax ka qabashada adeegyada Caafimaadka, Waxbarashada iyo Waddooyinka ba, waxaana uu ku dhalliilay Xisbiga KULMIYE in…

Read More

Qorshe Dhaxal-Wareejinaya Keydka Haamaha Shidaalka Berbera Oo La Weriyey In Qasriga Madaxtooyadu Qaraar Ku Gaadhay Iyo Magaca Shirkad Imaaraati Ah Oo Loo Gacan-Gelinayo

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya xidhiidhada daaha la saaray ee u dhexeeya Madaxtooyada Somaliland iyo  dawladda Imaaraadka Carabta, kuwaas oo ku saabsan is-fahan ku dhinaca wareejinta haamaha keydka shidaalka Berbera oo labada dhinac isla gaadheen. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in madaxtooyadu go’aansatay inay haamaha keydka shidaalka Berbera ku…

Read More

Xildhibaan Qabile Oo Fashiliyay Qorshe Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xasan Sheekh Imaaraatku Ka Saxeexay Oo Laf-Jab Ku Ah Qaranka Somaliland

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa soo saaray War-murtiyeed qaylo dhaan ah, isagoo sheegay in Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud dawlaha Carabta la soo saxeexday heshiis uu ugu gacan-gelinaayo Garoonka Diyaaraddaha ee Berbera si ay saldhig Ciidan uga sameystaan, iyado ujeeda ka danbeysana uu ku micneeyey qorshe cunaqabateyn ah oo la saarayo…

Read More

Waa Maxay Sababta Keentay In Madaxweyne Axmed Siilaanyo in lagala Dhuunto Jaaliyada Somaliland ee London? Waa Warbixin Kashiftay arimo qarsoonaa DAAWO

London 04, October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ee Dharaarihii la soo dhaafay ku Sugnaa Magaaladda Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Ingiriiska ee London. Jaaliyadda Somaliland ee Ku Nool Magaalada London ayaa Hungo kala Kulmay soo dhawayn ay rabeen inay…

Read More

Xukunkii Maxkamadda Sare: Anigu Waan Ku Diirasaday Q.3aad iyo Cali Guray

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga UCID horta sharciga ma yaqaano kol ay Xeerka Xisbigiisa ku tahay ama waabu is kala wayn yahay. Oo wuxu u haystaa in isagu maadaama uu Madaxtooyada gal galo Kulmiyena ay gacansaar leeyihiin ama taageersan yahay aan sharcigu agtiisa waxba ka ahayn ee siduu doono yeeli karo. Aniguna siduu-doonaba-yeele aan…

Read More

“Waa Inaan Telefishanka Qaranka Laga Samaynin Xayeysiis Waxbarashada ku saabsan, Waayo waa Dhalanteed Dumarka iyo Carruurta lagu Qaldayo” Wasiirka Waxbarashada Somaliland

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta saree e Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane, ayaa walaac ka muujiyey muunad-baxa ku dhacay waxbarashadii Somaliland iyo sida ay tayadeedii u siinad baxday.   Wasiir Cabdilaahi Dheere oo ka hadlayey madal lagu furayey jaamacad cusub oo kusoo biirtay jaamacadaha dalka ka jira, ayaa sheegay in qiimihii…

Read More

Burco: Dhalinyarro Boqol Ka Badan Oo Laamaha Ammaanku Xabsiga U Taxaabeen

Burco 04, October 2016 (SDN/QJ):-Dhalinyaro ka badan boqol  ayaa laamaha amniga ee magaalada Burco Xabsiga u taxaabeen kadib markii lagu eedeeyay inay dadka ku dhacaan xaafada iyo suuqyada Magaalada Burco wakhtiyada Habeenkii.   Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa sheegay in dhalinyartaasi ay ku hubeysan yihiin noocyada kala duwan ee Hubka Lagu qaato gacanta…

Read More

Shacab Dibad-Bax Ka Muujiyey Wadaad Daaci Ahaa Oo Laascaanood Lagu Qabtay, Hargeysana Loo Soo Dhaadhiciyey

Laascaanood 04, October 2016 (SDN/QJ):-Xuseen Maxamed Maxamuud oo bare dhinaca diinta iyo culuumta maaddiga ah ka ahaa dugsiyo ku yaalla tuulada Goljanno ee gobolka Buuhoodle, isla-markaana gacanta ku hayey masaajidka magaaladaas ku yaalla, ayey ciidamada ammaanku dhawaan kasoo qabteen magaalada Laascaanood, waxana ay usoo dhaadhiciyeen magaalada Hargeysa oo uu haatan ku xidhan yahay. Macallin Xuseen…

Read More

Muwaadinkii u Horeeyay ee Somaliland ka Samaya Wershad Soo Saarta Tamaashiirta Iskuulada Wax loogu dhigo

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):- Cali Xasan Faarax Waa Mid ka Mid ah Shakhsiyaadka Somaliland ee aqoonta durugsan u leh qaababka ay u shaqeeyaan Bangiyada Isagoo Mudo aad u Dheer oo ku Siman tan Iyo Xiligii Ingiriiska ka soo Shaqaynayay Hawlaha Bangiyada Sidoo kale Wuxuu Cali Xasan Faarax aasaasay Wershad Samaysa Tamaashiirta. Cali Xasan Faarax…

Read More

Taliska Nabad Sugidda Somaliya Oo Shaqadii Ka Ceydhiyay 1500 Askar Iyo Saraakiil Isugu Jira & Asbaabaha Keenay

Muqdisho 04, October 2016 (SDN/QJ):-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Cabdulahi Gaafow ayaa la sheegay in shaqadii ka joojiyay ilaa iyo 1,500 oo ruux isagu jirta askar iyo saraakiil ka tirsanaa ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya. Saraakiisha Shaqada laga ceyriyey ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Hay’adda Nabad Sugida ee Gobolka Banaadir C/xakiin farey iyo Saraakiil…

Read More

Fannaanada Codka Macaan Ee Aamina Faarax Wabar (Aamina-Gacanla) Oo Wareysi Dhinacyo Baddan Taabanaya La La Yeeshay DHAGAYSO

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Fanaanada Codka Macaan Aamina Faarax Wabar (Aamina-Gacanla) ayaa waxa la la yeeshay Wareysi aad u xiisa baddan, oo ay kaga hadlayso xiligii ay Fanka ku soo biirtay, heesaha qaraanimada ee ay qaado noocyadooda kala duwan iyo arrimo kale. Fanaanadan Aamin-Gacanla oo ku sugan Caasimada Somaliland ee Hargeysa, HALKAN HOOSE KA DAAWO

Read More

“Sax Ma Aha In Mar Kale SNM Magaceeda Laga Dhigto Maqaarsaar Lagu Galo Ololeyaal Doorasho.”.Agaasimaha Guud ee Star Tv Maxamed Baashe X.Xasan

Hargaysa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Agaasimaha Talefeeshanka Star Tv ee laga lee yahay Somaliland Md.Maxamed Baashe X.Xasan, ayaa si cad u weeraray dadka dugsada magaca  ururkii dhaqdhaqaaqa xornimo doonimada umadda Soomaaliyeed ee SNM, waxaana uu ka digey in laga dhigto magac maqaarsaar ah oo lagu galo ololeyaal Doorasho isaga oo tilmaamay in umaddani ay si qaran…

Read More

Dawlada Itoobiya oo Sadex Cisho oo Baroordiiq Qaran ah ku Maamuustay Dadkii Ku Naf waayay Goob lagu Cibaadaysto oo ku Taala Gobolka Oromiya

Addis Ababa 04, October 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday seddax maalmood oo baroor-diiq qaran ah ka dib markii 52 qof ay ku dhinteen Is Jiidh ka dhacay goob lagu cibaadeysanayay oo ku taalla gobolka Oromiya, Axaddii Doraad. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa eedda, dadkii ku dhintay Is Jiidhkaasi ka dhacday gobolka Oromiya, dusha…

Read More